Tafsiirka Suuratul-Qasas-44-50 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

0
Saturday April 20, 2013 - 05:44:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Suuratul-Qasas-44-50 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah

    Waa Tafaiirka Xalay Baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomaali ah ku Turjuman, waana Dhamaadkii 15 juz ee Qolka ka baxay Ee marada dhexda ku xiro Imtixaanka isku soo Diyaari Doqoni Calaf maleh Danbeeye Ma Gaaro u deg deg Diinta Barashadeeda,...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Quraanka Kariimka
Waa Tafaiirka Xalay Baxay oo Maqal iyo Qoraal Afsoomaali ah ku Turjuman, waana Dhamaadkii 15 juz ee Qolka ka baxay Ee marada dhexda ku xiro Imtixaanka isku soo Diyaari Doqoni Calaf maleh Danbeeye Ma Gaaro u deg deg Diinta Barashadeeda,... By Golaha is Bedalka Soomaaliya.

Maadan ahayn dhinaca Galbeed ee buurta waqti aan u xukumaynay (siinaynay) muuse amarka mana aadan kamid ahayn Goobjooga yaasha.

وَمَا كُنتَ بِجَانِبِ الْغَرْبِيِّ إِذْ قَضَيْنَا إِلَىٰ مُوسَى الْأَمْرَ وَمَا كُنتَ مِنَ الشَّاهِدِينَ﴿٤٤



Laakinse waxaan amaamutnay Quruumo waxaana ku dheeraaaday Cumrigii maadan ahayn mid ku sugan madyan ehelkeeda adigoo ku aqrinayo korgooda Aayaadkeena laakiinse waxaan ahayn kuwa diro Mursiliinta (Rususha)

وَلَـٰكِنَّا أَنشَأْنَا قُرُونًا فَتَطَاوَلَ عَلَيْهِمُ الْعُمُرُۚوَمَا كُنتَ ثَاوِيًا فِي أَهْلِ مَدْيَنَ تَتْلُو عَلَيْهِمْ آيَاتِنَا وَلَـٰكِنَّا كُنَّا مُرْسِلِينَ﴿٤٥


Mana aadan ahayn dhinacii (Buurta) Duur waqti aan u dhawaaqnay laakin Naxariista Rabigaa in aad u digto Qoom uusan u imaan Dige kaa horeeyay in ay waantoobaan.

وَمَا كُنتَ بِجَانِبِ الطُّورِ إِذْ نَادَيْنَا وَلَـٰكِن رَّحْمَةً مِّن رَّبِّكَ لِتُنذِرَ قَوْمًا مَّا أَتَاهُم مِّن نَّذِيرٍ مِّن قَبْلِكَ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ﴿٤٦

Hadii ay asiibto musiibo (Dhib) waxay hormarsadeen Gacmahooda Darteed oo markaas ay dhahaan Rabigayniyoow maxaa noogu soo diri waysay Rasuul aan Raacno Aayaadkaada noqonana Mu'miniin.

وَلَوْلَا أَن تُصِيبَهُم مُّصِيبَةٌ بِمَا قَدَّمَتْ أَيْدِيهِمْ فَيَقُولُوا رَبَّنَا لَوْلَا أَرْسَلْتَ إِلَيْنَا رَسُولًا فَنَتَّبِعَ آيَاتِكَ وَنَكُونَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ﴿٤٧

Markuu Xaqa ugu yimid Agteena waxay dhahaeen maa la siiyo wixii (Nabi) Muuse lasiiyay oo kale Miyaysan ku Gaaloobin wixii Muuse la siiyay horay, waxayna dheheen waa laba sixiroole oo is kaalmaysaday waxayna dheheen Annagu dhamaan waan ku gaaloownay.

فَلَمَّا جَاءَهُمُ الْحَقُّ مِنْ عِندِنَا قَالُوا لَوْلَا أُوتِيَ مِثْلَ مَا أُوتِيَ مُوسَىٰۚأَوَلَمْ يَكْفُرُوا بِمَا أُوتِيَ مُوسَىٰ مِن قَبْلُۖقَالُوا سِحْرَانِ تَظَاهَرَا وَقَالُوا إِنَّا بِكُلٍّ كَافِرُونَ﴿٤٨

Waxaad Dhahdaa la imaada Kitaab Allaah Xagiisa ka yimid kaas oo ka hanuun badan labadooda aan Raacnee hadii aad Run sheegeesiin.

قُلْ فَأْتُوا بِكِتَابٍ مِّنْ عِندِ اللَّـهِ هُوَ أَهْدَىٰ مِنْهُمَا أَتَّبِعْهُ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ﴿٤٩


Hadaysan ku Ajiibin ogoow in ay Raacayaan uun

Hawadooda, Yaa ka dhumid badan Qof raacay Hawadiisa Hanuun Allah xagiisa ka imaaday La'aantii, Allaahna Ma hanuuniyo Qoom Daalimiin ah

فَإِن لَّمْ يَسْتَجِيبُوا لَكَ فَاعْلَمْ أَنَّمَا يَتَّبِعُونَ أَهْوَاءَهُمْۚوَمَنْ أَضَلُّ مِمَّنِ اتَّبَعَ هَوَاهُ بِغَيْرِ هُدًى مِّنَ اللَّـهِۚإِنَّ اللَّـهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ﴿٥٠




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip