
Naxwe Casharkii 2aad Calamadaha Isimka
وأقسامُهثلاثة: اِسمٌ ، وفعلٌ، وحَرفٌ جاءَ لمَعنى.
فالاسميُعرَفُ بالخَفضِ، والتنوينِ ،ودخولِ الألف واللام،
وحروفِ الخَفضِ وهي: مِن، واِلى ،وعَن، و
على، وفِي ، ورُبَّ، والباءُ، والكافُ،واللامُ،
وحروفِ القَسَم وهي:الواو، والباء، والتاء.
Ism waxaa lagu gartaa 4 Calaamadood:
1.بالخفض- Khafd wa Hoos Dhig (Kalmada ugu Danbeya in la hoos dhigo)
Tusale:بِسْمِ اللَّـهِ , وَاللَّيْلِ, وَالنَّهَارِ , وَالشَّمْسِ- Ism inuu yahay waxa ku garatay Hoos dhiga xaraf ka ugu danbeya.
2.والتنوين،- Tanwiin waa Labo
xarakeyn ( labo godal , labo kordhig ama labo hoos dhig)
Tusale: سميعاً
بصيراً , غفورٌ رحيمٌ , شيءٍ عليمٍIsm inu yahay waxaa ku garatay
Tanwiinta labo godal labo kor dhig iyo labo hoos dhig .
3.ودخول الألف واللام- Waxey (AL) gasho waa ism
Tusale:النُّورِ , الرجلُ , الرحمانُ , البيت- Dhaman wa Ism sababto ah waxaa ku garatay wa AL gali tankeeda. Horay ay ka gashay sida Al-xamdulilaahi.
4.وحروف الخفض -waa Xuruuftii Khafd keyneesay, oo waxeey horey ka gasho gadal aya laga khafdina (laga hoos dhiga) xuruftas wax kasta ee gasho waa Ism.
- Xuruuftaas waaمِنْ وإِلَى وعن وعلى وَفِي وَرُبّ وَالْبَاءُ والْكَافُ وَالَّلامُ ، وَحُرُوفُ الْقَسَمِ وَهِيَ الْوَاوُ وَالْبَاءُ وَالتَّاءُ.
Tusale:بكلِ شيءٍ . - ب كلِ xarafka ugu danbya wa hoos dhiganyahay waxa hoos dhigay waبka hormartay...
بسمِ الله- Bismi xarafka u danbeya wa hos dhiganyahayب aya hoos dhigay.
مِنْ عِبَادِهِۚ – min cibaadihi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah Min..
إِلَى اللَّـهِ- Allahi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah ila.
عنالطفل cani difli waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah can.
علىالأرض calal Ardi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah cala
فيالبستان fiil al-bustaani waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah fii
كالأسد كkal-asadi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah kaaf
. ل لبيت li-bayti waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah laamka
بطريق بbi-dariiqi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah baa.
رب رجلٍRuba-rajulin waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah ruba.
وَحُرُوفُ الْقَسَمِ
- waa xuruufta lagu dhaarto oo ahالْوَاوُ وَالْبَاءُ وَالتَّاءُ.
Tusale:واللهِ باللهِ تاللهِ- Allah wa ism . meesha ee ka galaan xurufta lagu dhaarto oo ah woow ba iyo ta' waa la hoos dhiga.
tusaale waawga و وَالنَّجْمِ وَالْقُرْآنِ وَالشَّمْسِ najmi quraani shamsi dhamaan waa isim waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful qasmiga wawga ka hormray
taada قَالُواتَاللَّهِ talaahi waa isim waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful qasmiga taa ka hormray
بالله waa isim waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful qasmiga baa ayaa ka hormray
Khafdi waa hoos dhig calaamadeda asalkaaa waa kasro waana hoosdhuga laftiisa ِِِِِ
Dhamaan magacyada kore waa makhfuud bik kasrah.
tusaale عَنِ المسجدِ canil masjidi Waa isim makhfuud bil kasra , canil masjidi wa magac waxa ka hor maray can marka wa makhfuud wa hoos dhigan yahay calamda uu ku hoos dhigan yahayna waa kasro.
isku day magacyadaan ismi in ay yihiin iyo icrabtoda
midka
Minal al bayti مِنَ لبيتِ albayti isim makhfuud bil kasra
Ilaa almasjidi الي اَلْمَسْجِدِ
Canil suuqi عَنِ الشُوْقِ
Cala aljkobaad aniga ku icrabaya inta kale maaca markad shegto dheh makhfud bil kasra.
ibaali عَلَي الجَبَلِ
Fii madrasati فِيْ المَدَرَسَةِ
Ruba al-rajuli رُبَ رَجُلِ
Kal-farasi كَلْ فَرَسِ
li-caliyi لِعَلِيِ
eeg suuradaha hoose calamada casaaka ayaa saran isimka iyo calamadihiisiii
-
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ
-
مَلِكِ النَّاسِ
-
-
إِلَهِ النَّاسِ
-
مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ
-
الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ
-
-
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ
-
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
-
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
-
وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ
-
وَمِن شَرِّ رِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
----------------------------------------------------------------
-
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
-----------------------------------
-
وَالْعَصْرِ
-
إِنَّ الإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ
---------------------------------------------------------
-
الْقَارِعَةُ
-
مَا الْقَارِعَةُ
-
-
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ
-
-
يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ
-
-
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ
-
-
فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ
---------------------------------------------------------------------------
-
وَالْعَادِيَاتِ ضَبْحًا
-
-
-
فَالْمُورِيَاتِ قَدْحًا
-
-
-
فَالْمُغِيرَاتِ صُبْحًا
-
-
-
فَأَثَرْنَ بِهِ نَقْعًا
-
-
-
فَوَسَطْنَ بِهِ جَمْعًا
-
-
-
إِنَّ الإِنسَانَ لِرَبِّهِ لَكَنُودٌ
-
-
-
-
وَإِنَّهُ عَلَى ذَلِكَ لَشَهِيدٌ
-
-
-
-
وَإِنَّهُ لِحُبِّ الْخَيْرِ لَشَدِيدٌ
-
-
-
فِي الْقُبُورِ
-
-
-
وَحُصِّلَ مَا فِي الصُّدُورِ
-
إِنَّ إِلَى رَبِّكَ الرُّجْعَى
Naxwe Casharkii 2aad Calamadaha Isimka
Casharka 2aad calamadaha Isimkka