
Jamaca Mu'anath saalim iyo nocyada icraabta
Bismilaah allah la kaasho,
Jamac Muanath Saalim Waa Koox Gavdhaha Ah Saalim Waxaa laga wada
Waa Nabad Galeen Magaca horay iyo dhexda midna iskama badalin
oo bur bur wa ka nabad galay Gadaal Ayaa waxaa looga daraa alif iyo taa
u fiirso tusalayasha soo socda
Muslimah gadaal alif iyo ta loga daray
مسلمة ات
مؤمنة ات
صالحة ات
طيبةات
شاكرة اتِ
فاطمةاتُ
عائشة اتِ
hadaba magacaas dumarka badan ogoow mar waa la godaa marfuuc bi damah
marna waa la hoos dhigaa makhfuud bil kasra
lakin markaan u fiirso
marna waa la kordhigaa mansuub bil kasra waxa lagu kordhiga kasra waxay ahayd in la dhoho mansuub bil fatxa lakiin fatxa booskeedii waxa jooga kasra waxaad ku garan doonta magaca markuu kor dhigan yahay waxa ka hor maraya markaas u niyayso in mansub ay tahay oo dheh mansuub bil kasra
hadaba si aad u fahanto sedexda xaladood waxaan waadanaynaa xuruufta marna hoos dhiga marna kor dhiga marna goda
1 xuruufta marka magaca ay ka hor maraan wax hoos dhiga waa
11 xaraf ee xifdi
من لي عن علي في ب ك ل
وحروف القسم
و ب ت
11
Tun
tin
مسلماتُ
مسلماتِ
مسلماتِ منصوب بالكسرة
نيابة عن الفحة
ثُ
تِ
Xarfahaan magaca ay ka hor maraan waa hoos dhigaan oo waxaad leedahay makhfuud bil kasrah.
من لي عن علي في ب ك ل
وحروف القسم
و ب ت
hadaba magacii ay ka hoos maraan wa hoos dhigmataa waxad ledahay magacaas wa hoos dhigan yahay bilkasra
مخفوض بالكسرة
علي المؤمنات
جمع مؤنث السالم
مخفوض بالكسرة.
فِي ظُلُمَاتٍ
طلماتِ جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
بِآيَاتِ باياتٍ جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة.
عنالجَنَّاتِ
الجناتِ جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة.
عليالسَّمَاوَاتِ السماواتجمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
من الْمُؤْمِنَاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
كالصَّالِحَاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
والسَّابِقَاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
مِنَالْمُعْصِرَاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
بِكَلِمَاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
والنازعاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
والْمُرْسَلَاتِ
جمع مؤنث سالم مخفوض بالكسرة
Halkaas waxaad ku soo baratay tusaalayaasha xuruufta wax hoos dhiga
Waxaan bilaabaynaa xuruufta magaca koobaad kor dhiga magaca labaadna goda
Hadii ay ka hor maraan
Tusaale
Anna Muxamada Rasuulu
Anna waxay kor dhigtay muxamed waxay goday rasuulu
Hadaba waxaan ku qadanaynaa tusaale jamac Muanath saalim si aan u fahano kasrada wakiilka ah fatxo
Sedexdaan xaraf magaca marka ay ka hor maraan wa kor dhigaan magac labaad haduu yimadana wa godaan
Magaca hore waxa la dhaha ismu ina magaca labaadna khabaru inna
Wa no soo socda intaas ku qado tusaale
أَنَّإِنّكَأنّ
Magaca hore wa kordhigaan
Kan danbana wa godaan
اَنْ حليماتِ مجتهداتُ
Ogow xaliimaat wa kordhigan tahay waxa kordhigay ina lakin kasra aya ka muuqata wakil ka ah fatxa waxaad ledahay xalimaat waa mansuub bil kasra niyabatan canil fatxa
Ama dheh xaliimaat ismu ina mansuub bil kasra
Sidaas ku wad mantay dhan
َُ
مؤنث السالم
منصوب بالكسرة
جمع مؤنث السالم
مرفوع بالضمة
إِنّآيَاتِمُبَيِّنَات
آيَاتِاسم ان مصوب باكسرة
مُبَيِّنَاتُ مرفوع بالضمة
ايات اسم ان منصوب بالكسرة
خبر ان مرفوع بالضمة
كَأنَّشَامِخَاتٍ طيباتُ
شامخات اسم ان منصوب بالكسرة
طيبات خبر ان مرفوع بالضة
إِنَّمُسْلِمَاتٍالحَسَناتُ
كَأنَّمُّؤْمِنَاتٍثَيِّبَاتُ
كَأنَّقَانِتَاتٍتَائِبَاتُ
أَنَعَابِدَاتٍ سَائِحَاتُ
Hadaba ka soo jawaab
;abada magac ooh ore waxa ka hor maray xuruuftii
wax hoos dhigi jirtay ee fii iyo calaa
في آيَات
علي مجتهدات
Labadaana waxaa ka hor maray xuruuftii magaca hore
kordhigysay magaca labaadna godaysay
أنَ الصَّالِحَاتمُبَيِّنَات
كأنَ المؤمنات شاكرات
Suasha 3aad
Ka soo dhex saar sedex magac oo ah jamac mu’anath saalim dumar koox ah
صالح صالحة صالحات
طيب طيبات طيبة
اية ايات ايتان
jawaabta ku soo qor youtubka qaybta commnetska
Wabilahi tawfiiq
Jamaca Mu'anath saalim iyo nocyada icraabta
Wa sedex qaybood u dhug yeelo