
Cashaada ugu muhiiimsan Naxwaha
imtixaanka casharadaan waa bacda ciiid
bacda ciiid ayaan galaynaa imtixaamka casharadaaan
Bismilaah.
Afar cashar oo soconaya 25 daqiiqo kiiba 5 ila 7 daqiiqo ayuu soconayaa
1 ficilka maadi iyo waxa lagu garto
https://www.youtube.com/watch?v=-QDhIz0i5XI
;;;;;--
2. ficilka mudaariciyo calaamadaha lagu garto
https://www.youtube.com/watch?v=FdxX2xnMeaI
;;;;;;;
3. magaca mubtadaha iyo khabarka iyo cawaamisha gasha
-- ismu kaana marfuuc iyo khabaru kaana mansuub ----- ismu inna mansuub iyo khabaru inna marfuuc
https://www.youtube.com/watch?v=gYTX1jCP8Q0
;;----;;;;;;;;
4- ugu danbayn cawaamisha xuruurfta ah. Magaca xarafka iyo isimka ka danbeeya ee uu badalay iyo magaciisa oo ila 5 xaraf ah
https://www.youtube.com/watch?v=wR-BpMkQTB8
Intaas so muraajaceeeya
Imtixaankaas waa bacda ciiid.
Cashaada ugu muhiiimsan Naxwaha
imtixaanka casharadaan waa bacda ciiid