
Naxwe AJrumii Cashrka 1aad Reer Altaqwaa
بسم الله الرحمن الرحيم
الكلامُ : هو اللفظُ المُرَكَّبُ المُفيدُ بالوَضْع،
وأقسامُه ثلاثة:
اِسمٌ ، وفعلٌ، وحَرفٌ جاءَ لمَعنى.
inta kore ee fartxa baluuga wa la so xifdinayaa
madaarista ayaa looga baxayaa.
Al Kalaam_الكلام
Culimada luqadu waxay hadal ama kalam u yaqaanaan ama ku qeexaan; "
1, cod afka ka soo baxa oo isa saar saran, oo wax faa’iidaynaya, si waafaqsan xuruufta iyo qaanuunka carabiga ama waa” wixii laga helo afar shuruudood oo kala ah;
1. اللفظُ (lafdhi) waa cod afka ka so baxa .
2.المُرَكَّبُ (murakabun) oo la isa saaray, laba jumlo iyo ka badan.
3.المُفيدُ (mufiidun) oo wax ku faideynaya
4. بالوَضْع (bil wadci) Qaanuunka Luqadda carabigana waafaqsan. Oo xuruufta carbiga ku qoran.
Kalaam waxuu u Qeybsama sedex nooc;
1. اِسمٌ (Ism) – Waa Magac.
2. فعل (Ficil) Waa Fal dhacdo.
3. حَرفٌ(Xaraf)W Wa shaqal macna la yimid:
Naxwe AJrumii Cashrka 1aad Reer Altaqwaa
DHamaan galabtaa la iska rabaa inta hoos ku qoran