Mulakhas Sifatu Salaatu Naby * [Casharki 1aad]1-25. Qoraal iyo Dhagaysi .*Li Sh Ibnu Yasir*

0
Friday May 24, 2013 - 11:09:27 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3053
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Mulakhas Sifatu Salaatu Naby * [Casharki 1aad]1-25. Qoraal iyo Dhagaysi .*Li Sh Ibnu Yasir*

    Mulakhas Sifatu Salaatu Naby * [Casharki 1aad]1-25. Qoraal iyo Dhagaysi .*Li Sh Ibnu Yasir*

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 27 KB
Mulakhas Sifatu Salaatu Naby * [Casharki 1aad]1-25. Qoraal iyo Dhagaysi .*Li Sh Ibnu Yasir*

Waxaa qoray sheekh Muxamad Nasirudiin al Albaniwana kitabka sifatu salatu nabi scw

kitabka wuxuu ku bilaaban bismillah mahad oo idil Allah iska leh

أولاً : استقبال الكعبة

1- إذا قمتَ أيها المسلم إلى الصلاة , فاستقبل الكعبة حيث كنت , في الفرض والنفلِ , وهو ركن من أركان الصلاة , التي لا تصح الصلاة إلا بها.

1.Qiblada in loo jeysto

Hadii ad istaagto ayuhal muslimokow salada hadad u istagtid waxad ujeysataa kacbada meeshaad joogtid salada faradka duko ama salada nafalka wa in aad ujeysata qiblada. In ad ujeesato qiblada waa rukni kamid ah salada hadii la wayana ruknikaaan anan salada an saxeynin

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

2- ويسقط الاستقبال عن المحارب في صلاة الخوف والقتال الشديد.

- وعن العاجز عنه ؛ كالمريض , أو من كان في السفينة , أو السيارة , أو الطائرة , إذا خشي خروج الوقت .

- وعمن كان يصلي نافلة أو وتراً , وهو يسير راكباً دابة أو غيرها ويستحب له إذا أمكن أن يستقبل بها القبلة عند تكبيرة الإحرام , ثم يتجه بها حيث كانت وجهته .

2.Wajib nimada in kacbada loo jesto waxee ka dhacee marka qofka dukanayo salada cabsida ama dagaal ad udaran lagu jiro markaas qofka wajib namimadii baa ka dhaceyso waxa lo ogalyahay in uu ujeysto meshii ufudud iyo qofkii kacaajiso in uu ujesto qiblada cajiska wuxu kawadaa sheekha kan xanuusan ama qof saran doon ama baabuur ama diyarad haduu uu kacabsado in uu waqtiga kabaxo intaas waxa kadhaca wajibninmada ah in loo jeesto qibladasido kale waxa wajibnimada ka dhacaya qofka dukada saladaha sunnada ama witriga asigo saran wax an soo sheegne ama wixii lamid ah waxa la jecleystay ama fiican hadii uu ufududaayo qofkaas in ujuusto sida faraska qiblada markuu bilabayo xirashada salada markaas kadib uu juseysto mesha uu qabanayo gadidkiisa

_______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

3- ويجب على كل من كان مشاهدٍ للكعبة أن يستقبل عينها , وأما من كان غير مشاهداً لها فيستقبل جهتها .

3.Waxa wajib naqonaya qofkasta uu ku arkayo indhihiisa kacbada in u ujestaaa hadii uu noqdo qof anan ujeedin qiblada dhinaceyda ayu uu jeysan

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

حكم الصلاة إلى غير الكعبة خطأً :

4- وإن صلى إلى غير القبلة ؛ لغيم أو غيره بعد الاجتهاد والتحري جازت صلاته , ولا إعادة عليه .

4.Xukunka qofka ujeesta salada mel an aheyn kacbada asigo ka aheyn kas

hadii uu qofku udukado mel an aheyn qibladao sawabahan uu qofku ugeystay sababahan uu garan wayay quraxda mesha kaso baxday sida robka iyo wixi lamid ah asagoo isku dayay in uu radiyo qiblada markaas qofkas waxa jaiz noqonayo saladisa qofkasna salada laguma lahan in uu ku so celiyana ma ahan

5- وإذا جاء من يثق به - وهو يصلي - فأخبره بجهتها , فعليه أن يبادر إلى استقبالها , وصلاته صحيحةٌ .

5.Hadu u imaado qof uu aminsanyahay oo masuul ah oona u imaado asoo saalada dukanayo una sheego jihada qiblada wa in ad uwaregato dhinaca u ku sheegay o dhinaca qiblada sax da ah udukatid saladisana wa saxiix ah

_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

6- ويجب عليه أن يصلي وهو قائماً وهو ركن ٌ , إلا على:

المصلي صلاة الخوف , والقتال الشديد , فيجوز له أن يصلي راكباً , والمريض العاجز عن القيام , فيصلي جالساً إن استطاع , وإلا فعلى جَنبٍ , والمتنفّل , فله أن يصلي راكباً , أو

قاعداً إن شاءَ , ويركع وسجد إيماءً برأسهِ , وكذلك المريضُ , ويجعل سجوده أخفض من ركوعه .

6.Waxaa wajib ku ah qofka salada dukanaya korkiisa inu dukado asago tagan waxeyna ka mid tahay arkanta salada ilaa ma ahaaney qofka dukanaya salada cabsida ama qofka ku jira dagaal daran waxa ubanan qofkaas in uu dukado asagoo saran faraskiisa ama wixi lamid ah kan xanusan a anan awoodin in uu istaago wuxu dukana asagoo fadiya haduu awoodo hadusan awoodin sas markas dhiniciisa buu ku tukan sido kale qofkaas waxa lo ogolyahay meshu saranyahay in u udukado ama sarirtiisa saran ama asigo fadhiya dukado wuxu rukucayaa unu ku sujudayaa asagoo ishaaraya marka sidas bu sameyn nayaa qofka xanuunsan marka sujuudu buu wax yar isharada dhereynayaaa

7 - ولا يجوز للمصلي جالساً أن يضع شيئاً على الأرض مرفوعاً يسجد عليه , وإنما يجعل سجوده أخفض من ركوعه - كما ذكرنا - إذا كان لا يستطيع مباشرة أن يباشر الأرض بجبهتِهِ .

7. Mabanana qofka dukanaya asago fadhiya in uu dhigo wax kor uso qadaya qofkas wuxu sameynaya wax yar kahooseya rukucdii qofka haduusan i shaari karin si tood ah wuxu isharayaa ishiisa jihada qiblada.

_________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

8- وتجوز صلاة الفريضة في السفينة , وكذا في الطائرة.

8. Waxaa banaan salaada in lagu tukaado doon iyo sidokale diyarada.

_________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

9- وله أن يصلي فيهما قاعداً إذا خشي على نفسه السقوط.

9.Waxaa ubanan inoo dukado asiga fadhiya qofka saran safinada ama diyarada haddi uu ka cabsanayya in u dhaco ama wixi lamid ah

10- ويجوز أن يعتمد في قيامه على عمودٍ , أو عصى ؛ لكبر سنه , أو ضعف بدنه .

10 Waxaa ubanan qofka xanunsan ama qof weyn in uu ku tiirsado bakoradisa.

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

11- ويجوز أن يصَلي صلاة الليل قائماً أو قاعداً بدون عذر , وأن يجمع بينهما , فيصلَّي ويقرأ جالساً , وقبيل الركوع يقوم , فيقرأ ما بقي عليه من الآيات قائماً ثم يركع ويسجد , ثم يصنع مثل ذلك في الركعة الثانية.

11-Waxaa banan qofka in uu dukado salada leyka asigo tagan ama fadhiya asigo cudur la an ah sido kale waxa lo ogolyahay in uu jamciyo labadoda asago tagan ama fadhiya salada dhexdeda wuxu sameyn karaa salada bu xeran wuxuna raba in uu aqriyo juzz cml marka wu fadhisan marka uu rabo in uu rukuuco wu istagaya wixii u dhina buu aqrin kabacdi wuu sujuda kadinba rakcadii kale sas bad kayeleysaa

_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

12- وإذا صلى قاعداً جلس متربعاً , أو أي جلسةٍ أخرى يستريح بها.

12.Haduu uu dukado qofka asigo fadhiya wuxu ufadhisan sida in u lugaha isdhaafiyo cml ayu ufadhisan ama fadhiyo kale ufadhiso hadadan sas u fadhisam karin

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

13- ويجوز له أن يقف حافياً , كما يجوز له أن يصلي منتعلاً.

13; Salada in lagu tugado kabaha ama dacaska wax la mid ah waxaa qofka u binaan inuu istaago ama uu salaada tukado isagoo kaba la,aan ah sida caadiga ah ,sidoo kalene inuu tukado asagoo kaba wato macnaha lawadabe waa loo ogolyahee.

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________


14- والأفضل أن يصلي تارةً هكذا وتارةً هكذا , حسبما تيسر له , فلا يتكلف لبسهما للصلاة ولا خلعها , بل إن كان حافياً صلى حافياً , وإن كان منتعلاً صلى منتعلا , إلا لأمرٍ عارضٍ .

14 : Kan wanaagsan ama la jecelyahee inuu u tokado kaba la,aan mar marne inuu tukado asagoo kaba wato sida u fudud markasta hadee u fududahee inuu tukado asagoo kaba wato wa ku tukanayaa, hadee u fududahee inuu kaba la,aan tukado waa u tukanayaaa, qofkane waxaa lo baahanyahe fudeedkana waxa lo keenaay in uu qofka dhibaato ku noqonin kaba inuu gashto ama iska bixiyo ,mar maree dhacdaa meel baa aadeesaa kaba iskama bixi kartid meeshii sali ma lahan markaas isma dhibeesid salada kabahaa ku tukaneesaa, lkn hadaa tagtid meel masaajid ah eey dhibtahe inaa kabaha la gashid wa iska bixineesaa kabaha kadibne wa tukaneesaa marka waxii ku fudud wa sameeneesaa ilaa hadeey u imaado wax yaabo asiga dhibaayo uu u ogolaan karin inuu saas ku tukado.

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

15- وإذا نزعهما فلا يضعهما عن يمينه , وإنما عن يساره , إذا لم يكن عن يساره أحدٌ يصلي , وإلا وضعهما بين رجليه ـ قلت : وفيه إيماءٌ لطيفٌ إلى أنه لا يضعهما أمامه , وهذا أدبٌ أخل به جماهير المصلين , فتراهم يصلون إلى نعالهم ! - بذلك صح الأمر عن النبي صلى الله عليه وسلم .

15: Hadii uu iska siibo labadiisa kabood ma haboona lama ogola in uu dhigo dhinicicisa midig, waxa haboon inuu dhigo dhiniciisa bidix , shaikh waxuu dahee hadii dhinaca midig lagaa fadhiyo aslan waaba mamnuucee dhiniciicsa midig hadii lagaa fadhiyo dhiniciicsa bidix waxuu dhigaayaa labadiisa lugoood dhexdiisa.

_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

الصلاة على المنبر:

16- وتجوز صلاة الإمام على مكان مرتفع كالمنبر ؛ لتعليم الناس يقوم عليه , فيكبر ويقرأ ويركع وهو عليه , ثم ينزل القهقرى حتى يتمكن من السجود على الأرض في أصل المنبر , ثم يعود إليه فيصنع في الركعة الأخرى كما صنع في الأولى .

16: Salaadaha min barka waxaa binaan salaada minaanka haduu imaanka ku tukado meel sare asagoo u dan leh inuu baro dadka salaada shaikhan waxaa loo ogol yahee inuu salaadiisii tukado asagoo meel sare saaran ha ahaado kor aha hadaayo meel kaloo sare sida minbarka oo kale wuu takbiirsanaayaa wuxuuna aqrisanaa meeshuu asoo saaran asagoo minbarka saaran rukuucsanaayaa lkn markuu sujuudaayo wuu dagaayaa asagoo gadaal gadaal u socdo ilaa uu ka gaaro meel si wanaagsen ama si fudud u ku sujuudi karo minbarka afkiisa ilaa uu helo meel wanaagsen uu ku toosan meshaas ku sujuudayaa wuxuusanmeenaayaa markuu sujuuda kaso baxo hore hore usoo nqoonaayaa kadib minbarka sidaas ku koraayaa asagoo hore hore u socdaa kadibne wuu sii wadaa saas buu u wadaa salaadiisa.

___________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

17 -ويجب أن يصلي إلى سترةٍ , لا فرق في ذلك بين المسجد وغيره , ولا بين كبيره وصغيره , لعموم قوله صلى الله عليه وسلم : ( لا تصل إلا إلى سترةٍ , ولا تدع أحد يمر بين يديك , فإن أبى فلُتقاتله ؛ فإن معه القرين ) . يعني الشيطان .

17: Waajibnimada salaada inee sidrada loo tukado iyo in loo dhawaado qiblada waxaa waajib ku noqoonaayo inuu u tukado sidrada salada markaa tukaneesid waxaa qasab kugu ah inaa sidra sameesid farqi ma lahan dadka waa weyn iyo dadka yaryar sababto ah nabigeena scw markuu na amraayay anagoo dhan ayuna amray inaa anagoo dhan qiblada u jeesano yar iyo weyn wuxuu dhahee nabigena scw ha tukanin salaad ilaa aad sidir la haadid maahinee sidra wax yaaba badan noqon karaan kursiga , darbiga nabigeena scw waxuu dhahee ha u dhaafin in uu maro adi iyo sidradaada dhexdiisa inuu maro qof hataa cunug yar ha noqdo qof weyn ha noqdo haduu diido la dagaal u yiri nabigeena scw sababtoo ah qofka sheydaan ayaa la socdo celi marka hore haduu diido sii celi cunaha qawo gadaal u celi riix lama ceejinaayo ayuu yiri nabigeena scw lkn waala riixaayaa ilaa u noqdo waa sidaas.

___________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

18- ويجب أن يدنو منها ؛ لأمر النبي صلى الله عليه وسلم بذلك.

18: Nabiigena scw waxuu ku leeyahee waxaa isku daydaa inaa u dhawaadid sidraada boos weyn yee idin dhaxeenin adi iyo sidradaada,

___________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

19- وكان بين موضع سجوده صلى الله عليه وسلم والجدار الذي يصلي إليه نحو ممر شاةٍ , فمن فعل ذلك فقد أتى بالدنوّ الواجب - قلت : ومنه نعلم أن ما يفعله الناس في كل المساجد التي رأيتها في سوريا وغيرها من الصلاة وسط المسجد بعيداً عن الجدار او السارية , ما هو إلا غفلة عن أمرهِ صلى الله عليه وسلم وفعله.

19: Nabigeena xabiibkeena suubanaheena scw waxuu yiri waxee aheed meeshuu nabigeenasuubanaheena scw uu ku sujuudi jiray iyo darbiga waxaa u dhaxeen jiray waxee la egeed tusaale ahaan meel yar oo mari karo ariga yar baa u dhaxeen jirtay nabigeena suubanaheena scwmeeshuu ku sujuudi jiray iyo darbiga marka meesha aa ku sujuudeesid ha u dhaxeeso in yar uu intaas o kale la eg shaikh waxuu leeyahe qofkuu sidaas sameyo qofkaas waxuu al imaaday dhawaanshihii la raway oo waajibka ahaa ayuu la imaaday.

___________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

مقدار ارتفاع السترة

20- ويجب أن تكون السترة مرتفعة عن الأرض نحو شبر , أو شبرين ؛ لقوله صلى الله عليه وسلم : ( إذا وضع أحدكم بين يديه مثل مؤخرة الرحل فليصل ,ولا يبالي من مر وراء ذلك ) . - المؤخرة : هي العمود الذي في آخر الرحل , والرحل , هو للجمل بمنزلة السرج للفرس . وفي الحديث إشارة إلى أن الخط على الأرض لا يجزي , والحديث المروي فيه ضعيف - .

20: Sidrada maxee noqoneesaa ma dheerbaa ma qalinbaa ma geedaa la hoos galinaa amriga waxee keeneesaa nabigeena scw wuxuu yiri ha tukanin ilaa inaa sidri dhigatid maahinee marka waa amar koleey salaada ma saxmeesaa ma saxmeeso taas waa arin kale.

waxaa waajib ah sidrada inuu dhulka ka baxsan yahee tusaale ahaan hal taago gacantaada cabirkeeda dhulka ilaa kor koleey waa 30 ama 40 cm aa ugu yar qofkane waxaa la ogolyahee inuu ka dhigto sidro hadii idin fududeeyo cadayga inuu la eg dhirikiisa intaas in la eg sidrada waaka dhigan kartaa shaikh waxuu leeyahee dad baa jiro qofka hadii hoostiisa hal xariiq ku sameeyo sidra u noqoneesaa lkn xathiiska waa daciif markaas taas daliil uma noqonee.

______________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

21- ويتوجه إلى السترة مباشرةً ؛ لأنه الظاهر من الأمر بالصلاة إلى سترة , وأما التحول عنها يميناً أو يساراً , بحيث أنه لا يصمُدُ إليها صَمْداً , فلم يثبت

21: qofkane wuxuu u jeesanaayaa qiblada ama sidrada shaikh waxuu leeyahee waxaa daahir ah in qofka u jeedo qibladiisa hadii aad sidraada dhinac kale dhigtid bixid ama midig nabigeena scw lagama warinin nabiga scw waxuu dhigi jiray hortiisa gadaal am dhigi jirin dhinacne ma dhigi jirin geesne ma dhigi jirin.

_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

22- وتجوز الصلاة إلى العصا المغروزة في الأرض أو نحوها , وإلى شجرة , أو اسطوانة , وإلى امرأته المضطجعة على السرير , وهي تحت لحافها , وإلى الدابة , ولو كانت جملاً .

22: shaikh waxuu leeyahee waxaa binaan qofka inuu sidradiisa ka dhigo geed ama ul uu dhuka ku mudo shaihk waxuu yiri wee binaan tahee sida laga wariyay nagibeena scw waa la ogolyahee sidaas qofka inuu ka dhigto sidradiisa geed ama tiir sidoo kale qofka waxuu ka dhigan karaa haweenay saaran sariir sida nabigeena scw uu sameen jiray.

_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

تحريم الصلاة إلى القبور

23- ولا تجوز الصلاة إلى القبور مطلقاً , سواءً كانت قبوراً للأنبياء أو غيرهم

23 : xaaraanimada saalada in lagu tukado qabuuraha ayagoo qofka u jedo qabuuraha ha noqoto nabiyada ama kheyrkooda ma binaano aslanba qof in uu u tukado qabri.

_____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

تحريم المرور بين يدي المصلي ولو في المسجد الحرام:

24- ولا يجوز المرور بين يدي المصلي إذا كان بين يديه سترة , ولا فرق في ذلك بين المسجد الحرام وغيره من المساجد , فكلها سواء في عدم الجواز لعموم قوله صلى الله عليه وسلم : لو يعلم المار بين يدي المصلي ماذا عليه , لكانَ أن يقف أربعين , خيراً له من أن يمر بين يديه ) . يعني : المرور بينه وبين موضع سجوده .-وأما حديث صلاته صلى الله عليه وسلم في حاشية المطاف دون سترة والناس يمرون بين يديه , فلا يصح , على أنه ليس فيه أن المرور كان بينه وبين سجوده

24: Xaarinimada qofka inuu maro qofka tukanaayo inuu hor maro ha noqoto hataa masjid haram waxaa jiro dad cumru u aaday oo is dhahayo iska hor dhib malahan mar shikh saas u keenay masjid haraam mana binaano qofka inuu hor maro qofka tukanaayo hadii hataa uu sidra heesto lama ogola inaa sidra dhex martid ha ahaado masjid xaraam ama nabigeena scw masjidkiisa ama masaajida kale farqi uma dhaxeyo ma binaano inaa hor martid sidra iyo qofka dhexdiisa nabigena scw wuxuu yiri haduu ogaan lahaa qofka hor maraayo kan tukanaayo waxa saarnaanaayo aama danbi gaaraayo wuxuu jecleesan lahaa inuu istaago arbiciina waxee noqon karaa afartansano ana afarantan saacadood ama afartan qarni lama ogo nabigeena scw wuxuu ka aamusay marka nabiga scw waxyaabaha ka aamuso waxeey tuseesaa arinta seey u weentahee ma na ahan arin la fududeesto waxaa waaye qofkaas muusan mari laheen haduu ogaaan lahaa dhibka gaareeso wuxuu jeclaan lahaa inuu siak istaago shaikh waxuu yiri qofka inuu maro inta u dhaxeeso qofka tukanayo iyo meesha u tukanaayo xadiis baa jiro oo nabiga scw loo nisbeeyo oo la leeyahe nabiga scw wuxuu tukaday asoo sidra laheen dadkane hor maraayaan shaiklh waxuu yiri xadiiskaas sax maahin tukabada hala faaideesto oo culumada waa weyn qoreen, lkn waxaa jiro kutubo badan oo daciif ah marka walaal yaal xadiiskaan sax maahin o la dhahaayo nabiga scw sidra la dhiganin kadib dadka hor mareen marka walaal yaal waxaas sax maahin.

____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________

وجوب منع المصلي للمار بين يديه , ولو في المسجد الحرام

25- ولا يجوز للمصلَّي إلى سترةٍ أن يدع أحداً يمر بين يديه ؛ للحديث السابق : ( ولا تدع أحداً يمر بين يديك ... ) , وقوله صلى الله عليه وسلم : ( إذا صلَّى أحدُكم إلى شيءٍ يستره من الناس , فأراد أحدٌ أن يجتازَ بين يديه , فليدفع في نحره , وليدرأ ما استطاعَ ) , وفي رواية : ( فليمنعه - مرتين - فإن أبى فليقاتله فإنما هو شيطانٌ ) .

25: ma binaana qofka tukanaayo sidra u tukanaayo inuu dhaafo qof inuu hortiisa maro xadiiskaas hada aan soo dhaafnay aa aheed ha dhaafin qof inuu hortaada maro nabigeena scw ayaa yiri qof markuu sheey dhigo sidra ah oo dadka ka asturaay haduu qof kale maro ha qabto ayuu yiri nabiga scw qoortiisa qabso oo qofka saas u celi hana isku dayo inuu celiyo inta karaankiisa tahee marka hadaa salaad tukanesid qof ku hor maro celi mar lawaad celi saas nabigeena scw ayaa yiri .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip