NAxwaha Caway oo Axad ah

3
Saturday February 04, 2023 - 19:30:17 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NAxwaha Caway oo Axad ah

    casharkaan laba maalmood ayaa laga kala baxayaa Axada Iyo Arbacada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

casharkaan laba maalmood ayaa laga kala baxayaa Axada Iyo Arbacada




Axada Iyo Arbacada Ayaa laga Kala Baxayaa Cawayna waa lawada sharaxayaa

Darsiga NAxwaha Ee Caaway Laba Nooc Weeye Kii Kuu Fudud Uga soo bax


Midka Kobaad waa Midka Kitaabka Ku Qoran waana kan 1aad ee hoose



للرفع أربعُ علامات : الضمة ،والواو، والألف، والنون.

فأما الضمة فتكون علامة للرفع في أربعة مواضع : في الاسم المُفرد، وجَمع التكسير، 

وجمع المؤنث السالم، والفعل المضارع الذي لم يتصل بآخره شيء.

وأما الواو فتكون علامة للرفع في موضعين: في جمع المذكر السالم، 

والأسماء الخمسة، وهي: أبوك وأخوك وحَمُوك وفُوكَ وذو مالٍ .

وأما الألف فتكون علامة للرفع في تَثْنِيَة الأسماء خاصة. 

وأما النون فتكون علامة للرفع في الفعل المضارع إذا اتصل به ضمير تثنية، 

أو ضمير جمع، أو ضمير المؤنَّثَة المُخَاطَبَة.



Qaybta Labaad Intaas kore ayaan qaab kale u soo dhigay aan id dhahay waa u fududahay fahanka waana kan hoose


لرفع أربعُ علامات  الضمة ،والواو، والألف، والنون

1. يرفع بضمة في الاسم المُفرد، وجَمع التكسير، وجمع المؤنث السالم، والفعل المضارع الذي لم يتصل بآخره شيء.

2. وأما الواو فيرفع في جمع المذكر السالم، محمدون والأسماء الخمسة، وهي أبوك وأخوك وحَمُوك وفُوكَ وذو مالٍ . 

3 وأما الألف: فيرفع للمثني . 

4. وأما النون: فيرفع في الفعل المضارع إذا اتصل الألف والنون ، واو والنون. ياء والنون.

 qoraalkaan oo af somali ku sharaxan

لرفع أربعُ علامات: godaal.
Rafcado afar calamad bey ledahay.
الضمة ،والواو، والألف، والنون
1 damo 2 waw 3 alif 4 nuun.

1. يرفع بضمة في الاسم المُفرد، وجَمع التكسير، وجمع المؤنث السالم، والفعل المضارع الذي لم يتصل بآخره شيء.
Damo waxa lagu goda isim mufrad jamac taksiir jamac mu'anath salim iyo ficilka mudaric ee gadaal waxba kala xiriirin. Sida yadhabu يذهب

2. وأما الواو فيرفع في جمع المذكر السالم، محمدون والأسماء الخمسة، وهي أبوك وأخوك وحَمُوك وفُوكَ وذو مالٍ . Wawga waxaa lagu goda jamaca mudakar salim iyo asmaul khamsa

3 وأما الألف: فيرفع للمثني . محمدان
ALifka waxa lagu goda labada qof sida muxamadaani.

4. وأما النون: فيرفع في الفعل المضارع إذا اتصل الألف والنون ، واو والنون. ياء والنون. Sida يفعلان تفعلان يفعلون تفعلون تفعلين.

Nuunta waxa lagu gudaa ficilka mudaric ee gadaal kala xiriiraan alif iyo nuun waw iyo nuun iyo yaa iyo nuun. Sida yadhabaani tath habaani tath habuuna yadhabuuna iyo tath habiina.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip