
Codsi Duca Walaha reer taqwa
From Walkin Xanaafi
Assalamu Calekum wr wbrkt
Salaan Ku Socota Walahayga Qaaliga Ah Ee Aan ALLAh Dartiis U Jeclahay Shaqada Dacwada Iyo Diinta Allana Aan Ku Bahawnay Allah Waxaan Ka Baryayaa In Uu Nala Soo Saaro Kuwa Uu Jecel yahay Hooskiisana Naku Kulmiyo Naguna Daro Dadka Ay booskooda Tamaninayaan Anbiyada Sidiiqiinta Iyo Salixiinta Loona DHisayo manaabir Noor Ah.
Waa Codsi Ku SOcda Ducaadaas
Waxaan idin SOo Gudbinayaa Hdal DHiilo leh Jirkaagana Ka Kicin Doono jiriirico
Waxaa Gurmad Ino Soo Doontay Wil Somaliyeed Oo Ku Nool Notrh America Waxa Uu Yiri I Caawiya Oo Iga Caawiya Sidaan ku Aamini lahaa jiritanka Allah In Uu jiro DabcanSida Uu Shegay Waxa Uu Nool yahay Meel Cidlaa gaalana meel Kastaay k Jirtaa Hadaba Wilkaas Waxaan IDinka Codsanayaa In Aad u Soo Ducaysaan In ALle Soo hanuunsho Caaway Waxaan U Balan Qadnay Mux*(Waynida Allah)*Ku sabsan oo aan isleyahay Waxay u cadayn doonta jirtaanka alle in uu aamino u soo duceeya qalbigiisa in alle soo duwo walayaal
Walayaal xagee jogaa qof gaalnimo laga soo ceshay sida uu ugu farxayo waxaa aad u faraxsan walaheena heesaha iyo qabyaalada dulinayayee hadalkaan ila arag ay xalay soo qortay gabar somaliyeed oo walsheen ah #
Magaceeda wana ka jaray waxay soo qortay hadalkaan mar aan saburada ku so oqoray walahiina u naxariista dacwa iyo raxmad tusa ehlu suna waa kuwa khalqiga ugu naxarsta badan. Ayeey ku faraxday waxay ii soo qortay hadalkaan ayada oo leh farxad ayaan la ooynayaa
...A: waxaad na siisey talo wanaagsan ilaahay haka ajar siiyo
anigu waxaan gali jirey qolka khatumo ama qolka putland marmar ka heesaha marka lay jiido qolkan hadii lay soo jiido waa yaabi jirey mararka qaarkood magaca lay yaqaan waaba ka guuri jirey iminka ilaahay wuxuu qadarey hadaan qol kale galo qalbiga waaba i gubanaya ilaahay baana mahada iska leh idinkana ilaahay ajar ha idinka siiyo ducadii waa ku faa idey wali inaad ii sii duceysaan baan jecelahay si qalbigeyga jacaylka ilaahay iyi jacaylka nabi muxamed csw ku sii bato
A: ilaahay dartii baana idiin wada jecelahay waxaad moodaa dadka dhan walalahey waxkasta waan ka jeclahay mantay.
Hadaba walayaalis waydii imisaa u baahan naxarstaan ducadaan dacwadaan iyo soo dhawayntaan xalay dacwadii la aday 1 habaynimo waxaa jira dad iska oynayay oo saburada ku soo qorayay allah ma no danbi dhaafayaa alow iga madobee paltalka iyo caway ayaa igu danbaysa sida ay ii soo shegeen sida walsheey titi
Marlabaad waxaan codsanayaa wilkaas in aad alle uga soo baridaan in alle qalbigiisa diinta u soo jedsho iyo in uu dareemo in aad la jeceshihiin hanuunka islamka khayrka hadaba walaha ducaadaa ducadiina qof walba hoos ha ku soo qoro si uu u arko naxarsta islaamka iyo dadka ehlu khayrka ah asagoonaan aqoon qabilkisa meshi h=joga macrifo kale aysan jirin midna iyo sidaan ula dacaadufayno intabaalle waxaan ka baryayaa in uu sabab noga dhigo hanuunkisa naartana sababtoona uu uga bad bado
Hoos ku soo qor ducadaada sidana u bux buxi
-
Comments
Name: halkaan ku qor magacaaga paltalka
Email: halkaana ku qor "mailkaaga wuuna ku
xifdisan yahay cidi arki mayso
Website: halkaana ku qor websedka oo sidan ah http://somaliislamic.net
Security Code: halkaan gali lanbarada shanta ah tusalee ku qoran mesha
Kadib qor ducadaada iyo waxad la rabto walkas magacagana ha noqdo midka walaha ay ku yaqanan wjzklh
Codsi Duca Walaha reer taqwa
walaha reer taqwa oo member ka ah altaqwa islamic network waxaan ka codsanayaa in ay u soo duceeyaan dadka dhunsan iyo kuwa dunuubta faraha kula jira gaar ahaan wilkaan magacisa aan ku so gabshay GD oo diintii shaki wayn uga jiro in alle soo hanu