War Dge Deg ah Ardada Imtixaanka Waxaa Diyaar U Ah Juzkii 19aad

0
Monday April 22, 2013 - 22:45:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3319
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Dge Deg ah Ardada Imtixaanka Waxaa Diyaar U Ah Juzkii 19aad

    Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka-19aad-Furqaan-1-Namli-55 ((Muraajaco)) Sh Xasan Ibraahim Ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka-19aad-Furqaan-1-Namli-55 ((Muraajaco)) Sh Xasan Ibraahim Ciise
Doqoni Calaf maleh Danbeeye magaaro

ma 3 habayn bad u dhafri waysay mise 4 iyo 5 habayn bad ku cel celin waysay  asagaa ka tag nabadeey waa juzkii 14aad ee ee ay galayaan midka hada socdana oo gaba gabdana diyar bey u yihiin talow maxaad qabanayseen intaas ma aroos baad tumayseen mise guryaad dhisayseen  mise geel baad raacan jirteen intaasi waa dhirigalin ee fadhiga ka kac walkayow or walashayeey


waa noo kala dhamatay 15 juz hal juz ba nogu kin dhiman usbuuca danbe wad naga helaysaan insha-allah dadaala walyaal cilmigu dadalbu rabaa janaduna dal bey rabta qofkii cilmiga ku dadala alle wuu u balan qaday jidka janada 

waxaad lamid tihiin caruurteena oo kale canaanta waan iskulenahay dhanka wanga u arka ascwr wbrkt 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip