kalimaatul Qur'aan Suuratul ((Qaaricah--Nasr))

0
Sunday June 30, 2013 - 00:07:33 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1422
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    kalimaatul Qur'aan Suuratul ((Qaaricah--Nasr))

    kalimaatul Qur'aan Suuratul Qaaricah--Nasr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 91 KB
kalimaatul Qur'aan Suuratul Qaaricah--Nasr

 

سورة القارعة

 

 

Tan wax qaraacda (qalbiga qaraacda)

الْقَارِعَةُ

Sida baalallay

كَالْفَرَاشِ

La firdhiyay

الْمَبْثُوثِ

Sida suuf

كَالْعِهْن

Kala firdhay (la lafbixiyay)

الْمَنفُوشِ

Cuslaado

ثَقُلَتْ

Miisaankiisa

مَوَازِينُهُ

Nolal

عِيشَةٍ

fududaado

خَفَّتْ

Waa Naar kulayl badan.

نَارٌ حَامِيَةٌ

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa idin mashquuliyay.

أَلْهَاكُمُ

Isku faanid (wax kala badsi)

 التَّكَاثُرُ 

Booqadaan

زُرْتُمُ

Qubuurta

 الْمَقَابِرَ

Waad Ogaan doontaan

 سَوْفَ تَعْلَمُونَ

Katibna waxaad u arkaysaan Naarta si yaqiin ah.

 ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ

 

 

 

سورة العصر

Eebe wuxuu ku dhaartay waqtiga casarka ah

وَالْعَصْرِ

Khasaaro

خُسْرٍ

Isu dardaarma

 وَتَوَاصَوْا

 

 

 

سورة الهمزة

Halaag (waadi Naareed)

وَيْلٌ

Xanle.

هُمَزَةٍ

Wax ceebeeya

 لُّمَزَةٍ

Uruuriya (kulmiya)

جَمَعَ

Ma waxuu malaynayaa

يَحْسَبُ

Waarayo

 أَخْلَدَهُ

Waxaa lagu tuurayaa

لَيُنبَذَنَّ

La huriyay

 الْمُوقَدَةُ 

Daalacaneesa (gubaysa)

تَطَّلِعُ 

Tiirar

عَمَدٍ

 

 

 

سورة الفيل

Ma ogtahay

أَلَمْ تَرَ

Asxaabtii maroodiga

 بِأَصْحَابِ الْفِيلِ

dhagartoodii

كَيْدَهُمْ

dhagartooda

فِي تَضْلِيلٍ

Shimbiro

طَيْرًا

Kooxo kooxo

أَبَابِيلَ

Tuuraysa (ganaysa)

تَرْمِيهِم

dhagxaan

بِحِجَارَةٍ

Sidi bal la daaqay.

كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍ

 

 

 

سورة قريش

Caadaysigii qureesheed

لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ

Safarka

 رِحْلَةَ

Xagaay

الشِّتَاءِ

Jiilaal

وَالصَّيْفِ

Ha caabudaan

فَلْيَعْبُدُوا

Ka quudiyay

أَطْعَمَهُم 

 

 

 

سورة الماعون

Riixo (xoogo)

 يَدُعُّ 

Aan ku boorinaynin

وَلَا يَحُضُّ

Halmaamsan

سَاهُونَ

 

 

 

سورة الكوثر

Annagaa kusiinay (Nabiyoow)

إِنَّا أَعْطَيْنَاكَ 

Waadi janno (khayr badan)

الْكَوْثَرَ

Waxna u goorac

 وَانْحَرْ

Ruuxii ku neceb

إِنَّ شَانِئَكَ

 

 

 

سورة الكافرون

Gaalooy

 يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ

Waxaad caabudaysaan.

مَا تَعْبُدُونَ

Eebahaan caabudayo.

 مَا أَعْبُدُ

 

 

 

سورة النصر

Furashada Makka

 وَالْفَتْحُ

kooxo

أَفْوَاجًا 

Danbi dhaafna waydiiso.

وَاسْتَغْفِرْهُ

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip