tafsiirka Suuratul Qasas-- 6--13 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

0
Thursday April 11, 2013 - 17:42:40 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    tafsiirka Suuratul Qasas-- 6--13 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

    Tafsiirka Qur'aanka ee Xalay Baxay Oo maqal iyo Qoraal Afsoomali ah Ku Turjuman Ka Faa'idaysi wacan Ehelkaada iyo Asxaabtaadana Gaarsii. wa salaamu Calaykum. By Golaha Isbadelka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka ee Xalay Baxay Oo maqal iyo Qoraal Afsoomali ah Ku Turjuman Ka Faa'idaysi wacan Ehelkaada iyo Asxaabtaadana Gaarsii. wa salaamu Calaykum. By Golaha Isbadelka Soomaaliya.

Iyo in aan usuurta galino Dhulka dhexdiisa, Tusinana Fircoon Haamaan iyo Ciidankooda xagooda waxay ka Digtoonaayeen

وَنُمَكِّنَ لَهُمْ فِي الْأَرْضِ وَنُرِيَ فِرْعَوْنَ وَهَامَانَ وَجُنُودَهُمَا مِنْهُم مَّا كَانُوا يَحْذَرُونَ﴿٦



Waxaan u Waxyoonay Muuse Hooyadiis Nuuji, markaad u cabsatana ku tuur Badda haka cabsan hana ka murugoon annagaa kugu soo celinayna kana yeeleyna kuwa la diro (Rususha)

وَأَوْحَيْنَا إِلَىٰ أُمِّ مُوسَىٰ أَنْ أَرْضِعِيهِۖفَإِذَا خِفْتِ عَلَيْهِ فَأَلْقِيهِ فِي الْيَمِّ وَلَا تَخَافِي وَلَا تَحْزَنِيۖإِنَّا رَادُّوهُ إِلَيْكِ وَجَاعِلُوهُ مِنَ الْمُرْسَلِينَ﴿٧


Waxaana Qaaday Fircoon Ehelkiisii Si uu ugu noqdo Cadaw iyo walbahaar, Fircoon iyo Haamaan iyo Ciidankooda waxay ahaayeen kuwa Gafa.

فَالْتَقَطَهُ آلُ فِرْعَوْنَ لِيَكُونَ لَهُمْ عَدُوًّا وَحَزَنًاۗإِنَّ فِرْعَوْنَ وَهَامَانَ وَجُنُودَهُمَا كَانُوا خَاطِئِينَ﴿٨


Waxay Tiri Xaaskii Fircoon il Qabawsi ayaa ii sugnaaday iyo adigaba, Ee ha dilina waxaa laga yaabaa in uu Na anfacoAma aan ka yeelano Wiil, Ayaguna ma dareensana Dhabta.

وَقَالَتِ امْرَأَتُ فِرْعَوْنَ قُرَّتُ عَيْنٍ لِّي وَلَكَۖلَا تَقْتُلُوهُ عَسَىٰ أَن يَنفَعَنَا أَوْ نَتَّخِذَهُ وَلَدًا وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ﴿٩


Wuxuu ahaday Qalbigii Muuse hooyadiis mid maran waxayna u dhawaaday in ay muujiso haddaanaan adkeenin Qalbigeeda in ay ahaado Mu'minad.

وَأَصْبَحَ فُؤَادُ أُمِّ مُوسَىٰ فَارِغًاۖإِن كَادَتْ لَتُبْدِي بِهِ لَوْلَا أَن رَّبَطْنَا عَلَىٰ قَلْبِهَا لِتَكُونَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ﴿١٠

Waxay ku Tiri walaashiis Raac waxayna ka Fiirisa Dhinac Fog, iyagoo Dareensanayn

وَقَالَتْ لِأُخْتِهِ قُصِّيهِۖفَبَصُرَتْ بِهِ عَن جُنُبٍ وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ﴿١١


Waxaan ka xarimnay (reebnay) korkiisa (Muuse) Nuugmada Horay, waxayna tiri (walaashiis) ma idin Tusiyaa Qoos idiin kafaala Qaadaya



oo u sama falaya.

وَحَرَّمْنَا عَلَيْهِ الْمَرَاضِعَ مِن قَبْلُ فَقَالَتْ هَلْ أَدُلُّكُمْ عَلَىٰ أَهْلِ بَيْتٍ يَكْفُلُونَهُ لَكُمْ وَهُمْ لَهُ نَاصِحُونَ﴿١٢

Waxaan kusoo Celinay Hooyadiis, si ay ugu qabawsado indhaheeda ayna u Murgin, iyo in ay ogaato Yabooha Alle in uu Xaq yahay Laakiin dadka Badankiisa ma oga.

فَرَدَدْنَاهُ إِلَىٰ أُمِّهِ كَيْ تَقَرَّ عَيْنُهَا وَلَا تَحْزَنَ وَلِتَعْلَمَ أَنَّ وَعْدَ اللَّـهِ حَقٌّ وَلَـٰكِنَّ أَكْثَرَهُمْ لَا يَعْلَمُونَ﴿١٣




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip