أحكام الميم الساكنة

0
Tuesday December 10, 2013 - 04:44:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2911
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 4 0
  • Share via Social Media

    أحكام الميم الساكنة

    wax wayn mahan sedexdaas qaybood sii orod soo orod ku dulmar hadaad fahmi waysana iskeen garoomada qaaskaa ee fiican ugu aalamiitayn karto macnaa aad mic qabsan karto oo aad ku hagar bixi kartid kuna ciil bixi kartid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wax wayn mahan sedexdaas qaybood sii orod soo orod ku dulmar hadaad fahmi waysana iskeen garoomada qaaskaa ee fiican ugu aalamiitayn karto macnaa aad mic qabsan karto oo aad ku hagar bixi kartid kuna ciil bixi kartid ل

<<< miimta reeban 3 xukun ay lee dahay
miimta reeban waa xaraf ka mid ah xarfaha ka soo baxa bishmaha

1, xukunka koowaad waxaa ladhahaa ikhfaa shafawi, (ikhfaaga bishamaha). Marka miim reebani ay ka hor marto xarafka B, miimkii waxaa lagu qunaynayaa ba'da agteeda, 50% waa qarin, 50% waa quno

2, xukunka labaad waa idqaamu shafawi, miim reeban hadii ay ka daba dhacdo miim xarakaysan waa la isku qunaynayaa, waxay isku noqonayaan hal miim oo quno leh, (qunaysan)

waa hal xaraf oo ah miim

3, xukunka sadexaad, waa idhaar shafawi, hadii miim reeban ay ka dabadhacaan xarfaha carabiga oo dhan marka laga reebo B iyo M waa la idhaarinayaa, waa muujinaya ama lacadeynayaa
waana 26 xaraf waxaa ladhahaa idhaar shafawi waana la idhaarinayaa— BINTU MUXAMMED114,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip