Mux((Sidee ku noqon karta Daciyaad,Hooyo iyo xaas salixad )) li ustaad Ibnu Yasir

1
Saturday December 21, 2013 - 05:41:54 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4283
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Mux((Sidee ku noqon karta Daciyaad,Hooyo iyo xaas salixad )) li ustaad Ibnu Yasir

    Qoraal iyo dhageysi Mux Qayim Ah ((Sidee ku noqon karta Daciyaad,Hooyo iyo xaas salixad )) li ustaad Ibnu Yasir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal iyo dhageysi Mux Qayim Ah ((Sidee ku noqon karta Daciyaad,Hooyo iyo xaas salixad )) li ustaad Ibnu Yasir
side ku noqon kartaa daciyad isla markaaa ku noqon karnaaaa salixiyad ...

1.gabdha wanagsan daaciyadah oo runta ah waa gabdha gurigeyda ku dabaqda gurigeyda shareecada islmaamka
2.gabdha daciyada dhabta ah waa gabdha ku berta qalbiga zeygeyda muhiimada ey ledahay in dacwa illah looo baxo


3-gabdha daaciyadah waa mida ninkeyda ugu yerta qeyrka waaa mida tirahda markuu shaqado ka soo socdo mida tiraahdo masjidka ino so mar qeyr ino saxadir ee noqoto gabdhihii wanagsanaaa ee tabiciyada waxeyna sameyn jiren in albaabada so istagaaan subaxdii markii ey baxayaan ninmankooda markey shaqada usocdaaa waxey dhihi jireyn kow ninkeygiyoow allah subxanahu watacala in uu ku soo siiyo risqi xalal ah isku day oo waqti badan gali in ad noo keynto rashin xalal ah lkn hadad weyso rashin xalal ah wan awoodnaa in an usamirno gaajada aduunka lkn cadabka aqiro uma samri karno allahu akabr wadna noqon kartaaaaa gabdhahaaas cml lkn wa in an anaga iska raadina wanaga

waxa dhici kartaaa in uu kudhha wad iga mashqqushay danka dacwada ubadantahay
wadadka ha ku so bodin waqti siii oo ha dhihin erayo ka mid yahiin dcwada ani ianfaceysaaa iyo wixi lamid ah
lkn miyeysan jirin jid ka ahheyn jidkaan ood hada tiraneyso oo ka wangsan oo ka qurux badan oo ninkaaga ad ku soo kasban kartid oo ad ku soo dhaweysan kartid isla markaana adina faaidiid gormee faideysaneysaa waxad faaideysan dacwadii bad ka shaqeysay ajir heshay surah alkahf malin walba wan aqrina wa inan fahanaaa وَكَانَ أَبُوهُمَا صَالِحًا فَ halkaan lakama wado abo bes ee waxa laga wadaa aabo iyo hooyo

allah subxanahu watacalaa nabi muse bu meyl kaso waday markas bu ukeynay nin ninkey qadar wa isa soo raceyn kadibna celeyhima slaam kadib kanz oo walidoontoda uxifdiyen bey ayagana uso xifdeyen
tusaale waxa jira wax la yiraahdo addman waxay galaayaan damaaano oo bilkasta lacag bey bixiyaan hadii la cala ad geriyodan ilmahooda uhelaan bil jogta ah intaas lacagyaal ah marka bil walba waxey bixiyaaan boqol dlr sababta ey ubixyaana waxey rabaan in hadii ey geeri yoodaaaan ilmahooda eyna meyl cidla ah ku so dhicin anagana waxan leynahay dhamaaan .dhamanadeyna waa hal mid adiga noqo qof fican gabar salixiyah noqo ninka na ha nooqdo nin wanagsan ilmihiin allah subxanahu watacala meyl cidla kama tagaayo oo siduu allah uxifdiyayy ilmahaas buu adina ciyalkaaga u xifdin marka wanaga allah agtiisa baaa manzilo ka heleynaaa
sido kalena kuwa an dhalnay na ama kuwa dhabarkeyna ka soo bixi doonta fursad bey utahay in an anaga nooqo dad wangsan
gabdha hadii ey ka darentay in uu ku ad adag yahay in uu ku adagyahay diinta ha isku dayda waqti badan haku bixiso waxa dhacda mar mar qofka in uu ku yiraahdo waqti ima siineysid iimana so jeydid mar ad cuna karineysid mar ciyal ku mashqulsantahay marna daciyad e ku mashqulsantahay marna kitabkii bey ku mashqulsantahay marka odaygii meyl cidlo ku so dhacyaa marka waa in ey isku daydaa gabdha inta hadaladaas la dhihin ey so labataaaa waa in ey qadataa ayadan (waxan idin ka dhignay umad dhexdhaxaad )dacwada ku mashqul ciyalkaaga na ku mashquul asigana ku mashquul ileyn xaq kugu leyahay xaqiisa fuli
dhibaatada naheysato waxaa waye waxa dhacayaa mar mar tusale hadii dhinac ad sarto kilo iyo bar hilib dhinacna kiilo hilib ma iskeynaa misanka xoog hadii ad saarto dinta oo gurigaaga ad dhacaydo isma keyneyso lkn waxey iskeyneysaa hadii ad misanka isla sarto kilo iyo kiilo misanka ma dhacaayaa wa maya
gabdha awalan wa in ey noqotaa hooyo xasna wa ey tahay hoyo ilmo dhashayna wa ey tahay hadana wa in ey baari unoqotaa walidinteyda masuuliyadii allah saray o ah in ey dintaan faafiso oo rag iyo dumarba meyl bey usaranathay marka sidey bey isku waafajin kartaa .wa in ey waqti badan ku bixisaa eysan yareysan waxeyna isku waaa fajin kartaa gabadha wa in ey lahataaa tanduumul waqti hanoqon qof iska socda markastoo ad wax waqti siisana waxa abdanaya wax qabadkaaga gurigaaga waqti siiso .subaxii wad so kacday salad subax tukatay ilmihaa bad iskuulkii ka caawisay waxa lagaray galabtii ilmihii bad cuno yar ukarisay marka ilmihii baa waqti galisay waxa laga yabaa in uu so socda wadadkii oo shaqada ka so baxo waxa la rabaa gabdha in ey noqoto gbr wangsan oo bariyad ah waxana la raba gabdha markuu so socdaa odayga in ey kariso cuno wangsan oo ayadana nafsadeyda ilaawin waxad donta dhal wa in ad is ilaawin adi oo dharkii ad ku karisay cunada yusan kugu imaanin wadadka oo dharkii mesha buuxo malintii aroska la adaayo dharkii ugu qalisa la gashanaayaaaa lkn markii wadadka guriga uso socdo oo lagashado dharkii cunada lagu kariyay waa ceeb waa tusalo ahaaan diinta waa nadhaafah allahna wuxu jecelayahy qurux indhahana waxa markasta uqorxan una wangsan wax qurxoon alalhu akabr .gabdha waa in ey isku qurxiso ninkeyda oo so dhaweyso kadib marki la so dhaweeyo oo cunadii la isla cunay rerkii isla cunteyaa waligooda wa isla joogaan iyo dadkii isla dukada markasta wa isla joogaan .tijaabi hal saxan kucana familaga ciyalkana hal saxan isku la rid cunada adiga iyo zojgaaga hal saxan wad isjeclaneysaan ilmaahas gabdha iyo zowjkeydana wa is jeclanaayaan maxa yeelay waxey isla cunayaaan hanbadooda subxanallah wana sunada nabiga scw sas bey aheyd ma ahan waqtiga an jogna hada oo qof walba saxan loo tuarayo cunada guro walalayaal sas ma aheyn nabiga scw markuu gacanta ka qabtay cunugii yaraa oo ku dhahay wiilol bisinka ku bilaw kuna cun gacanatada midig gormee aheyd ma saxan guuni kucunaaye may maba daremi laheyn haduu ku canaaye sax gooni ah hal saxan bey kuwada cunayeyn marka uhiimada an usocda waxa waaye gabdha iyo zojkeyda in isla cunaan tijabiya waxay kamid atahy wax yaabaha jaceylka keyna maxayelay jaceylka ma imaado hal malin oo kaliya jaceylka waaxa waye in la isjeclaado la isla joogo waxyaabo badan keyno jaceylak sida la isku so dhaweynayo qofka in u yahay qof muhiim ah xitaa haduu uu guriga ka baxay oo so labtay wa in ad niyada udhistaaa madaxa usalaxdaa oo ad dhaho erayo farxad galiya oo niyada udhisa ha dhihin erayo ey kamid yihin wna ku ogahay fadhi ku dirir ka imaaty waa run wa uu ka imaaday lkn hadi adan adi ka goynin yaa ka gooynayo wad in ad qalbiga udhistaaa ootirahdaaa xaji mesha ad ka imaatay walaga fiicanyaahy waqtigaga haku bixin meshas allah subxanahu watacala wuxu jecel yahay qofka ku bixiya waqtigiisa dinta sidan niyada lo dhisaa
madaxa loo salaxa maxay yelay qofkasta malin bu is badalay qofka xun malin un bu ficnan donaa qofwalboo wangsan malin un buu ficnaday qof ku dhashayna majiro.qofka cilmigana bartyna .allah subxanhu wataclaa baa inga soo saray caloolaha hooy yooyinkeyna waxna man garaneynin .qofka wax walba wad noqon kartaaa lkn waxey ubahantahay jaanis qalbi dhis waqti badan labixiyo ubahantahay wadajirka bey ubahantahay maxa yeelay allah subxanahu watacala waxey la jirtaa gacantiisa jameecada

gabdhana waxa waaye hafka mujtamaca gabdha hadii ey wangsanaato familiga dadko idil wa ey wanagsananayaan lkn hadii hoyada qalocato waxay soo sareysaa jil uu ku jiro wax yar qalooc anaga dhamaan waan qalad badanahay lkn an noqono kuwa dag dag badan soo uso labta allah subxanahu watacala qeyrka ku soo labtaaan
waxana noolaga bahanyahay waxan eynu so dhegnay in an shaqo galino .gabadha daciayda ah isla markaana ah hooyo islma markaaa rabta in ey dayicin hoosha gurigeyda oo arintaana isku wado waxa marwalba muhiim ah in ey isku xerto allah subxanahu watacala dhibaatada usheeg allah subxanahu watacalaaa allah ku ooy ilmahagana allah ubari
nabi ibraaahim meqa amr bey ku so noqnoqotay quranka karimka allahayow waxad iga yeeshaaa mid ooga salada iyo ciyalkeyga laillaha illahu .waxeyna ubahantahay in waqti badan galino ciyalkan an dhaleynane wlh wu naweydin doona allah subxanhu watacaaa malinta qiyaamo .gabdha waa raaciyad waxeyna masul ka tahay wixi la raaciyaya wana nala weydin doona allah subxanahu watacalaa wuxu ku amansaday .alalh subxanu wataclaa ilmaha waa Nagu aman saday manta hadi an waqti galin ona wanoogoodi an ka shaqeynin dhibaato badan baa ku dhici doono .majoogo dhulul bulshadii naga cawiso qeyrka
waxa la dhhay bulshadii baa cawin jiray dadka nus nusna cunuguu guriga ka tarbiyeyn jiray
lkn hada meylaaha an ku nolnaahy waa meylo cunigii marku bananko ubaxo waxauu lakulmayaa dad wanag usheegin oo xumantadii usii bun buniya marka waaa anaga in an dhaxda xeranaa abaysha wa in ey dhaxda xertaan hooyoyinka wa in ey dhaxda xertaaaan
anaga dhaxda uxeranan maxayeelay mesha wan jognaa,allah subxanahu watacalaa waxan ka barayaa in uu mesha naga wado meyl ka qeyr badan nageeyo marka hada wan imaanay wana joogna allahna wu noqaday in an tagi doono malin mesha wana katagi karnaaa lkn
inta ad ka tageysid ha is dhayacin oo ha is oran ilmaahan waxan geyn doona dhulkii somaliya quraan bu so baran lkn hada wax bari maayo oobanaki ban ka celinaayaa ilmihii oo gurigaaaa ku haynayaaa
walidiin badan waxey sameyyaan si ilmihii guriga ugu hayaan gem iyo wixi cusub oo sobaxo ku mashquuliyaaan markaas baa waxa ka so baxay meshas ilmo jidka marka ey socdan iska la dayaan feyrka tuusayaan ayagoo iska dhigaayo atoore atoore la xowla wala qubata illah billah marka waxad arkeysa cunugii in ey maskaxdiisu ku jirto wuxuu manta oo idil firsanaaye
waa tusaalo wana wax la somaray ilmaheyna wa wax eyhada ku jiraaan marka xal seyn ugu bixi karnaa wa in an xal la imaana wa in an ogaan karno dhibaatada ey ledhaya filimantan tvyadan waxas oo idil
waxad arkeysaaa cunug yar oo 2sano jir ah isticmaalayo pc tv manta oo idil in dhaha ku haayo cunuga mrkuu ku bato macluumadka wuu isku jahwareeraa sidaas oowgeyda waxad arkeysaa cunuga amrkuu marayo jidadka dhush dhush ama gortaad la hadleysid in uu ma qan yahay waxana kenayo cunugan wa cunug yar maskax yar ah bu leyahay waxana manta oo dhan socdsna maqaban karo galada ayaa wxey dhaheyn cunuga markuu so dhasha ama sanad gaaro waxa ucadaanayo in uu noloshaan ku noolaneynin oo lagu wareynin anagana waxa sameyneynaaaa hortooda dadka lagu ceynaaayaa hadalo xun xun lagu dhahaaa beyn lagu shegayaa marka cunugi barina waxas buu la qabsan hadad ku qabsatana maxad beynta u ku dhahayo hooyo so adi xalay sas ku dheh abo cml waa tusalo ilmahana waa adiga sidad ubarbaarisay bey noqonayaan
.ilmaha qalbigooda wa sidee dhooqada oo kale waxey ubahantahay in ad lo kolkooliyo ilmaha waa side miyaarada oo kale oo manta dhan ilaalisaaa-

..Allah subxanahu watacalaa waxan ka baryaaa gabdha aqrisan doona in dhamntiina idin ka yeeelo hooyooyin guuleystay hooyooyin so saray jil wangsn farxad waxa ino ah in an helno hooyooyin soo saara jiil wanagsan oona noqdaan jilkooda jil looduceeyay
Allah subxanahu watacala waxan ka baryaa inta eysani n caruur in uu siiyo kuwa heystan uu darensiiyo masuuliyada iyo wanaaga iyo raxmada ley yihiin owlaaad allah subxanuhu watacala magacyadiisa wangsan iyo sifooyinkisa sarsareeyo gabdho daciyiin ah

Allah subxanahu watacala waxan ka baryeena in acmesheyna ka dhigo mid ikhlaaaaas
Allah subxanhu watcala waxan ka baryaa in uu qeyrka waa fajiyo gabdha musliminta ah qeyrka lama sameyn akro ilaa allah ku waafajiyo ma ahan

.waxana ku so gabagabeynaaa hal kal mad

.daaci noqo Allah wuu u dhoorayaa gurigaaga wu dhowrayaa ilmahaagana wuu dowrayaaa wad badbaaadeysaa in sha allah eynu noqono uligeyn daaciyiin Allah hanaga yeeelo. ducatan illah

wabillah towfiiq asc wr wbrkth

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip