Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka 18aad (Mu'minuun 1- Furqaan 20)-Shekh Xassan Ibrahim Ciise.

0
Friday May 03, 2013 - 22:59:58 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka 18aad (Mu'minuun 1- Furqaan 20)-Shekh Xassan Ibrahim Ciise.

    Asalaama calaykum axibatii filah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaama calaykum axibatii filah Waa ogeysiis ku socda Ardayda ku xiran tafsiirka halkan waxaa ka dhegeysataa juzka 18aad ( Suratu Mu'minuun 1- ilaa furqaan20) by sheekhana wa macalimunaa sheekh xassan ibrahim cise alle ha xifdiye. Maanta waxaa la akhriyey laba maqro ee ugu horeysa suuratu Mu'minuun. Beri saacadu markay tahay   14uk waxaa la akhrinayaa insha allah 2da maqree xigta ( Mu'minuun ayah 75 ilaa Nuur ayah 20aad) soo diyaarso insha allah waa inoo beri 14uk time iyo qolka imtixaanada. Alle ha idin xifdiyo hana idiin fududeeyo barashada quraanka iyo ku dhaqankiisa aameeeeeeeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip