((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part2]* 57-121 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah

0
Tuesday May 28, 2013 - 12:01:48 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    ((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part2]* 57-121 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah

    ((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part2]* 57-121 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 8 KB
((*Mulakhas Sifatu Salaatu Nabiyi))* [part2]* 57-121 Li Ustaad Ibnu-Yasir Xafidahullaah KITAABKA MULAKHAS SIFATU SALATU NABIYI ][Part 2] 57-121  Li Ustaad Ibnu Yasir
____________________________________________________________________________________________
57- وتختلف القراءةُ باختلاف الصلوات , فالقراءةُ في صلاة الفجر أطول منها في سائر الصلوات الخمس , ثم الظهر , ثم العصر والعشاء , ثم المغرب غالباً .

57 waxa kala duwananayaan qiraada la aqriyo saladadaha saladaha dhexdeeda qirada la aqrinaayo salada subax waxey ka dhertahay saladaha kale kadib waxaa ku xigta salada duhur hadana casir hadan cisha hadan maqrib salada ugu yar fudud waaye salada maqrib.
________________________________________________________________________
58- والقراءة في صلاة الليل أطول من ذلك كلَّه .
58.salada leylaka qiraada lagu aqriyo kuli wa ey ka dhertahay saladaha kale.
________________________________________________________________________
59- والسنة إطالة القراءة في الركعة الأولى أكثر من الثانية .
59.waxa suna ah in uu qofka dheerayo qiraada rakcada hore una ka dheereeyo rakcada labaad.
________________________________________________________________________
60- وأن يجعلَ القراءةَ في الأُخريين أقصر من الأُوليين , قدر النصف . - وتفصيل هذا الفصل راجع إن شئت في (صفة الصلاة ) ص 102 .
60.waxuu kayelaa labada rakco ee danbe inkayar kuwa hore qiraadi uu aqriyay
qadar ahaan nuskeyda qofkii rabo in uu helo ayadoo fahfahsan sifatu salatu nabiye scw safxada 102.
________________________________________________________________________
قراءة الفاتحة في كل ركعة :
61- وتجب قراءة الفاتحة في كلَّ ركعة .
61.qiraada fatixada la aqriyo rakcad kasta .waxana wajib ah in la aqriyo fatixada rakca kasta.
________________________________________________________________________
62- ويسن الزيادة عليها في الركعتين الأخيرتين أيضاً أحياناً .
62.waxana suna ah in uu qofka ku daro labada rakco danbe fatixada in uu wax ku daro
mararka qarkiisa.
_______________________________________________________________________
63- ولا تجوز إطالة الإمام للقراءة بأكثر مما جاء في السنة , فإنه يشقّ بذلك على من قد يكون وراءه من رجل كبير في السن أو مريض , أو امرأة لها رضيع , أو ذي حاجة .
63 ma banano in uu dheereyo imaamka qiraada wax kabadan wixi sunada ku yimid sababtoona waxaa waxa ku adkaanaya qofka kudukanaya gadashiisa sida qof weyna ama qof xanunsan ama nag nujineyso ama qof ey heyso xaajo .
________________________________________________________________________
الجهر والإسرار بالقراءة :
64- ويجهر بالقراءة في صلاة الصبح والجمعة , والعيدين , والاستسقاء , والكسوف , والأوليين من صلاة المغرب والعشاء .
64.qirada in lala jahro iyo in laqariyo.qofka wuxu kor uqadaya qiraada salada subax iyo jimcaha iyo labada ciidood iyo salada robdonka iyo salada markey qoraxda madoo baato iyo labada rakcadood ey ugu horeyso salada maqrib iyo cishe wuxuna sireynayaa qirada salada salada casir iyo duhur iyo rakcada sadaxad ey maqribka iyo labada danbe eey cishaha.
_______________________________________________________________________
65- ويجوز للإمام أن يُسمعِهَم الآية أحياناً في الصلاة السرية .
65.waxana banan in uu imaanka in uu maqashiiyo ayad mararka qarkiisa salada siriyada ah.
________________________________________________________________________
66- وأما الوترُ وصلاةً الليل , فيسرُّ فيها تارةً , ويجهرُ تارةً ويتوسط في رفع الصوت .
66.salada witriga ama saltu leylka wuu qarin karaa marka qaar marmarna kor buu uqadayaa marmarna wuu dhaxdahaax.
________________________________________________________________________
ترتيل القرآن :
67- والسنة أن يرتل القرآن ترتيلاً , لا هذّاً .., ولا عجلة , بل قراءةً مفسرةً حرفاً حرفاً , ويزين القرآن بصوته و يتغنى به في حدود الأحكام المعروفة عند أهل العلم بالتجويد , ولا يتغنَّى به على الألحان المبتدعة ولا على القوانين الموسيقية .
67.quranka in loo aqriyo tartiib.waxana suna ah in loo aqriyo quranka tartiib tani iyo dag dag qiraada inuu kala saro uu u aqriyo xaraf xaraf wuxuna ku qurxinayaa quranka codkisa qofka aqrinaayo quranka waxa la rabaa in uu u ku aqriyo tajwiid sida waa fiqsan tajwiidka baa laraba in uu u aqriyo qofka loma ogolo in uu ku qurxiyo quranka qabka music camal.
________________________________________________________________________
الفتح على الإمام :
68- ويشرعُ للمقتدي أن يتقصَّدَ الفتح على الإمام إذا أُرتِجَ عليه في القراءة .
furitanka imamka.
68.waxa haboon kan kadaba dukan imamka waxa fican in hadii uu qaldo imaamka salada wax in uu saxo kan kadabtukan.
________________________________________________________________________
سادساً : الركوع
69- فإذا فرغَ من القراءة , سكت سكتة لطيفةً بمقدار ما يترادّ إليه نَفَسُهُ .
69.Markuu dhameestiro Qira'adiisa, waxuu aamusaa aamusnaan oo wanaagsan , wax yar ee hawada ku so labaneso.
________________________________________________________________________
70- ثم يرفع يديه على الوجوه المتقدمة في تكبيرة الإحرام .
70 .intaas kadib wuxu kor uqadayaa gacmahiisa wajagiisa buu dirir la ekeysinayaa sida takbiirta ixramka.
________________________________________________________________________
71- ويكبر , وهو واجبٌ .
71.wuna takbirsan wana wajib.
________________________________________________________________________
72- ثم يركع بقدر ما تستقر مفاصلُه , ويأخذ كلُّ عضوٍ مأخذَه , وهذا ركنٌ .
72.kadib qofka wu rukucaya ilaa xubnihiisa kadagayaan xubin walba ilaa mesheydii kulaabato buu qofka sugayaaa wana rukni salada kamid ah.
________________________________________________________________________
كيفية الركوع :
73- ويضع يديه على رُكبتيه , ويمكّنهما من ركبتيه , ويفرّج بين أصابعه , كأنه قابضٌ على ركبتيه , وهذا كله واجبٌ .
73.siduu qofka urukuucaya .wuxu saraya gacmahiisa jilbihiisa sicadi bu umakaninaa wuxuna kalafuraya farahiisa iskuma d ajinayo waxadna kayeleysa sida adigoo ku dhagan jilbaha waxyabahan oo idil in ad sameyso wa wajib.
________________________________________________________________________
74- ويمد ظهرَه ويبسطَه , حتى لو صب عليه الماء لاستقر , وهو واجبٌ .
74.wuxuna tosinaya dhabarkiisa xitaaa hadii biyo lagu daadiyo dhabarkiisa wuu fadin lahaa oo ma dadan laheyn wana wajib.
________________________________________________________________________
75- ولا يخفض رأسَه , ولا يرفعه , ولكن يجعله مُساوياً لظهره .
75.Mararariciyo madaxiisa oo hoos umadhigo
Waa marka uu rukucsanayahay
Madaxa hosna uma raaricinaysid korna umaqadsysid.

________________________________________________________________________
76- ويُباعد مِرفقيه عن جَنبيه .
76.wuxu ka fogeynaya gacantisa siintisa.
________________________________________________________________________
77- ويقول في رُكوعه : ( سُبحان ربي العظيم ) ثلاث مرات , أو أكثر , : - وهناك أذكار أخرى تقال في هذا الركن , منها الطويل , ومنها المتوسط , ومنها القصير , تراجع في صفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم , ص 132, طبعة مكتبة المعارف
77.wuxuna dhahaya rukucdiisa ( سُبحان ربي العظيم ) sadex jer ama kabadan waxana jiro adkaar kale o lagu dhihi karo ruknigaa kuwa dherdher kuwa iyo kuwa yar wa ey jiraan qofki rabana wuxu unoqo sifatu salatu nabi scw safxada 132 dabacada maktabada macaarif.
________________________________________________________________________
تسوية الأركان :
78- ومن السنة أن يسوّي بين الأركان في الطُّول , فيجعل ركوعَه وقيامه بعد الركوع , وسجودَه , وجلسته بين السجدتين قريباً من السواء .
78.Qofka wa in u simo arkanta dhan.
waxa suna ah in uu simo arkanta dhan uu qofka la imaanayo wa in uu simaa wuxuna kayelaya rukucdiisa iyo qiyamkiisa kadib rukuucdiisa hadan sujuudisa iyo fadiga labaada sujood dhaxdooda wa in uu isla ekeysiiyo.
________________________________________________________________________
79- ولا يجوزُ أن يقرأ َالقرآن في الركوع , ولا في السجود .
79.mana banana in uu aqriyo quran qofka dukanaya rukucda iyo sujuuda.
________________________________________________________________________
الاعتدال من الركوع :
80- ثم يرفعُ صُلبَه من الركوع , وهذا ركنٌ .
In Laga so Kaco Rukuucda:
Kadib, Dhabarkiisa Waxuu ka soo qadayaa Rukucda, Kanne wa Rukni.

________________________________________________________________________
81- ويقولُ في أثناء الاعتدال : ( سمع الله لمن حمده ) , وهذه واجب ٌ .
81.Wuxuna oranaya marku taganyahay ( سمع الله لمن حمده ) wana wajib.
________________________________________________________________________
82- ويرفع ُ يديه عند الاعتدال على الوجوه المتقدمة .
82.wunu kor uqadayaaa gacmahiisa calasha hore buu adina qiblada mana ahan in uu kayeelo gacmahiisa sida marku u duceysanayo wana in uu gadiyaa gacantiisa.
________________________________________________________________________
83- ثم يقومُ معتدلاً مطمئناً , حتى يأخذَ كل عظمٍ مأخذه وهذا ركنٌ .
83.Wuna istagaya asago dagan dhaxdhaxadsan ilaa xubin walba ey mesheyda kulaabato qofka wu sugayaa wana rukni kamid ah salada.
________________________________________________________________________
84- ويقول في هذا القيام : ( ربَّنا ولكَ الحمدُ ) ( : وهناك أذكار أخرى تقال هنا , فراجع (صفة الصلاة) ,ص135 ) هذا واجبٌ على كل مصلّ , ولو كان مؤتماً , فإنه ورد القيام , أما التسميع فوِرْد الاعتدالِ ، ولا يشرع وضع اليدين إحداهما على الأخرى في هذا القيام لعدم وروده و وانظر إن شئت البسط في الأصل ( صفة صلاة النبي 1ـ استقبال القبلة ) .
84.Wuxuna ornaya istagaani ( ربَّنا ولكَ الحمدُ waxana jira adkaar kale oo halkaan lagu yirahdo waxad ulabaneysa sifatu salada nabiye scw safxada 135 waxan wajib ku ah qofkasta uu dukanaya in uu yiraahdo ( ربَّنا ولكَ الحمدُ hadii adtahay xitaa qof imam daba tukanaya waad aqrin ducadas maxa yelay waxa warith noqoday o laga wariye nabigeyna muxamed scw
Arinkaas wuxuu kusoo arooray istaaga,amaa samicalaahuda waxay kusoo arooratay marka lagasoo noqdo rukucda icdidaalka.,! Lama sharciyay In lasaaro labada gacmood midba mida kale istagaan asgaa sabatuna Waa inuusan soo aroorin.
________________________________________________________________________
86- ثم يقولُ : ( الله أكبر ) وجوباً .
86: Sujuuda qofka raba inuu sujuuda waxuu dhahaayaa allahu akbar waana waajib inuu dhaho Allahu akbar.
________________________________________________________________________
87- ويرفع يديه أحياناً .

87: Kadib gacmihisa ayu kor uu qadi kara marmar wana Sunnah
________________________________________________________________________
الخرورُ على اليدين :
88- ثم يَخِرُّ إلى السجود على يديه , يضعهما قبل ركبتيه , بهذا أمر رسول الله صلى الله عليه وسلم , وهو الثابت عنه من فعله صلى الله عليه وسلم , ونهى عن التشبه ببروك البعيروهو إنما يخِرُّ على رُكبتيه اللتين هما في مقدمتيه . .
88: Kadib waxuu u dhaadhacayaa sujuuda asagoo isticmaalaaya ama ku cuskanaayo gacmihiisa wuxuu dhigaayo oo ka hormarinaayaa intuu jilbaha hoos dhigin koow gacmaha buu dhigayaa kadib jilbaha buu dhigaayaa nabigena scw ayaa na amray waana thaabit nabigeena scw ayaa la ga wariyay ficilkiisa iyo waxuu sameen jiray bee ahaan jirtay waxuuna nuu diiday nabigeena scw in aan isku ekeysiino dhulka markaan rabno in aan sajuuda u aadno in aan u fadhiisano sida ratika markeey rabto in eey fadhiisato dhulkaa nabigeena scw sidaas wuu noo diiday waxuuna na amray inaan gacmaheena ka hor marino lawadeena jilboood shikhaan wuu sii fasiray lawadii jilbood buu dhulkaa dhigaa intuusan dhigin lawada gacmood ratiga sidaasne nabigeena scw wuu noo diiday.
_________________________________________________________
89- فإذا سجد - وهو ركنٌ- اعتمد على كفّيه وبسطهما .
89: Markuu sujuudo waana rukniyee wuxuu fidhinaya lawadiisa gacmood calaasha buu cuskanayaa.
_________________________________________________________
90- ويضمُّ أصابعهما .
90: Kadibne waxuu isku dhajinaayaa farihiisa buu isku xiraayaa markuu qofka sujuuda aado oo gacmihiisa dhulka dhigo wuu isku dhajinaayaa faraha.
_________________________________________________________
91- ويوجهها إلى القبلة .
91: farihiisina wuxuu aadinaayaa dhinaca qiblada macnaha farahiisa kala tagtagsiinmaayo oo dhinaca geesaha dad baa jiro geesaha ama isku laawo dhinaca bidixda ama midig u jeediyo nabigena scw waxuu sameen jiray dhinaca hortiisaha ah ama qiblada ah buu u jeedin jiray.
_______________________________________________________
92- ويجعل كفّيه حذو منكبيه .
92: waxuu ka yeelayaa gacmihiisa lawadiisa gacmood waxuu la ekeysiinayaa lawadiisa garab agtiisa.
_______________________________________________________
93- وتارةً يجعلهما حذو أُذنيه .
93 mar marne lawadiisa gacmood waxuu ka yeelaayaa ama la ekeysiinayaa lawadiisa dhagood ama la simayaa lawadiisa dhagood.
_______________________________________________________
94- ويرفع ذراعيه عن الأرض وجوباً , ولا يبسطهما بسط الكلب .
94: nabigena scw wuu noo diiday sida eeyga u fadhiisato ama uu markuu fadhiisanaay gacmihiisa dhan buu dhulka dhigaa nabigena scw wuu noo diiday waxaa la rawaa qofka inuu qeybta hore gacantiisa bes inuu dhulka dhigo qeybtaan danbene in uu kor u qaado uusan ma aragtay iyaga dhan dhulka dhigin saas buu nabigeen asuubanaa scw na amari jiray.
_________________________________________________________
95- ويمكِّن أنفه وجبهته من الأرض ِ , وهذا ركنٌ .
95: waxuu makininaayaa ama sankiisi iyo qeybtaan macnaha fooda hore meesha sujuuda dhulka ku wada dhajinaa lawada jilboodne dhulka buu ku dhajinaayaa.
_________________________________________________________
96- ويمكِّن أيضاً ركُبتيه .
96 waxuna magninayaa labadiisa jilbood dhulka buu ku dajin.
_________________________________________________________
97- وكذا أطراف قدميه .
97.sido kale wuxu dhulka ku dajin labadiisa laguud foodooda.
_________________________________________________________
98- وينصبهما وهذا كله واجب ٌ
98.wunu isku dajinayaa arinkasna kuligaasa waa wajib.
_________________________________________________________
99- ويستقبل بأطراف أصابعهما القِبلة .
99- Wuxuu luugihisa farahooda adina qiblada
_________________________________________________________
100- وَيرُصُّ عَقِبيه .
100 kadibna wuxu isku dajinayaa labadiisa canqaw.
_________________________________________________________
101- ويجب عليه أن يعتدلَ في سجوده ِ , وذلك بأن يعتمد فيه اعتماداً متساوياً على جميع أعضاء سجوده , وهي : الجبهة والأنف معاً , والكفان , والركبتان , وأطراف القدمين .
101: qofka in uu kusoo kaco sujuuda waxaa waajib ah qofka tukanaayaa qofka wali kama soo kicin sujuuda qofka waxaa la rawaa sujuudiisa in ku makino o sujuudiisi intaa eey nabiga scw wuxuu tiriyay 7 meel in eey dhulka dhigaan maxaa koowaad ah nabiga scw waxuu yiir waxa waaye qofka inuu oo dhulka ku dhajiyo ama ku xasiliyo dhulka xubnihiisa dhan waxaa ka mid ah xubnaha fooda, sanka in la isla dajiyo eey sinaadaan sidoo kale gacmahane in eey sinaadaan, iyo lawada jilbood iyo lawada food ee lawada lug foodooda faraha eh in uu dhulka ku makansiiyo.
_________________________________________________________
102- ومَن اعتدل في سجوده هكذا , فقد اطمأن يقيناً , والاطمئنانُ في السجود ركنٌ أيضاً .
102.qofkii sas ku suga sujuudiisa oona ku makniya sujuudiisa waxa xaqiiqa ah in uu qofkaas in yaqiinsaday una siiyay melkasta xaqeyda qofka in uu kusugnaado una kuxasilo sujuuda wxey kamid tahay arkanta salada
_________________________________________________________
103- ويقول فيه : ( سبحان ربي الأعلى ) , ثلاث مرات , أو أكثر . _ وفيه أذكار أخرى تراها في ( صفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم ) , ص145 . 103.wuxuna oranaya sujuda dhaxdeyda سبحان ربي الأعلى ) sadex jer ama kabadan adkaar kalena wa ey jirtaa oo lagu aqristo sujuuda waxad unoqoneysa sifatu salatu nabiye scw safxada 145
_________________________________________________________
104- ويُستحب أن يكثر الدعاءَ فيه ؛ لأنه مظنة الإجابة .
104.waxana lajeceleystay in labadiyo ducada in uu ku badsado markuu sujudsanyahay maxa yelay waa meshii duco lagu aqbalaaye sas baa udhawdahay .
_________________________________________________________
105- ويجعل سجوده قريباً من ركوعهِ في الطول كما تقدم .
105 .wuxuna kayeelayaa dujuudiisa mid udhow rukuucdiisa dhirarka.
_________________________________________________________
106- ويجوزُ السجودُ على الأرضِ , أو على حائل بينهما وبين الجبهة ؛ من ثوبٍ أو بساطٍ , أو حصيرٍ , أو نحوه .
106: waxaa binaan qofka in uu ku sujuudu dhulka caadiga oo waxne u dhaxeenin ama wax yar inee u dhaxeeso asiga iyo dhulka inuu wax yar dhigto sida saliga cml waala ogolyahee sida dhar in la dhigto ama roog ama maro ah waa dhigi karaa qofka waaloo ogolyahee sidoo kale waa loo ogolyahee qofka inuu ku tukado meel binaan oo waxne yaalin.
_________________________________________________________
107- ولا يجوزُ أن يقرأَ القرآنَ وهو ساجِدٌ .
107: ma binaano qofka inuu aqriyo quraanka asagoo sujuudsan. _________________________________________________________
الافتراش والإقعاء بين السجدتين :
108- ثم يرفع رأسه مكبراً وهذا واجبُ .
108:qofka in uu fadhiisto lawada sujuud dhexdiisa kadib waxuu qaadaayaa qofka madaxiisa hal mar buu kor usoo qaadayaa qofka madaxiisa markuu dhameestiro sujuudiisi waana waajib. _________________________________________________________
109- ويرفع يديه أحياناً .
109- waxuu qaadayaa lawadiisa gacmood mar mar qofka waxaa loo ogolyahee lawadiisa gacmood inuu qaado mar mar markuu sujuuda kasoo kacaayo allahu akbar inuu dhaho.

_________________________________________________________
110- ثم يجلس مطمئناً , حتى يرجع كلُّ عَظْمٍ إلى موضوعه وهو ركنٌ .
110: kadib waxuu fadhiisanaayaa asigooo dagan oona is boobsiineenin macnaha ordeenin ama dagdageenin xasiloon buu fadhiisanaayaa ilaa eey laawato xubin walba meesheeda u laawato buu qofka sugaayaa dadka intee lawada sujuud dhexdeda isla markii inta soo kacaan hada kula laabtaan lama ogola qofka waa inuu sugaa ilaa xubin walbo mesheeda ku laawaaneeso.
_________________________________________________________
111- ويفرش رجله اليسرى فيقعد عليها , وهذا واجبٌ .
111: kadib lugtiisa bidix uu fidinaayaa si uu ugu kor fadhiisto waana waajib.
_________________________________________________________
112- وينصب رجلَه اليمنى .
112: lugtiisane midigne waa istaajinaayaa fooda lugta midig buu istaajinaayaa.
_________________________________________________________
113- ويستقبل بأصابعها القبلة .
113: Lugta farihiisina foodooda hore waxuu u jeedinaayaa qiblada.
_________________________________________________________
114- ويجوز الإقعاءُ أحياناً , وهو أن ينتصِبَ على عَقِبيه وصدور قدميه .
114 - Waxaana banaan qofka in uu cirbihiisa ku fadhisto asago xabadkisa hor uu baxsanyahay
_________________________________________________________
115- ويقول في هذه الجلسة : ( اللهم اغفرْ لي , وارحمني واجبرني , وارفعني , وعافني , وارزقني ) .
115.wuxuna oranaya fadhigaan ( اللهم اغفرْ لي , وارحمني واجبرني , وارفعني , وعافني , وارزقني ) .
_________________________________________________________
116- وإن شاءَ قال : ( رب اغفر لي , رب اغفر لي ) .
116.hadii uu doonona wuxu oranayaa ducadaan ( رب اغفر لي , رب اغفر لي ) .
_________________________________________________________
117- و يُطيل هذه الجلسة حتى تكون قريباً من سجدته .
117.wuxuna dheranaya fadhigaan ilaa ey noqoto mid udhaw sujuudiisa.
_________________________________________________________
118- ثم يكبر وجوباً .
118-Kadib Allahu Akbaar ayu oranaya waana Wajib
_________________________________________________________
119- ويرفع يديه مع هذا التكبير أحياناً .
119.wuxuu qadayaa kor gacmahiisa takbiirtaan markuu la imaanayo mar mar.
_________________________________________________________
120- ويسجد السجدةَ الثانية , وهي ركنٌ أيضاً .
120.wuna sujudayaa sujudii labad ayadana waa rukni.
_________________________________________________________
121- ويصنع فيها ما صنعَ في الأولى .
121.wuxu sameynaya wixii sujuudan kowaad uu ku dhax sameeye.
___________________________________________________________________________________________________________
_________________________________________________________




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip