Ogaysiis Muhim ah

0
Tuesday June 18, 2013 - 17:01:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1405
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Muhim ah

    Ogaysiis Ardadii cusbeed ee guruubyada lo qaybiyay iyo kuwa hada raba tafsrka quranka karimka in laga gacansiiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Ardadii cusbeed ee guruubyada lo qaybiyay iyo kuwa hada raba tafsrka quranka karimka in laga gacansiiyo



badar 37 ilwaad iyo ahlaam ,,,, 170

 axzaab hibba iyo zunairah ..... 77

xuneyn bintu mire ...  190

 Uxud qulda iyo duyuuril janah

Waxaa kale oo bilaaban doona afar guruub oo kale  hadaba hadii aad danayso ama aad kamid ahayd walahii radinayay  ku soo dirso waraqda halkaan

altaqwanetwork@hotmail.com

waxaad ku soo qorotaa codsigaaga

iyo telkaaga gacanta iyo linka  intas kadib waxaa ku soo wicidona gabdhaha magacyadooda kor ku xusan yihin ama kuwa kale ee soo socda  kadib markii ay xaqiiqsadaan in aad tahay gabar  ay dhab katahay isbarashadas kadib waxay ku qori doonan sacadaha goobta 

 

waxeey ku siin doonaan macluumaad dheraad ah insha-allahu marti kuma noqon doontid altaqwa  hadafkaagana wad gari donta

 

waxaan rajaynyn doonaa in aadan fudysan donin

fiiro gaar ah  weey ku xafidan yihiin  "mailkaga iyo telkaaguba  waana amaano alle hortiis qalbigaag ayusan shaydaan wax ku ridin sidaasna cilmigu gugu dhaafin

sidoo kale waxkasta wa free bilaash waxaa kale oo jira qofkii quranka doonaya in uu isla "mailkaan iska qoro  kadibna waa la soo jawabin wabilahi tawfiiq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip