
14 sulood ka soo jawaab
1.مَاْهُوَ اَلْإِسْمُ اَلْمُفْرَدُ اَلْمُذَكَرُ
Waa maxay ismka mufradka oo mudakarka ah
2.مَاْهُوَ اَلْإِسْمُ اَلْمُفْرَدُ اَلْمُؤَنَثُ
Wa Maxay Ismka Mufradka ee mu’anathka
3.مَاْهُوَ اَلْمُثَنَيْ
Wa Maxay Muthana
4.مَاْهُوَ جَمَعُ اَلْتَكْسِيْرُ
Wa Maxay Jamac Taksiir MAxaase loogu Baxshay
5.مَاْهُوَ جَمَعُ اَلْمُذَكَرُ اَلْسَاْلِمُ
Wa MAxay Jamac Mudakar saalim Saalim Maxa laga wada
6.مَاْهُوَ جمع اَلْمُؤَنَثُ اَلْسَاْلِمُ
Waa Maxay Jamac Mu’anath Saalim Salim Maxa laga wada
7.كَيْفَ تُحَوِلُ اَلْإِسْمُ اَلْمُفْرَدُ اِلَيْ اَلْمُثَنَيْ
SIdee ugu badali karta magac mufradka Muthana matanahaان+
8.كَيْفَ تُحَوِلُ اَلْإِسْمُ اَلْمُفْرَدُ اِلَيْ جَمَعُ اَلْمُذَكَرُ
SIdee ugu badali karta Mufradka Mudakar+ون – ين
9.كيف تحول اسمالامفرد
الي جمع مونث
SIdee ugu dhiki karta magaca Mufrad ah
MarfuucDamoُ ُُ
MansuubFatxoَ َََ
MakhfuudKasro
ِ
10 isim mufradkaxarakadee lagu rafciyaa, Nasbiyaa Khadiya
Sida sayduُsaydaَsaydiِ
11 jamac taksiirkaxarakadee lagu
rafciyaa lagu nasbiya khafdiyaa
Rasuluُrasuulaَrasuuliِِِ
12jamac mu’anathsalimka xarakadee lagu rafciyaatunفاطماتُفاطماتِِ
-xarakadee lagu nasbiyaa hadana laku khafdiyaatin
Magacyada xuruufta lagu icrabo waa 2 ahjamac mudakar iyo muthana
13Muthanaxarakade lagu rafciyaمحمدَاْنِ
xarakadeese lagu nasbiya hadana lagu khafdiyaمحمدَيْنِ
14jamac mudakarsalimka xarafkee lagu rafciyaمحمدُونَ
Xarakadeesa lagu nasbiyaa hadana lagu khafdiyaمُحَمَدِيْنَ
Aruuurin
1
- smul Mufrad waxa lagu goda Damo waxa lagu kordhiga Fatxo waxa lagu hoos dhiga kasro.
- Jamac Taksiir waxaa lagu goda Damo waxa lagu kordhiga Fatxo waxa lagu hoos dhiga kasro
- Jamac Mu'anath saalim waxaa lagu goda Damo waxa lagu kordhiga lagu hoos dhiga kasro
- Muthana waxa lagu goda Alif waxaa lagu kordhigaa oo lagu hoos dhigaa yaa
- Jamac Mudakar Saalim Waxa lagu goda waw waxaa lagu korshiga lagu hoos dhigaa Y
- Muthana waxa lagu goda Alif waxaa lagu kordhigaa oo lagu hoos dhigaa yaa
- Jamac Mudakar Saalim Waxa lagu goda waw waxaa lagu korshiga lagu hoos dhigaa Y
Aruurin Nooc kalaa
ismul mufrad jamac taksiir jamac muanath salim Damo Fatxo Kasro
Muthana Jamac Mudakar Mansub wa makhfuud Y
ismul mufrad jamac taksiir jamac muanath salim Damo Fatxo Kasro
Muthana Jamac Mudakar Mansub wa makhfuud Y
14 sulood ka soo jawaab
faah faahin