Al-Ghaashiyah*)*

0
Monday July 15, 2013 - 06:20:17 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1161
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Al-Ghaashiyah*)*

    Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah Suuratul Qaashiyah AKhri



سورة الغاشية

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

Ma ku soo gaaray (Nabiyow) khiyaamada warkeedii.

هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْغَاشِيَةِ﴿١

Wajiyaal maalintaas waa kuwa dulleeysan.

وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ خَاشِعَةٌ﴿٢

Camal bay qabatay oo dhib badan.

عَامِلَةٌ نَّاصِبَةٌ﴿٣

Waxayna gali Naar kulul.

تَصْلَىٰ نَارًا حَامِيَةً﴿٤

Waxaana laga waraabinaa il kuleyl daran.

تُسْقَىٰ مِنْ عَيْنٍ آنِيَةٍ﴿٥

Umana sugnaanin cunto oon ahayn Geed qodxeed.

لَّيْسَ لَهُمْ طَعَامٌ إِلَّا مِن ضَرِيعٍ﴿٦

Kaasoon waxna cayilihayn Gaajana wax ka taraynin.

لَّا يُسْمِنُ وَلَا يُغْنِي مِن جُوعٍ﴿٧

Wajiyaalna maalintaas way Nimcaysan yihiin.

وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاعِمَةٌ﴿٨

Camalkediina raali ayuu noqday.

لِّسَعْيِهَا رَاضِيَةٌ﴿٩

Waxayna ku sugan tahay Janno sareesa.

فِي جَنَّةٍ عَالِيَةٍ﴿١٠

Kumana maqasho Jannada hadal macna darro ah.

لَّا تَسْمَعُ فِيهَا لَاغِيَةً﴿١١

Waxaana ah janada dhexdeeda il socota.

فِيهَا عَيْنٌ جَارِيَةٌ﴿١٢

Iyo sariiro la koryeelay.

فِيهَا سُرُرٌ مَّرْفُوعَةٌ﴿١٣

Iyo koobab la dhig dhigay.

وَأَكْوَابٌ مَّوْضُوعَةٌ﴿١٤

Iyo barkimooyin la safay.

وَنَمَارِقُ مَصْفُوفَةٌ﴿١٥

Iyo gogol la fidiyay.

وَزَرَابِيُّ مَبْثُوثَةٌ﴿١٦

Miyayna fiirineynin sida Geela loo abuuray.

أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ﴿١٧

Iyo sida Samada loo koryeelay.

وَإِلَى السَّمَاءِ كَيْفَ رُفِعَتْ﴿١٨

Iyo sida Buuraha loo taagay.

وَإِلَى الْجِبَالِ كَيْفَ نُصِبَتْ﴿١٩

Iyo sida dhulka loo fidiyay.

وَإِلَى الْأَرْضِ كَيْفَ سُطِحَتْ﴿٢٠

(Nabiyoow) Dadka waani waxaad tahay waaniyee.

فَذَكِّرْ إِنَّمَا أَنتَ مُذَكِّرٌ﴿٢١

Mana tihid (Nabiyow) mid lagu qasbay

لَّسْتَ عَلَيْهِم بِمُصَيْطِرٍ﴿٢٢

Marka laga reebo Ruuxii xaqa ka jeesta ee Gaalooba

إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ﴿٢٣

Allaahna wuu Caddaabi Caddaabta ugu wayn

فَيُعَذِّبُهُ اللَّـهُ الْعَذَابَ الْأَكْبَرَ﴿٢٤

Xagganagayna usoo noqon (khalqiga)

إِنَّ إِلَيْنَا إِيَابَهُمْ﴿٢٥

Katibna korkeyna waxaa ahaaday Xisaabtooda.

ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا حِسَابَهُم﴿٢٦





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip