sharaxa Jazariyaha Reer Taqwa

1
Friday December 05, 2014 - 12:01:18 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 6840
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 10
  • 14 1
  • Share via Social Media

    sharaxa Jazariyaha Reer Taqwa

    15 saac ayaa ku baxday badalida sharaxada sawirada ee adiguna ku bixo wax u dhigma si aad u fahanto waa laguu dadalayee dadaal ardayoow muhiimadeenu wa in aad barato diinta alle meel aad garto jzklh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

15 saac ayaa ku baxday badalida sharaxada sawirada ee adiguna ku bixo wax u dhigma si aad u fahanto waa laguu dadalayee dadaal ardayoow muhiimadeenu wa in aad barato diinta alle meel aad garto jzklh



Makhrajka labad waa Xaqliga ama dhunta

Xalqiga ama hunguriga ama dhuunta wax uu leyahay 3 boos wax aka so baxa 6 xaraf oo kala ah hamza haa cayn xaa khaa iyo qayn (ء ه – ع ح – غ خ ) waxaa lagu magacaba xuruuful xalqiyah

Eeg sawrka

 



Booska u fogi ee xaga labta si xiga(Aqsal Xalqi) wax aka so baxa 2xaraf ( الهمزةالهاء).

.

أمثله :

Tusaalayasha hamzada

الهمزة : ( يؤمنون – تأويلا – جئنا – إذا شاء أنشره ).

Tusaalayasha Hada

حرف الهاء : ( الله – أهدى – اِهدنا – مطهره – تقاه – العِهن –– بأفواههم – منتهاها )

.

Booska Labaad Waa Wasadul Xalqi DHunta bartankeeda Wax aka so baxa 2 xaraf Cayn iyo xaa ( العين – الحاء )

 

Tusaalayasha Xarafka Cayn

حرف العين : (والله أعلم بأعدائكم –– يعملون – تطلعُ عَلى

ينزعُ عَنها )

Tusaalayasha Xarafka Xaa.

حرف الحاء : ( اِحداهنّ – اِحسانا– المُحسنين – لا أبرحُ حَتى ) .

Booska Sedexaad ee Hungurigu Leyahay waa mesha u sokaysa(Adnal Xalqi) xaga afka so xiga Wax aka so baxa Khaa Iyo Qayn ( الخاء – الغين ).

Tusaalayasha Khaada

حرف الخاء: (أو اخرجوا – يخلد – الخاسرون – خالق – الصآخَّة – الأخ )

Tusaalayasha Qaynka

حرف الغين : (يغفر – استغفر – أفرغ – لاتزغ – ومن يبتغ غير )

Carabku Wuxuu leyahay 10 boos oo ay ka so baxaan 18 xaraf oo kala ah . ق _ ك ج – ش – -ل 5

-ض ر-ن—س –ص 5

ز--ط- ت- ظ –ث 5

–ت- - د-ذ- 3

Qaybta kobaad w aka so baxa 2xaraf qaaf iyo kaaf

1. Mesha u fog carabka (aqsalisan) 2xaraf qaaf iyo kaaf ق _ ك oo lagu magacabo lahwiyatayn

Sharax

Aqsal lisaan waxa daga Qaafka iyo Kaafka Waxa ugu fog Qaafka wuxuu ka soo baxa carabka mesha u danbysa iyo dhabxabaga kore qaybta julicsan ee hilib dalqaha xigta

Kaafka ayaa ku xiga oo daga aqsal lisaan oo ka soo baxa carabka meshisa u danbaysa iyo dhabxanaga kore qaybta adag


Tusaalayasha Qaafka: – الحقّ – يقدر – الحآقَّة – يُشاقِقِ _ يوم تشقَّقُ _ طرائقَ قِددا .

الكاف ( الحكمة _ يكتمون _ سلكَكُم _ نسبحك َ كَثيرا ) Tusaalayasha Kaafka

Tusaalayaal muhiim ah 

 

2 Bartanka carabka (wasadu lisaan)wax aka so baxa ج – ش – ي ) jiim shin iyo yaa Waxaalagu magacaba xuruuf shajariyah

sharax

ج – ش – ي )



tusaalayaal

jiimka( أواجهروا –– حاجَجتم _ اِجتنبوا _ اُجتُثّت _ الرُّجز _ رجسٌ – أتحآجُّون – حآجَّه ).

shiiinka

– يشترون – فيما شَجَر بينهم – إن شَجَرة الزقوم – أخرجَشَطئه ) .

yaada

أيُّها – أيديهم – يظلمون – وإيَّاكم –ولِيِّيَ – ربيُّون – أحيَيناها – )

شِيَعا – ثلثيِ الليل – طرفيِ النهار – الذي يُوسوس ).

fiiro gaara caraba bartamihiisu ku dhici mayo dhabxanaga sare si kastoo aadd iskugu daydo lakin laakiin carabka dhinacyadiisa dhexda ayaa taabana dhabxanaga sare

Qaybta edexaad Carabka dhinacyadiisa (Xaafatu lisaan

waxa ka so baxa Daadka Iyo Laamka

الضاد Daadka sharaxisa

Waxa uu qabsanayaa carabka labadiisa dhinac iyo dhaman ilkaha 32 ilkood

sawrka hose kaasho
1 labada ilkood oo u horeeya e gaduudka ah af somali waxa lagu dhaha
Fooolal iyo labo hoose wa afar

2 laada ku xiga ee Cagaarka ah Dhoolal iyo labo hoose wa afar.

3. Labada ku xiga miciyo iyo labo hoose afar

4 Labada ku xiga ee Baluuga ah Qoslayaal sida magaca Qoslaaye laga kenay. iyo labada hoose waa afar

5 sedexda is xiga Gawso iyo sedex dhanka kala iyo lix hose wa 12

6 labada u danbaysa Gaws Caqliyeed iyo labada hoose waa afar

halkaas wa 32 ilig hadaba magacyadaasi ma saxbaa mise jiraa qof magac kale oo sax ah u yaqaan


4 fool 4 dhool 4 miciyo 4qoslayasha 12 gaws iyo 4 gaws caqliyeed 32

Xarafka Daadka Marar waxa u sahlan ardayga in carabka geesgiisa midig lagu qabto gawsaha marna qarna waxa usahlan dhanka bidix balse booska uu ka so baxo wa in dhaman 32 ilkood carabka labadiisa dhinac lagu cabursho

Makhrajka laamk

Tusaalayaal

فاضرِب – المستضعفين – الضَّآلين – واغضُض– لانفَضُّوا – تراضَيتم

إلا ما اضطُررتم – أنقضَ ظَهرك–– فرَضتُم – قَيَّضنا






حرف اللَّام:

Laam


tusaalataal

بَدَلناهُم – نُدخِلكم – وَليَتلطَّف – أرسلنا – جعلنا – خَلق – قالَ لَأَتخذنَّ)

قالَ اللَّه – فضلُ اللَّه – لِأُحِلَّ لَكم – فويلٌ لِّلذين –وعلَى اللَّه– ويلٌ لِّلمطففين ).

Qabyta afaraad waxay ka soo baxa 5 makhraj 11 xaraf

Qabyta1aad Nuun wuxuu ka so baxa Nuunka


tusalayaal

أنعمت – أتَعدانِنِي – ونَحنُ نُسبح – فامنُن – من آمنَ


Qabta Afaraad waa Carabka Foodiisa (Darfu lisaan Waxuu leyah 5 makhraj waxaa ka soo baxa 11 xaraf 00 kala ah

1.makhrajka 1aad nuun ن

2. Makhrajka lab- ر

3. Makhrajka3aad لطاء و الَّدال والتاء

4. Makrajka4aad ص – س – ز

5. Majhrajka5aad ظ – ذ – ث

Sharaxada5ta makhraj

Makhrajka koobaad ee nuunka

 

Makhrajka 2aad raada (ر)

 


Tusalayaal

أرسلنا – أرض – ثم ارجع – الرَّحمن – حرَّم عليكم – واذكر رَبك –

شهرُ رَمضان – خرَج – فِرعون – ضرَب – أمرَ رَبي بالقسط .

Makhrajka 3aaad(ط-د-ت)

Waxa ka soo baxa للطاء و الَّدال والتاءoo lagu magacabo nadiiciyah


Tusaalayaal

ط : اَطَّلع – الطآمَّة – نَطمس – طَالوت –– أن يطَّوف - اِضطُرَّ

د : أردنا – لقد نَصركم – دآبَّة – دَافق – يرتدِد – أدنى – أشدَّ .

ت : التَّوابين – الفتنة أشَدُّ من القَتل – أصابَتكم -فخانتَاهما – تَتَوفَّاهم .

Tusalayal kale

كدتَّ تَركن – قّالت طّاّئفة ّّّ - أثقلت دَّعوا – بسطتَ – اِستطاع –أعتدت لهنَّ – أعتدنا .

Makhrajka 4AAD wax aka so baxa ( ص – س – ز xuruuf asliyah

Eeg sawirka


tusalayaasha 3xaraf eeg

ص :الصَّالحين – أصحاب – اَصطَفى – القصَص – يصطَرِخون – تَصدِية – قصد السَّبيل – حَرَصتُم .

س : وَالسَّماء – فاستَقِم – اِستغفر – يبسُط – فوسطنَ – المسجد –المسجور – بالقسطاس –.

ز : الزُّور – أَزواجا – لَيُزلِقونك – برزقٍ – يزرعون – كَنَزتم - – الرُّجزَ – فعزَّزنا –– زبورا.

.

Makhrajka 5aad waa ( ظ – ذ – ث ) xuruuf lathawiyah


Tusaalayaal

الظّاهِر – يَعَضُّ الظَّالم – أَوَعَظْتَ – مَحْظُورا

الذَّاريات – الأذقان – ذاق – واذكُر- مَحْذورا

الثَّاقب – قِثَّائِها – الأجداث – ثالثُ ثَلاثة – حيثُ ثَقِفتموهم – النَّفاثات – ثُم

Tusalyal kale

إذ ظَّلموا – يلهث ذَّلك – إذ زَين – وإذ زَاغت الأبصار .

شفتان

Bashimaha wax aka so baxa 4 xaraf oo ka soo baxa laba makhraj

Waxa lagu magacaba Xuruuf shafawiyah

Makhrajka koobaad wax aka so baxa 3 xaraf oo kala ah

ب م- و-

Xarafka 1aad waa Miim


Tusalayasha miimka

م : أمًّن – ولمّا – مَثلا -– قل اللهمَّ مَالك المُلك – لهم مَا – أنعمت .

-----------------------------------------

Xarafka labaad waa bada


Tusalayasha Bada

ب : حبَّبَ – أبصارهم - ولا يغتب بَّعضكم – اضرب بِعصاك – الأسب


Xarafka 3aad waa Waawga


Waawga aan madka ahayn weye

                         بالغدوِّ وَالأصال – مَوئلا – اتقَوا وَّامنوا  .






Tusalayasha fada

ف : النفَّاثات – أفواجا –– فليستعفِف – تعرفُ فِي وجوههم.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip