Cilmu Tajwiidka
Waa maxay Tajwiid? Cilmiga tajwiidka waa aqoonta lagu garto sida
loogu dhawaaqo erayada Qur’aanka. Xarfaha oo si quruxsan loo aqriyaa ayaa waxay
ahayd qaabkii uu u aqrin jirey Rasuulka csw oo uu inagu soo gaarsiiyey.
2. Tajwiid maxay u yaqaanan culumada tajwiidka? In xarafkasta xaqiisa la siiyo sidii muslimiinta ay quraanka ugala kulmeen nebiga csw.
3. Waa maxay miraha cilmiga tajwiidka? Ka ilaalin carabka khaladka
4. Waa maxay faaiidadiisa? Ku guulaysashada raali ahanshaha alle
5. Waa maxay idhaar? Cadayn, waa in la akhriyo xarafka reeban iyadoo lagu hakanayn. Xarafyadiisa: Hamzada, ha’da, ceynka, xa’da, geynka iyo kha’da,
6. Waa meeqa xarfaha idhaarka? 6 xaraf
7. Sidee loogu dhawaaqi? Waxaa la muujinayaa nuunka reeban ama tanweenta ka hor lixda xaraf.
8. Waa maxay idqaam? Is dhex gelin
9. Waa meeqa xaraf? 6 xaraf
10. Idqaam culimada tajweedka maxay u yaqanan? Inay kulman xaraf reeban iyo xaraf xarakaysan oo markaas noqdan xaraf shedan
11. Idqaamka meeqa u kala baxaa? 2 qaybood (idqaam biqunah iyo Idqaam bi qeyri qunah)
12. Waa maxay iqlaab? Rogid,
13. Waa meeqa xaraf iqlaab? 1 xaraf (ba’)
14. Luuqada carabiga maxa lagu dhaha iqlaab? Rogid, bedelid
15. Sidee loogu dhawaaqa? Markee noqoto nuunta reeban ama tanweenta ka dib xarafka ba’ waxaa loo akhrinayaa nuunta "miim”
16. Waa maxay ikhfaa? Waa Qarin
17. Waa meeqa xaraf ikhfaa? 15 xaraf
18. Qaabkee loo akhriya ikhfaa? Waxaa xarafka oo loogu dhawaaqo si u dhaxaysa idhaarka iyo idqaamka wuxuuna ka maran yahay adkayn la adkeeyo xarafka ayadoo loo daynayo Qunaha.
ما هو الإخفاء؟
Ikhfaagu Muxuu Yahay
ج:لغة هو الستر
Jawaab- Qarin
اصطلاحاً هو النطق بالحرف بحالة وسط بين الإظهار والإدغام عار عن التشديد مع بقاء الغنة في هذا
الحرف
Isdilaaxa- Waxaa xarafka oo loogu dhawaaqo si u dhaxaysa idhaarka iyo idqaamka wuxuuna ka maran yahay adkayn la adkeeyo xarafka ayadoo loo daynayo Qunaha.
: كم حروف الإخفاء؟
Waa meeqa xaraf Ikhfaagu
ج: حروفه خمسة عشر مجموعة في اوائل البيت(صف ذاثنا كم جاد شخص قد سما دم طيباً زد في تقى ضع ظالما:
Waa 15 xaraf waxaa laga jaraya28 xaraf 6 idhaar ah iyo lix idqaam ah iyo hal iqlaab ah waxa soo haray 15 waxa lagu magacabaa ikhfaa
15 xaraf hadii hortooda ay dhacdo nuun reeban iyo tanwiin waa la ikhfeeynaya sida isdilaaxa kore ku cad.
Tusaalahana qabso iyo xarfaha ikhfaagaba
التنوين |
في كلمة واحدة |
النون السكنة في كلمتين |
الحرف |
صعيداً طيباً |
ينْطقون |
منْ طِين |
الطاء |
كراماً كاتبين |
ينْكثون |
منْ كان |
الكاف |
وكلاًضربْنا |
مَنْضود |
منْ ضعف |
الضاد |
Cilmu Tajwiidka
Axkaamta Nuunta Reeban Iyo Tanwiinta