Hambalyo Aroos>>

72
Wednesday December 04, 2013 - 22:11:52 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 19228
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 4
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Aroos>>

    @Maxamuud & @Fatima-Islaxiya Hambalyo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

@Maxamuud & @Fatima-Islaxiya Hambalyo,

Hambalyo, Hambalyo, Mubaarak Alfa Mubaarak,

Dhamaan Culumada, Ustaadyada, Ducaada, Maamulka, Ardeyda iyo martida Markazka Altaqwaa ee Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network, Waxey Tahniyad iyo Hambalyo halkan uga dirayaan Arooska @Maxamuud &@Fatuma-Islaxiya, oo Malinkii Axadey meherkoodu dhacey, Arooskan Aya ka mid ah Aroosyada ugu qiimaha badan oo soo mara Qolka, Qeysa cusub waxey ugu duceynayaan ducadi RASUULKA csw

  (بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)

Adinkane dhamaantiin usoo duceeya hadi aad ka maqneyd Arooska Hoos ku soo qor tahniyadaada.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip