
Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli
Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli
Altaqwa Gruop
Sheekh Maxamuud Shible ayaa ka halhadlay waxgaradka odayaasha iyo culumada in wax laga qabto dhibta ka jirta xaafada Islii ay ku hayaan dhalinyarada Soomaalida ah iyaga oo isbuucaan gudihiisa dhowr qof ku dilay toorey.
Sidoo kale Sheekha u sheegay Soomaalida in ay difaacdaan cirdigooda iyo maalkooda tuugada weerarka ku ah una jeeda in ay bililiqaystaan hantida shacabkaas.Altaqwa Gruop
Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli
Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli