Been Badanaa Ma Shabaab baa???

0
Tuesday April 02, 2013 - 06:09:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3791
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Been Badanaa Ma Shabaab baa???

    Cinwaankaan Waxaa baxshay Sheekh Cabdrxmaan Sh Cumar Sidaad Kumaqli Doontaaan Sababtana Wan Sheegi Donaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cinwaankaan Waxaa baxshay Sheekh Cabdrxmaan Sh Cumar Sidaad Kumaqli Doontaaan Sababtana Wan Sheegi Donaa

Mar 31, 2013  Ayaa Shabakada  xarakada shabaab waxay soo dhigeen qoraalo halisteeda xanbaarsan qoraladaas ayaa waxa kamid ahaa kuwaan

Shabakada SHabaabka <<>>  Maxamed Idiris waa AsagiiNelsonMandela Soomaalida Dhambaalka oga keenay, haddana Soomaalida waxaa Cilmaaniyaddii Turkiga eeMustafa Kemal Atatürk usoo qaaday C/raxmaan Aw Cumar iyo Bashir Axmed Salaad,. Surinka iyo Jidka ay ku wadaan Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Al-Ictisaam iyo Shacabka Soomaaliyeed waa la saaxiibtanka gaalada iyo Cilmaaniyiinta Sinada Muslimiinta leh waan Idiin fasaxnay!.



Hadaba qoralkaan waxaan ka soo qadnay hoyga warbaahinta xarakada shabaab kadib waxaan waydiinay sheekh cabdrxmaan shekh cumar safarkoodii turkiga   dabcan uma sii baahna faahfaahin intaas kabadan sheekhu asaga ayaa wixii jiray cadeeyay anagana waa wajib  na saaran qof islaam ah cirdigiisa iyo sharaftiisa lagu dhacayo in aan difaacno


Khaladka labaad oo u baahan in la cadeeyo waa masaaisha diiniga ah oo dhalinyaradaas ayagoon gaarin ay haabanayaan si ay dhiiga islaamka iyo culumada u daadshaaan  waxay u soo qateen xadith kii ninkii guursaday xaaski abihiis ee la dilay  in loo dili karo cid walbo oo danbi ku dhacda ayago oo u dalishaday ninkaas in uu danbi ku dhacay danbigaasna lagu dilay .


arinkaas oo dhalinyaradaas ay rabaan in ay jid ugu furtaan in danbiyada dadka ku galaysiiyaan kuna laayaan anaga oo ogsoon in madhabkaasi yahay kii khawaarijta 

hadaba xadiska ay soo dalishadeen aan is dul taagno


عن البراء بن عازب ولفظه عند أبي داود والنسائي قال:" لقيت – وعند النسائي أصبت – عمي ومعه راية ، فقلت له أين تريد؟ قال: بعثني رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى رجل نكح امرأة أبيه فأمرني أن أضرب عنقه وآخذ ماله " وعند الترمذي وابن ماجه ورواية للنسائي أنه " خاله " . ، وأخرجه النسائي والطحاوي من حديث معاوية بن قرة عن أبيه وفيه " وأصفى ماله "


hadaba xadiskaan ninka guursaday ayadiis ayaa rasulku amray in la soo dilo xoolihiisana la soo qato


midaas oo ay u fahmeen dhalinyaradu in cidii samaysa danbi loo cuskan karo naska xadskaan oo kale lana dilo karo subxanalah.


Jawaab Waxaan idin lenahay qof islaam ah danbi uu sameeyay laguma galaysiin karo murtadna ku noqon mayo hadii aad tirahdaan xadskaan aya ano daliil ah sidaad hada ledihiin waxaan idin lenahay ninka ficilkaan sameeyay waxa uu xalaashaday danbiga uu sameeyay oo istxlaal ayuu la yimid asagoo ogaa xaarantinimadeeda.

hadii aad tiraahdaan sidee lagu ogaaday istxlaalkisa qalbiga waxaan idin leenahay nabiga waa loo waxyoonayay waxa dhacaya iyo wixii dhacay intaba ee adinka yaa idiin waxyooda oo idin shegaya qof wax xalashaday iyo qof ka akle


hadaba aan u labano waxay culumadu ka dhaheen.


قال الطحاوي -رحمه الله- (المعاني3/149):
"...ذلك المتزوج فعل ما فعل، ذلك على الاستحلال كما كانوا يفعلون في الجاهلية؛ فصار بذلك مرتداً، فأمر رسول الله صلى الله عليه وسلم أن يفعل به ما يفعل بالمرتد" ا.هـ.

Waxaa Uu leeyahay Daxaawi Midkaas Guursaday Arinka uu ku kacay arinkaas waa xalaalaysi siday u samayn jirayn jaahilnimadii islaamka ka hor sidaas awgeed waxa u noqday murtad markaas ayaa rasulku amray in lagu sameyo waxa lagu sameyo murtadka.


وقال الشوكاني -رحمه الله- (النيل7/131):: (ولا تنكوا ما نكح آباؤكم من النساء)ولكنه لا بُدَّ من حمل الحديث على أن ذلك الرجل الذي أمر صلى الله عليه وآله وسلم بقتله عالمٌ بالتحريم وفعله مستحلاً؛ وذلك من موجبات الكفر"ا.هـ.
iimaaam shookaani ayadaan tafsirkeeda waxa uu ku xanbaarayaa in uu ninkaasi uu xalaashaday waxa uu yiri waxaan waxaan ku xanbaaraynaa xadiskaan ninkaan uu rasulku amray dilkiisa waxa uu caalim u ahaa xaarantinimaynta arinkaan waxuuna sameeyay asagoo xalaalaysanaya arinkaasna waa waxyaabaha waajibiya gaalnimada.


hadaba madama aan ogaanay ficilkaas in uu ahaa xalaalaysi oo ninkaas uu la yimid istixlaal waxaad kaloo ogaataan  in nabiga loo waxyoonayay oo sida quraanku ugu soo dagayay in sunadana logu soo dajinayay 


وعن حسّان بن عطيّة أحد ثقات التابعين الشاميّين قال: "كان جبريل ينـزل على النبيّ صلى الله عليه وسلم بالسنّة كما ينـزل عليه بالقرآن"

وفي رواية إضافة قوله: "ويعلّمه إيّاها كما يعلّمه القرآن" تحفة الأشراف 13/ 161 الحديث 18490. فتح الباري 13/305 - سنن الدارميّ - المقدّمة - باب السنّة قاضية على كتاب الله 1/117 حديث 594.


gabo gabo iyo gunaanad waxaan idin soo jeedinaynaa dhalinyarooy in iinaan ku mashquulin cirdiga walahiin xadgudbna iinaan l aimaan waxaan idin soo jidinaynaa in aad alle u laabataan cirdiga iyo sharafta culumada iyo islaamkana aad faraha kala baxdaan 

hadii aad sual ka qabtaan jawaabteena waad na soo waydiin kartaan laakin ogaadain arinku sidaad sheegysaan uu ka gadisan yahay waxkastoo aad kentaana xaqiiqadaada loo dhaadhacayo


Golaha isbadalka shacabka somaliyeed





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip