kalimaatul Qur'aan Suuratul (layl, Duxaa iyo Nasr))

0
Sunday July 07, 2013 - 20:31:55 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    kalimaatul Qur'aan Suuratul (layl, Duxaa iyo Nasr))

    kalimaatul Qur'aan Suuratul (layl, Duxaa iyo Nasr))

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kalimaatul Qur'aan Suuratul (layl, Duxaa iyo Nasr))

Markuu daboolmo

 إِذَا يَغْشَىٰ

Markuu feedmo (markuu iftiimo)

إِذَا تَجَلَّىٰ

Camalkiina

إِنَّ سَعْيَكُمْ 

Wuu kala duwan yahay

لَشَتَّىٰ

Waxaan u fududeyneynaa

فَسَنُيَسِّرُهُ

Qofkiise baqayla.

وَأَمَّا مَن بَخِلَ 

Is deeqtoonaysiisa.

وَاسْتَغْنَىٰ

Markuu ku shalwanayo Naarta (galayo Naarta)

 إِذَا تَرَدَّىٰ

Waxaan idinkaga digayaa

فَأَنذَرْتُكُمْ

Hureesa (kuleel badan)

تَلَظَّىٰ

Ruux guul dareestay (Ruux Xun)

الْأَشْقَى

Waxaa laga fogeeyaa

وَسَيُجَنَّبُهَا 

Ruuxna uma sugnaanin.

وَمَا لِأَحَدٍ 

سورة الضحى

Allah wuxuu ku dhaartay barqada.

وَالضُّحَىٰ

Iyo habeenki markuu xasilo (madoobaado).

 وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ

Rabigaa Kaamuu tagin.

 مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ

Kuumana caroonin.

وَمَا قَلَىٰ

Miyuusan ku helin.

أَلَمْ يَجِدْكَ 

Kusoo dhaweenin (kusoo iilin).

 فَآوَىٰ

Cayr. (Waxba haysan).

 عَائِلً

Ha dhibin (ha xoogin).

 فَلَا تَقْهَرْ

Ha canaanan.

 فَلَا تَقْهَرْ

Nimcada Rabigaana.

وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ

Ka sheegee.

فَحَدِّثْ

سورة الشرح

Miyaanan waasicinin.

أَلَمْ نَشْرَحْ

Miyaanan dejinin.

 وَوَضَعْنَا

Culeeskaada

 وِزْرَكَ

Cusleeyay

أَنقَضَ

Dhabarkaada

ظَهْرَكَ

Miyaanan koryeelin.

وَرَفَعْنَا

Markaad faaruqdo.

فَإِذَا فَرَغْتَ

Dhibtoo (wanaag kale sameey)

 فَانصَبْ

Rajee

 فَارْغَب




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip