Login | Forgot Pass | Register

Jumce Imtianka 1aad Ee Naxwaha

189
Monday June 02, 2014 - 18:27:03 in Cilmu Naxwah by sidqi lilaahi
  • Visits: 6471
  • (Current Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 16 3
  • Share via Social Media

    Jumce Imtianka 1aad Ee Naxwaha

    Kulama aa isku daydo wa hubaal in Dadaalkaas alle ka ajar sinayo kuguna furayo cilmi adan aqon bishardi 1ikhlas 2 Mutaabacah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulama aa isku daydo wa hubaal in Dadaalkaas alle ka ajar sinayo kuguna furayo cilmi adan aqon bishardi 1ikhlas 2 Mutaabacah

اللَّهُمَّ رَحْمَتَكَ أَرْجُو، فَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِى طَرْفَةَ عَيْنٍ، وَأَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ

Imtixaanku wa intaan hose un


باب المبتدأ والخبر

Waa Baabka Magaca  Bilowga ah Iyo Khabarkiisa

الْمُبْتَدأُ هُوَ الاسْمُ الْمَرْفُوعُ الْعَارِي عَنْ الْعَوَامِلِ الَّلفْظِيَةِ.

Mubtada Wa  Magac La godo Oo ka Qawan Waxyabaha oo kale oo dhan oo waxba aysan ka horayn sida kaana ina thanantu iwm.


Mubtada'U Wa Magac Bilow ah Oo godan oo ka qawan Cawamisha lafdiga ah oo dhan

 

وَالْخَبَرُ هُوَ الاسْمُ الْمَرْفُوعُ الْمُسْنَدُ إِلَيْهِ

Khanarkuna waa magac godan oo loo tiirshay magacii ka horeyay ee mubtadaha فعسشمث

الصلاةُ نورٌ Salaatu Wa mutada Nuurun Waa khabarkedi

XUkunka Mubtadaha Waa Godniin ama marfuuuc Calaamada lagu rafcinayo

Hadii magacaas yahay ismul mufrad ama jamac taksiir ama jamaca gabdha Damo aya lagu godaya sida محمدُ

Hadii rag badan ay yihiin Sida مسلمون  Waxaa lagu rafcinayaa waaw

Hadii laba qof yihiina Alif sida محمدان muxamadaani waa marfuucun bil alifi


وَالْمُبْتَدَأُ قِسْمَانِ: ظَاهِرٌ وَمُضْمَرٌ

Wuxu u qaybsama daahir iyo mudmar

Daahirku waa kan oo kale

نَحْوَ قَوْلِكَ: زَيْدٌ قَائِمٌ

 

Saydun Waa Mubtada Marfuuc Bil ibtidaa Wa CAlaamatu Rafcihii Damatun Da hiratun Fii Akhirhii.

وَالزَّيْدَانِ قَائِمَانِ

Saydaani Waa ismun Mubtadaun Marfuucun Bil Ibtidaa'i Wa CAlaamatu Rafcihi Alifun Li anahi Muthanaa.

Saydaani

 

وَالزَّيْدُون قَائِمُونَ.

Sayduuna Wa Ismun Mubtada un marfuucun Bil ibtidaai Wacalamatu rafcihi Waaw Li anahu jamcu mudakar

 

وَمُضْمَرٌ. Magac U Yaalkuna waa 12ka hoos yaal


 

وَالْمُضْمَرُ اثْنَا عَشَرَ وَهِىَ: أَنَا وَنَحْنُ وَأَنْتََ وَأَنْتِ وَأَنْتُمَا وَأَنْتَمْ وَأَنْتُنَّ وَهُوَ وَهِىَ وَهُمَا وَهُمْ وَهُنَّ

نَحْوَ قَوْلِكَ: أَنَا قَائِمٌ ، وَنَحْنُ قَائِمُونَ

Hadaba Magac Uyaalada Mubtadahanoqda Waa 12ka kore

Dhawrkaaan Qodob maanka iyo maskaxda ku hay

kow 12 kaas Waa Damiiir -Ana Waa Damiirun

labo Waa mabni oo waxad ledahay Mabniyun

sedex waxaad ku binaynaysa mesha u danbaya calamda saran Damo, Kasro Fatxo iwm

qodobka afaraad Waxay yalan 12 damiir Booskii godalka ee mubtadaha marka waxad ledahay (Fii Maxali Rafcil mubtada.
Qodobka Shanaad An Gooni U Icraab ta'da gadaal ka racaysana gooni oo dheh Xarful khidaab wa xarafka la la hadlayo 5nta damir ee tadu la socoto inly
 Damaairtaan Wa sedex Qaybood 2 Wa Mutakalim
shana waa Mukhaadab shankalana waa Qaaib

Hadaba koox walba mida u horaysaan icraabaya Inta ku xigta meshay uga badalantahay bes kenaya calamad gaduud ah ayaana sarin oo ad ku garanaysa


Qaybta 1aad Damiir Mutakalim.

1. أنا قائمٌ، فأنا ضمير  منفصل مبني على السكون في محل رفع مبتدأ

Ana damiir Mutakalim munfasil mabniyun cala sukuun fii maxali rafcil mubtada -

، وقائم خبره مرفوع بالضمة الظاهرة Khabaruhu marfucun bidamah dahira


 

2.  نحن قائمون

Naxnu Damiir Mutakalim munfasil mabniyun cala Damah fii maxali rafcil mubtada

وقائمون خبره مرفوع بالواو لأنه جمع مذكر سالم

 Qaaimuuna Khabarul mutada Marfuucun bil ibtida Wa Calamatu Rafcihi waaw li anahu jamcul mudakar salim

Qaybta 2aad Mukhaadib.

dhaman wa isku icraab melo yara besa mahe

 

3. أنت قائمٌ، فأن ضمير lمخاطب  منفصل مبني على السكون في محل رفع مبتدأ،والتاء حرف خطاب

An-Wa Damiir mukhaadab munfasil mabniyun cala sukuun fii maxali rafcil mubtada wataa"u xarful khidaab


  وقائم خبر المبتدأ مرفوع بالضمة الظاهرة

Wa'Qaaimun Khabarul mubtada marfuucun wa calamatu rafcihii Damatun dahiratn fii akhirhii .

 

4 . أنتِ قائمةٌ، .  

An-Wa Damiir mukhaadab munfasil mabniyun cala sukuun fii maxali rafcil mubtada wataa"u xarful khidaab

 

5. أنتما قائمان،  والميم حرف عماد ، والألف حرف دال على التثنية

  An-Wa Damiir mukhaadab munfasil mabniyun cala sukuun fii maxali rafcil mubtada wataa"u xarful khidaab Wal Muumu Lil Cimaad Wal Alifu Xarfun Daalun LiTathniyah

، وقائمان خبر المبتدأ مرفوع بالألف لأنه مثنى Khabarul mubtada marfuc bil alifi li-anahu muthana


 

6. أنتم قائمون، 

An-Wa Damiir mukhaadab munfasil mabniyun cala sukuun fii maxali rafcil mubtada wataa"u xarful khidaab Wal Muumu Li Jamci

 

وقائمون خبر المبتدأ مرفوع بالواو لأنه جمع مذكر سالم khabarul mubtada marfucl bil waw li anahu jamacul mudakar


 

7. أنتن قائماتٌ،  والنون علامة جمع النسوة،

 An-Wa Damiir mukhaadab munfasil mabniyun cala sukuun fii maxali rafcil mubtada wataa"u xarful khidaab -Wa nuunu Calamatu jamc niswah

وقائماتٌ خبر المبتدأ مرفوع بالضمة الظاهرة Khabar mubtada marfucun bidama dahira

Qaybta 3aad Damiir Qaaib.
 

8. هو قائمٌ، فهو ضمير منفصل مبني على الفتح في محل رفع مبتدأ ،

Huwa-Damiir munfasil mabniyun cala fatxa fii maxali rafcil mubtada

وقائم خبره مرفوع بالضمة Khabaruhu marfuucun bidamah

 

9. هي قائمةٌ،

Hiya-Damiir munfasil mabniyun cala fatxa fii maxali rafcil mubtada

 

10. هما قائمان، ----

   Hu-Damiir munfasil mabniyun cala Dama fii maxali rafcil mubtadaWal Muumu Lil Cimaad Wal Alifu Xarfun Daalun LiTathniya

Qaa imaani Khabarul Mubtada marfuucun bil alifi Li Anahu muthana

 

11. هم قائمون Hu-Damiir Munfasil Mabniyun Cala Damah Fi imaxali rafcil mubtada Wal Muumu Li jamci


وقائمون خبره مرفوع بالواو لأنه جمع مذكر سالم Khabaruhu marfuucn bil waaw li anahu jamc mudakar

 

 

12. هن قائمات ،Hu-Damiir Qaaib Munfasil mabniyun Cala Damah Fii maxaali rafcil mubtada Wa Nuunu Li Jamcil Niswah

، وقائمات خبره مرفوع بالضمة الظاهرة Qaa imaatun Khabarul mubtada marfuucun wacalamatu rafcihii Damah li anahu jamcul mu anath asalim


Imtixaankaan waxaa la sixi doonaa habaynka sabtida so galayso haka maqnaan xaafladas

ka soo jawaab

1.mubtada maxa la dhaha

2. khabar maxa la dhaha

3icraab Dalibu mujyahidun

3daalibaani mujtahidaani

4.Daalibuuna mujtahiduuna

5. Ana Xaadirun

6. antumaa Qaaimaani

7.hum-mujtahiduuna

tartib u qor u firso wixi ishkal ka galo kor ugu labo

markad so galinyso copy ku so qado kadib webka refresh ku saay kadib so gali

san u so gali  webka copy ku qado hada

Name: Required Field. Magacaka ku qor

Email: Required Field. @mailkaga ku qor
 
Website:  http://somalislamic.net

Security Code: Required Field.  5namber gali

Ogoow in aad u tahay islamka tusale ee ajar alle ka filo daqiqadas
allaha ku sahlo isku daygaga oo ka digo mid her ka gar amin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Ogeysiisyada Cusub
More »»
Muxaadaro Maqal ah
NO MAGACA DARSIGA DHAGEYSO
01 quran Dhageyso
More »»