Miraha dacwada

0
Monday December 02, 2013 - 18:22:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3280
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Miraha dacwada

    Qoraalkaan ama Maqalkaan dacwiga waxa uu ka yimid halkaas iyo fcbk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraalkaan ama Maqalkaan dacwiga waxa uu ka yimid halkaas iyo fcbk
Asalamu Calekum wr wbrkt


qoralku wuu dher yahay lakin gadaal aya waxa ku xusan qisada macaan ee ah miraha dacwada niyada wangsan iyo mutabacada laga helo .

Dabcan mantay markaan qadka netka soo galay ayaan la kulmay caway waxaa lo baxaya safar dacwo waxaa ku qoran kalmado aad u yar laakin qimo weyn leh dacwa ilaah macnaha shaqadaan alle ayaa leh

ogoow qofwalba shaquu hayaa qof dantisa qaska bu kabadin wayay qofna caruurtisa qofna shikrada uu u shaqeeyo qofna iskooladisa iyo taclintiisa kale

qofi siyaasada ayuu koox u ololeen qofna shukaansigiisuu ku mashquulay iyo goorma xagee qofkee iwm qofna banaankuu ka daawanaya oo sacabkaa u hayaa

laakin qofka u taagan gaarsiinta diinta alle dadka muslimiintaa qoraal agaan iyo cod ahaanba

maxa dadka la garsiinayaa waa laba shey bes no mid sedexaad

قال الله تعالى
hadalka Alle Oo loo la jeedo Alle Kaligiis No cid kale wax loga raba jano iyo jacylkisa. halkaas waxa ku sugnaaday *******IKhlaaskii*****

قال رسول الله
iyo Rasulku Wuxuu Yiri Oo oo loo la jeedo Rasuulkeena Muxamed wuxu yiri oo ah aan ku dayano aan raacno wuxuu na faraxay wuxuu naga rebayna ka harno halkasna waxa ku xasilay **Mutaabaca** camal aan labadaas qodob lahayna mel magaro

wixii labadaas laga helo waxay noqdaan joogto daaim ah aan laga caajisin laga sexan laga harin laguna helo raali ahaanshaha alle abaalmarintiisa janooyinkisa sare

كنتم خير أمة أخرجت للناس
dadkad ugu khayr badan tihiin ugu fiican tihiin ugu wangsan tihiin sabab iswaydii oo ka jawab maxaan dadka ugu khyrbadanahay

hadal lagu hadlo oo la yiraahdo waxaa ugu qiimo badan midka alle iyo diintiisa dadka loogu yeero oo ah dacwada alle

laakiin bishardi hadalkaas waa in uu wato camal saalix ah camalka saalixa waxa la dhahaa shaqada iyo camalka la sameeyo marka laga helo

Ikhlaas
Mutaabaca

waan ku farxay markii indhaheygu ku dhaceen qofwalbana waa wuxu ku farxo

Razaan114: Soo Dhawoow «*¤*» ¤miss somalia2011«*Waxaaa Inooo Jiro Cawa » ¤~ Dacwa Illlaa Allaaah «۩Iyo Ducaaad Altaqwaaa*¤* Waa Shaqadii Anbiyada Waligaa Maushaqeysay Diinta.» Ku Soo Biir Wallalaha ¤ Muhajiriin&Ansaaar* Noqo Daaci*

oo maxaan ugu farxiwayney hadii alle boqlaal walaheen ah ku soo hanuunshay

caway meesha aan isleyahay wa latagaya maxa ka dhacay

mudo 4 sano ka hor meshaas wixii ka dhacay

waa 26 sano jir dagan norwey.

wuxuu ii soo diray qoraal qaas ah uu ku caayayo alle iyo rasulkiisa wadnaha ayaa i booday ilmana wa i soo dhaftay sababta weynida cayda kadib ayaan ku iri

alle ayaan ku so baryayaa cawayto in u calaamo kaa soo saro madama ad u bareertay wax gaalnimaa

markaas ayuu iigu jawaabay waxaan ahay gaaal mana rumaysni allaha iyo nabigaad shegayso waxaana u arkaa khiyaali alle kale ayan leyahay

markaas ayaan ugu jawaabay aniga iyo dadka ila socdaba oo ducaada alle weyne ayan waydiisan doonaa in uu kaa abaalmarsho waxaad ku hadashay.

laakin wuu naxay oo baqay markaas ayuu yiri maya yaan lay habaarin laakin hadii diinta islaamka ay xaqtahay waxaad wadaana ay xaq tahay alle ii bari in uu i soo hanuunsho islaamkana i jecleysiiyo

hadalkisii ayaan kor ugu dhawaaqay ay u maqlaan ducaada ehlu khyrka iyo culumada ila socotaba gacmahaan kor u taagay aloow diintaada waa xaq waana aminsanahay darta ban u wadnaa ee alow qalbigiisa jeclaysii

aloow hadii dacwadaan aan wadno ay xaqtahay oo aad raali ka tahay caway noo aqbal

subxanalaah alle maqal dhawaa walahi bilaai iyo tolahi in aysan ka soo wareegin daqiiqado wuxuu ii soo diray waan ilmaynayaa naxars ayan dareemayaa sidee islaamka u soo galaa maxaan sameeyaa xage ka bilaaba markaas ayaan farxad is hayn wayay oo ilmo i soo dhaftay filanwaa

marlabaad ayuu yiri waxaan rabaa in aan ashato adigana aad markhaati iga noqoto si qaas ah man kugu soo diraa amdadka dhan markaas ayaan iri so dhex dhig si dhamaanteen qiyaame marag kuugu noqono

sabuuradi ayuu ku soo Qoray Ashhadu Alaa ilaaha ilalaaah wa ana muxamed rasuululaah.

farxah farxah farxah

wilkaas meyay hada wuxuu ii shegay sanad kadib in uu quraanka xifdyay hadana uu radinayo gabar xifdisan quraanka oo habaynki salaada u soo kicisa ee shekhow igu soo duceey gabadhaas

wuxuu ii shegay in uu yahay abuukate ama turjumaan luqadaha makala aqaan midkood wuxuu ii shegay in yurub uu tagay asagoo jira 9 sano wadamada carabtana uu ku dhashay

hadaba hooyooyinka iyo aabayasha caruurahooda geeyay ayagoo yar yaroow u naxa caruurtiina oo ka digtoonaada fitanka qurbaha iyo galada allaha haydinka bad badsho

Fiiro gaara

qofkii dhaha hawshaas ban qabanayaa macquul mahan in uu nabad galo ee waa in uu maraa imtxaan ee qofkii rabow u diyaar garoow imtxaankas

oo sideebaan laguu imtxaamaaney nabigeena csw ayaa lamarsiiyay waana suno alle in la maro

tusaale qolkii noocaas ah ee aan wilkaas iyo rag kale alle diinta islamka ku fahansiiyay boqlaal kalana salada xijabka fahansiiyay hesahi iyo caydiina iskaga dhaafay waxaa tagay

sedex nin oo ay u arkayeen culumo qarkod la dhoho sheekh fulaan iyo sh fulaan iyo daaci hebel
waxay ku yiraahdeen reer taqwa lacag ayeey aruursheen waxayna hub ugu gadeen maamulka khaatumoland si maamulka somaliland loo dunsho nimanki xanaqq

habankii danbe ayeey dhaheen markaan u tagnay hebel iyo hebl ayaa sas nayiri in aad hub u gadeen maamulkaas

waxaan ku iri maamulka somalilnad maxaad uga dhigaysaan wax cidwalbo ridi karto soo dawlad mahan qodobka kale anagu ma dawlad baanahay markaan hubka kadayno cala kulixal heshinay markii ay ragii carareen

raga saas samaynaya wa ducaat qaarkood ilaa ay joojiyeen mashruuc aan rabay in aan samayno tv oo ay fureen dacaayadu ilaa ay mic altaqwa qabsadeen ayagoo dacaayadaas wada

laakin alxmd dacwada alle wa socotaa meshii iyo ka fiicana waa maraysaa allena cimi iyo wanag bu ka siyay ehelkeeda

hadaba ogoow waxaa lagaaga fadhiyo waa in aad ku guulaysato imtxaankaas alle ku soo marsiinayo iyo dhibka cayda shidada ihaanada ku soo garaysa

is waydii nabi muxaed aya la yiri saaxir kaahin faalalow jaahil beenaale iyo waxkasii daran

u dulqaado in lagu dho intaas iyo kabdan samirkeedana yeelo alow nagu sug diintada samirna nagu irsaaq aamin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip