Qeybtii labaad Muxadaradii Qoraalka ahayd ee ku sabsanayd (Fadliga Qur'aanka)

0
Wednesday September 04, 2013 - 23:11:24 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qeybtii labaad Muxadaradii Qoraalka ahayd ee ku sabsanayd (Fadliga Qur'aanka)

    Ka faa'iideysi Wacan!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka faa'iideysi Wacan!

.......wa aqaamu salaah wa anfaquu min maa razaqnaahum siran wacala

niyah ashyaa daas wan wanagsan qolada la yimid yarjuuna

tijaaratan lan tabuur liyuwfiyahum ujuurahum wayaziduhum min fadlih

innahu qafuurun shakuur waxoo kaloo ilaahay oo xusay subxanah

watacaala dadka qur anka ahlu qur aanka inay yihiin kuwa ilaahay

uu doortayثُمَّ أَوْرَثْنَا الْكِتَابَ الَّذِينَ اصْطَفَيْنَا مِنْ عِبَادِنَا ۖ

marka musdhafayn adoomada oo ilaahay inuu doortay ayuu shegay

jalla jalaaluhu nabiga csw aad boo umadiisa ugu taxriiqiye ugu booriye

inay quranka ay bartaan wax yaalaha mar marka qaar oo soo qabsan

jire waxaa ka mid ahaa wax yaalaha maxsuuska ahe ay dadka ay

garanayan ama ay dareemayan mathalan waxoo ku yiri mararka

qarkis oo la hadlaayo sc w oo ku boorinayo inay quranka

ay xifdiyan oo ay bartaan axadkiin ma jecelyahay kiinee baa jecel

inuu xaqiiq meel dhawoo masajidka udhaw inuu tago oo ka soo helo

yacnii hal kurus wayn leh oo geela yacnii hal geela kurus lahoo

qurux badano oo fiican isaga oon danbina galin raximna goynin

yacnii dhibaatana markaasay dhaheen kuligeen waa jecelnahay

yaa rasuulalah markaasuu yiri axadkiin inuu kalahoo masajidka

ukalaho alaa an yaqduwa axadukum ilal masjid oo hal aayadoo

kitaabka ilaahay ka mid ah soo barto ayaa uga qeer badan

hashaas kuruska ween leh laba aayadna laba halaad bay uga

fiicanyihiin sedax aayadoodna sedax halaad afarna afar halaad

wa cadaduhuna min cadadihina markaa nabiga csw

culuma mucasirino jabanada jooga waxay dhaheen nabiga sigaar ah

uguma jeedin geela ee geela waxoo uxusay ee waaxuu ahaa maalka

kan ugu sharaf badane markaa la jecelyahay buu ahaa oo dadka

ma arkaysaa barigaa ay jeclayen afdalu amwaalihim boo geela ahaa

walidalika meela badan ninkii sida sameeya خيرٌله من حمرٍنعم لأنيهدي له بك رجلاواحداًqayrun laka min xumurin nacam kudoora sanaynin xumurun nicam marka wax yaalaha ugu wanagsan geela gad gaduudane quruxda badan ee kuruska wayn leh waxoo ahaa shayga ugu sharfka badan zamankodu ahaa lkn dadka hada zamankan jooga qaasatan dadka wadamadan jooga qaasatan dadka dhalanyarada ah geel shaqo kuma leh mana yaqanan sooma ahan geel beele waala isku habaari jire lkn hada ma habaar baa loo qaadanaaya geel beel ninka la yiraa ma waxboo hada u qaadan waxba uqadan maayo marka waxaa weyaan waxaa matal ahaan looso qadan karaa baa la yiri baaburta la galinkaraa baaburta dadku jecelyihiin hada yacnii hal aayadood qur aanka ilaahay intaad kalahdo masjid tagto ama markaz quranka laga baaranayo aa tagto oo hal aayad soo barato ayaa kaaga qeer badan hal marshedis

cusubo warshada ka soo baxay hada laba aayadna laba marshedis

bay kaaga fiicanyihiin sedaxna sedax marshedis soo marshediska

ugu fiican sooma ahan gariyda halkaan carabahasna langarusalkay

jecelyihiin waxuu yiri shekh hadlaye li an tatacalam aayah min

kitaabilah qayrun laka min lankarusalin baydaa wa aayataani

qayrun min lankaruusleyni boo yiri kkkk wathalaathun qayrun min

thalaath war arbacun qayrun min arbac maxaad saa uyeeshay

hadii la yiri waxuu yiri xadiithka sidaan ma oran lkn waxaan hubaa

boo yiri nabiga inuusan ujeedin csw si gaar ahaaned geela uma jedin

marka hada kuwaneti geela hadii loo shego maba jeclaba waxbana

ku tari maayo lkn lan garusalkay jecelyihiin iya baabortay jecelyihin

marka waa dhab weeye insaanku wax yalhanmaadiyadka ahee

maxsuuska hee amwasha ah wu garanaya qiimihisana wuu garanaya

waaxuu tarana wuu garanaaya lkn kan qeebiyadka ahee xasanadka ah

maqfiga ka eh usan garanaynin waa in tusala loo siya moye fahmi mayo

marka hadii hada lagu oran lahaa malin kasta hadaa masajidka

hadaa tagto laba aayadood sedax aayadood sedax baabur bad helaysa

ma nin hari lahaa baa jira ma islaan hari lahayd baa jirta kuli sooma

anan wada kalahnen yaah marka hal aayadood barato ayaa baaburka

aduunka ugu wanagsan kaaga fican oo cusub laba aayadoodna laba

baabur bay kaaga fiicantahay wahaa kadaaaaaaaa

hada ogaan mayside goormad ogaan waxaad oganaysa markaad

aaqira tagtaat oganaysa markasat qiimihisa oganaysa qur anka

qiimaha oo leeyahay sidaas owged walalayal qur aanka aan ku

dadalno labada waalid waaka war haynaa hada zamankaan

aduunyadi waa is qurxisay aduunyada hada hadaad usii

fiirsato labaatan sano sodon sano ka hor sidaan mayna uqurux sanayn

sidan ma ahayn dignolojigayn iyo hor marka lama gaarin

wax yaalahan elaktaroniyatka hadee meel kasta qabsaday hadaad

usii fiirsato taban sano labatan sano ka hor sidan maysan ahayn

ma qaan meeha ilaahay uwado oo ma zamankeedi baala gaaray

waqtgedii dhamanaye ma halo dhamestiro maala yiri may usocotaa

allaahu aclam ilaahay baa naga war haaya sooma ahan ilaahay

baa og anagu ma ogin lkn hada zamanu dunyaa baala jooga

waqtigee is qurxisay baala joogaa waqtigii iyada la jeclaa baala jooga

aaba kasta iyo hooya kasta ilmihiisa waxuu jecelyahay inuu dhaqtar

noqdo dr inuu noqdo haa sooma garan inuu injineer noqdo

inuu baylood noqdo ino hal lkn inuu qur aanka xifdiyo aad uma jecla

ma fahmin sooma ahan ogow hada hadii yomal qiyaama la tago

wad arki doontaa waanad soo bixi doonta qabriga wad ka soo bixi

donta waxadna arki doonta dad dhar xiran dadkoo wada qaban

maxay dadkaa dharka looga xeray ilmahooda qur aanka bartay

oo ku camal falay markaasa ilaahay kaswa iya janadi walli lama

gaarin dharbaa janadii looga kenay loo xeray taajna madaxa loo saray

oo maxay ku heleen dee ilmahooda qur aanka bartaa lagu oran doona

lkn ninkii abuu dr ahaa dr ka aabihiis lagu siin maayo dhaqtar boo

wiilkisa noqday ee dhar janada looga keeni maayo taaj madaxa

loo suri maayo wiilkisa injineer ahaa ,loo siin maayo dhib male haduu

qur aankana yaqaano sida dr na noqday dhib male sooma garan

waa fiicantahay ajarkaa waa helee lkn hadii ilmahaga kaliya aad uun

tiraa tacliinta iyo culuntan casriga ha ii barteeno aan ku intifaaco

war intifaacad ku intifacayso waa qablal mowt waa laga yaaba waliba

ilmahaaga haduu fiicnado baari noqdo in oo dhaqtar noqdo lacag

badan helo inu wax ku siiyo inaad ad ku intifacdo inaad magac hesho

dr ka aabihiis hooyadiis inad ka hesho wa laga yaaba sooma garan

lkn hadii aad dhimato waxba aaqira kuu tari maayo wax alla waxoo

kuu faa idayna male ee waxaad ku dadaasha wixii aaaqira fa ida

kuu noqon lahaa oo nafci daa im ah kuu noqon lahaa oo walaala yaal

ilmihina qaasatan dadkiinaan soo dhex galay dhulalkaan ay gaaladu

ay dagantahay oo halista ku jira oo ilmihiina gaalada udhiibay

ileen isaad udhiibtan subixii gaalada ugaysan habeenki idiinso

noqonayan soo sidaa ma ahan waxaad yeelaysaan qur aanka ku

tun tunsada oo qabsada oo ilmihiina qur aanka bara waxaanad ogaata

qur aanka ilmaha qalbigodu weleyin insha allaah ma dayacaayo

xataa haduu meelahas bood boodo mar mar cararo qur aanka

soo celin doona lkn adiga ku dadaal inad quranka barto ku dadaal

oo marakizta qur aanka lagu baranaayo masaajidada qur aanka

lagu baranayo xooga hala saaro oo wax kastaba iskugu geeh

sida ilmahaa oo qur aanka oo ubaran lahaa waad la socotaan

zamankeni hore saanu ahayn oo ma garanaysa dadkeno dad

somalida dad ahlu diin bay ahayen ilmaha iskool

lamaba gayn jirin ilaa qur aanka oo barto iskool lama ganayo ilaa

qur aanka oo barto markoo qur aanka xifdyo kadib ayaa iskool la

gayn jireyba marka dadka caqiida dhabay ka ahaydoo saxa

waxaana hubaal ah inshaa allahu ilmahaas qur aanka bartay

yowma minl ayaam wo u aayi doonaa xataa hadii uu yar leex ledxdo

quranka ayaa soo dumi doono soo ccelin doona xag ilaahay usoo

celin doona mida kale walaala yaal towfiiqda allaha na waafajiyo

shahru siyaam baa nagu soo socda oo maalma naga xigaa

dadka salafu saalixintana raximahu laah waxaa la yiri camal kasta oo

wanaagsanoo hayan faraha ka qaadi jireen xataa kama ama

waxboo barta ama dad boo baraa ama tacliin boo dhigaa ama fiqi

boo dadka baraa ama madraso wax kastaba waa joojin jireen bishaas

ramadan qur aankay usoo jeesan jireen haa qurankay usoo jesan jiren

markaasay in badan ka aqriyi jireen qur aanka waxaa lagaa doonaya

bisha ramadaan inaad saaxiib ka dhigato ood suxba la yeelato ood

in badan ka aqrido ood waqtigaaga intiisa badan aad qur aanka siiso

maxaa yeelay ilaahay markuu bisha ramadaan oo tilmaamay waxoo ku

tilmaamay shahru ramadaana ladii unzila fiihil qur aaaaaaaaaaaan

qur aanka lugu soo dajii marka fadliga iyo wanaga ramadan oo yeshay

waa qur aanka lasoo dajii saas awgeed inan ku dadaalno oo aad aqrido

ay dadka waxay iskugu jiraan nin qur aanka yaqaano aqrinaayo iyo

nin aan aqrinayn oo aan baranin labadaba ilaahay ma qadin hadaad

nin quraan aqriyo aa tahay horta hadaad xaafid tahay ama dadka

xifdiye quranka aa tahay waxaan kugu waaninaya anna naftayda aan

ku waaninaya inad quranka wardi ka dhigato oo aadan dayacin

oo qur aanka nabigeena noo dar daarmay csw qur aanka hadaan la

aqriyin woo fakanaaya boo yiri sida geela dabray ninkiisa haduuna

ilaalin wuu fakanaaya si kama boo quranka ufakanaaya

qur aanka inaad wardi ka dhigto aadan ka tagaynin oo ad iskaga dhigto

faradka salaada oo kale maalinti sedax juz haday ugu yartahay aad

aqrido kabdan hadaan aqridana waa fariid nimo waa fiicantahay

lkn inayna ku soo marin isbuucaanodan quranka dhamayn

ama taban bariyodan quranka dhamayn waa hadii hee aad xaafid tahay

li anna xifdiga e ilaahay oo ku siiyay maziyad ku leedahay maziyadasna

mariday leedahay maridada lagugu leeyahay waxaa waye inaad quran

wardi ka dhigato ood aqrido ood carabka had iyo goor ku hayso

hadaa xaafid tahay hadaad xaafid ahayn oo musxafka aad

ka aqrisanaysidna hadee laguma qadininoo musxafka ka aqriso

oo wardi yeelo oo hadee ugu yartahay juz malintii aqri oo bishii

halmar kitaabka ilaahay wada mar dadka ha noqonina qaafilintoo

kitaabka ilaahay aanan furinba qaarbaa ramadan mooye aanan

quranba aqrinba waxaan waa maxruum weeye waa nin ilaahay

xirmaan ku riday weeye oo aan qeer lahayn weeye marka

kalaamulahi tacaalaa ood haysatit oo bayna yadayka ah

baad sanad dhan ka hijroonaysaa ood faraha ka qaadaysa maya

aqriso oo wardi yeelo oo bishii ugu yaraan mar dhameey

waa dadka caamatan naas dadka xufaada ah waa hadee ugu yartahay

tabankii bari mar dhameeyan waa hadee ugu yar tahi weeye

hadii kale waa dabaal nimo weeye sooma garan ee ramadankana

markii la soo gaaro ramadaanka salaada ayaa lagu aqriyaa qur aanka

salaatu taraawiix dheer oo qur aanka la dhameenayo tuko hadaad

afar goor ku qatinto qur aanka salaada way fiicantahay shan baa ka

sii wangsan lix ba ka sii wanagsan dadkaa yacnii habeenki taban juz

ku tukada markii ramadaan soo galo oo taban juz aqriya sedaxdii

bariba mar dhameeya iyagoo waliba qaa imiin ah bayna yadayi lahi

tacaalaa waa dad fiican dadbaa intaa ka soo yareeya calal aqal

waa inaad mar dhamyso tarwixda hadii juz lagu tukado sodonkaa

habeen ama sagaal iyo labatanka haben tarawixda waa lagu dhamena

lkn adiga waxaa lagaa doonaya inaad ogaato qiyaamka qiimaha oo

leeyahay oo laguuma farad yeelin ilah farad kaagama dhigin

hasa ahaate soonkaaga wanaagiisa nabiga csw woo wada shegay

labo waxoo yiri man saama ramadaan iimaan waxtisaaban qufira

lahu maa taqadama min danbih ramadan ninkii soom isagoo iimaan

iyo tirsasho camalkiisa oo tirsanaayo danbigiisa oo dhan ilaahay

waa dhaafaaya wax alla waxaa danbi ahoo oo hormarsaday

waman qaama ramadaanan oo yiri ramadaan ninkii istaaga

iimaanan waxtisaban qufira lahu maa taqadama min danbihi

marka sanada inta badan qaflaa la iskaga jiraa waala maqanyahay

bishaa ilaahay haloo soo noqdo marka haday dayanin in imaan walba

imaankoo ka sii qafiifsanyahayoo ee shan daqiiqo salaada lagu kala

tagayo sida dadka qaar ay day daydaan ha day dayanine waxaa

day dayataa oo raadsataa iimaanka qur aanka dhameenaya oo juz

aqrinaaya ama ka badan aqrinaaya kaa day dayoo la is taag

oo naftaada dhib li anna istaaga iya qiiyaamka aad ku dhibtoonayso

weeye kan faa idada ay kuugu jirto ee ilaahay raali kaaga noqonayo

asxaabta nabiga nin ka shekenaye sayidina cali radiyalahu canhu

oo ka shekenaye ba waxuu yiri laqad ra aytu asxaabu muxamed scw

baan arkayo famaa aral yom shay a yushbihu maanta wax u eg ma arko

markuu soo daahoo zamankii taabiciyinta uu soo garay waaye

kanuu waxay ahaayeen yusbixuuna lilaahi shucban qufran sufran

bayna acyunihim ka amthaali rukabil miczaa rabigood waxay

uwaabariisan jireen iyagoo basaasan oo rafaadsan ma ahan

iyagoo mutanacimiin ah iyagoo rafaadsan maxaa yeelay habeenkaas

oo dhan mashaqay ku jiraan dhibaatay ku jiraan waa taaganyihiin

waliba meesha ay taaganyihiin meel oo inta gogol iyo la dhigay ma aha

ciidaas ay sujuudsan yihiin habeenkaas oo dhan haa wajigooda

labadooda indhood dhexdooda waxay noqotay boo yiri sida

magaranaysa jilbaha arigoo kale ayay qulfo qulfo halkaa ka fuushay

waa sujuudii badnaa ay sujuudsanaayen yabiituuna lilaahi

sujjadan wa qiyaamaa yuraawixuuna bayna aqdamihim wjibaahihim

yacnii hadee muraawaxada waxa weeye way isugu raaxeenayen

bimacnaa hadii say utaaganyihiin luguhu ay daalaan lugihii baa daale

in badan buu taaganyahay saacad laba sac sedax sac buu taaganyahay

markaa markuu doonayo inuu nasto meesha oo ku raaxesanaye waa

wajiga weye sujuuda weeye makay sujuuda iyo wajiga oo xanuunana

lugihii boo ku raaxesanaya wahaa kadaa yuraawixuuna bayna

aqdamihim wajibaahihim fa idaa asbaxuu fadakarulaaah maaduu

kamaa yamiidu shajaru fii yowmiriix wacmlat acyunihim xataa

tagula thiyaabahum wllahi laka annal qowma baatu qaafiliin boo yiri

waxoo yiri markii ay waqti saxar oo fajarku soo dhawaadana intay

fariistaan oo ay ma aragtay dikriga ilaahay qabtaan oo ay ooyaan

ayaa ilintii indhahooda ka timid dharkooda qoyinaysa boo yiri

saa waa iyagoo habeenkaaso dhanba macsi ku jiray u egyihinba

habeenkaso dhana dhaacaw utaagnaa dhcay utaganayen

markaasuu intuu saa ufiiriye qoladaa kale baa waaxoo yiri

wlahi inii laka annal qowma baatu qaafiliin boo yiri qoladan

qola qafla ku waabariistay bay iila egyihiin boo yiri saasay

asxaabta nabiga ay ahaayen ragaasi aaqiray rumeesanyihiin

anagana aaqiraan rumeesanahay maxaan la tageena marka hadii

sanadka inta kale oo dhan qafla aan ku jirno bishaa waxaa la doonaya

inaanu uga faa ideesano qiyaamka iya dikriga iya quranka aqriska

aan uga faa ideesano hadaad mar sedaxdii bari quranka dhamenayso

waa hagaag hadaad shantiii bari mar dhameenayso waa fiicantahay

todoba bari yayna kaaga badnaan ramadanka yacnii todobadii

bari mar dhameey haa hadii kale oo ma aragtay yacnii calal aqal

calal aqal yacnii tobankii bari mar

tanaa taraawixda ku tukanayso taasi waa mid lkn tan waa arin caama

aan usoo jedinayo weye lijamiici ikhwaaninaa al muslimiina wal

muslimaat haweenaden ha yaraaden hadaad qur aanka aad aqrinyso

waa hagaag hadaad aqrinayna dhagaysiga iya aqriska waa isku ajar

weye dhagaysiga ajarku waa isku mid nabiga csw marna waxuu jeclaa

inuu aqriyo marna wuu dhagesan jire scw hada maanta dhageesigi

in badan ilaahay fursoo ku siiyay wax hada cudur daar ahood kensan

karto male hadaadan quranka hada aqriyayn meel kasta hada quranka

kuu aqrinaysa idaacadihii baa jira tv yadii baa jira bahladan jawalka

baa jira meel kasta qur aanki baa ilaahay kuu galiyay si aadan

u oran meel aan ka dhagesto male ee adiga uun waqti qur aanka sii

taas waa caam ee waxaa su aalo lee way waydiiya dad badan oo jecel

qur aanka inay bartaan dariiqadee ugu sahlan ee qur aanka lagu

xifdiyi karaa hadaan su aashas ka jawaabo waxaan ku leeyahay quran

dariiqa mucayan ah oo ka sahlan oo lagu xifdiyi karaa tu kale ma jirto

qur aanka xifdigiisa waxuu kaa rabaa waqti inaad siiso bas hadaad

waqti siiso duruqdiiso dhan waa sahal kulli waad ku xifdiyeesa

lkn qur aanka waxoo ubaahanyahy inaa waqti la siiyo

midna waa inaad ogaata ninka qur aanka xifdigiisa ku mashquulsanow

xifdigu waa laba nooc xifdi dihniyo maskaxda ah iya mid lisaaniyoo

carabka ah kan maskaxda ah durba wuu tagaa oo wax yaalahan kalee

ee maskaxda soo galayo ayaa tir tiraya macnaa inaad hada inaad

xifdiso aayadan aayadanay ku xigtaa matalan ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ alladiina yuminuuna ku xigta

maskaxiyan baad uxifdisay inay aayadan aayadan ku xigto

xifdiga nuucaas ma waaro ma raagayo xifdiga raagayo waa kan

carabka ah inaad in badan ku cel celiso adoo maskaxda ku qabtay

ayaad in badan ku cel celinaysaa ilaa carabkee meel maren ka dhigtoo

xifdiyo sheekha raxmatulah waxoo oran jire baa la yiri

suuratul faatixa wax gafay ma aragteen maya maxaa lo gafi waaye

miyay quranka kale ka fududahay kama fududa waa la mid

waxa lo gafi waaye carabkii baa ubartay wakaawo wa inbadanoo hada

waxaa laga yaaba wa quranka suratul faatixa inaad aqrido qalbigaagon

joogin lkn gafi maysid maxaa yeelay lisankii baa xifdiyay saaso kalaa

qurankoo dhanna yahay hadaad aqriskiisa aad badiso marka aad

xifdinayso safxadii maskaxiyan markad kor ka qabato kontan goor

ku celi kontan goor ku celi hadaad ka badina kaba wanagsan saa

hadad yeesho insha llah ma ilawaysid qur aanku kaa tagi maayo

marka carab ku hayn ayuu donaya had iya goor in carabka lagu hayo

saasan qur aanku aan loo ilaabaynin insha allah towfiiqda allaha na waafajiyo wafaqanalahu wa iyaakum limaa yuxibuhu wayardaah wajzklq

wassalaamu calaykum waraxmatu laah

qoraa sare cabdiladhif cabaas




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip