Suuratu Balad Iyo Fajri

2
Sunday July 14, 2013 - 13:17:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Suuratu Balad Iyo Fajri

    Yutubka ka kal soco faah fahhinta Suurat balad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yutubka ka kal soco faah fahhinta Suurat balad --44

ة البلد




Allaah Wuxuu ku dhaaranayaa.

لَا أُقْسِمُ

Magaaladaan, <makka>

 بِهَـٰذَا الْبَلَدِ

Adigana <Nabiyoow> mid dagan ayaad tahay.

وَأَنتَ حِلٌّ

Ma wuxuu u maleeyay.

أَيَحْسَبُ 

In uusan awoodin.

أَن لَّن يَقْدِرَ 

Waxaan bixiyay.

 أَهْلَكْتُ

Maal badan.

مَالًا لُّبَدًا

Miyaanaan u yeelin.

أَلَمْ نَجْعَل

Laba Indhood.

 عَيْنَيْنِ

Iyo Carab iyo laba Bashimood.

وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ

Miyaanaan u Cadaynin.

 وَهَدَيْنَاهُ 

Labada jid.

النَّجْدَيْنِ

Muu jiiro jiirta culus,

 فَلَا اقْتَحَمَ الْعَقَبَةَ

Waa Qoor la xoreeyo.

فَكُّ رَقَبَةٍ

Maalin gaajo daran jirto.

فِي يَوْمٍ ذِي مَسْغَبَةٍ

Agoon Qaraaba kuu ah (agoon kuu dhaw)

 يَتِيمًا ذَا مَقْرَبَةٍ

Ama miskiin dhulka ku dhacsan <baahi darteed)

أَوْ مِسْكِينًا ذَا مَتْرَبَةٍ

Markaas wuxuu kamid ahaa kuwa Rumeeyay <xaqa>

ثُمَّ كَانَ مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا

Isku dardaarma Naxariista.

وَتَوَاصَوْا بِالْمَرْحَمَةِ

Midigta.

الْمَيْمَنَةِ

Bidixda.

الْمَشْأَمَةِ

Korkooda waxaa ahaaday Naar lagu daboolayo.

 عَلَيْهِمْ نَارٌ مُّؤْصَدَةٌ 




سور


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip