Tafsiirka Suuratu Wanajmi Q1aad
Alle Ku Mahadi Iswaydii meeqa qof ayaa markuu waagu baryo ku kalahaya warar sheekoyin fadhi ku diriri iwm laakin adigu waxaad nasiib u yelatay in aad CIlmiga iyo quraanka alle ku so
kalahdo Kuna seexato allahukbar waa nimco dadku aysan wada haysan ee halkaas
ka sii wad wjzklh
Waan salamaya Saabiraat Ehlu khyrkaa isku diyaariya in aad dadkiina ka bad
badisaan cabaadka alle oo aad waxbartaan jzklh Asalamu calekum
Tafsiirka Suuratu Wanajmi Q1aad
Alle Ku Mahadi Iswaydii meeqa qof ayaa markuu waagu baryo ku kalahaya warar sheekoyin fadhi ku diriri iwm