Muqarar Alfighi Faslu Axkaam Anikaax

0
Sunday March 24, 2013 - 21:01:20 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqarar Alfighi Faslu Axkaam Anikaax

    Casharkii Fiqu Nisa (mas'aladda 21-25) Li Sh Abul Cabaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Casharkii Fiqu Nisa (mas'aladda 21-25) Li Sh Abul Cabaas
مسألة 21: رُكني النكاح,
Nikaaxa labadiisa rukni

اُلنكاح له ركنان
Nikaaxa wuxuu leeyahay laba rukni
ركن الأول: الإيجابُ:هو اللفظ الصّادر من الوليّ أو من يقوم مقامه,بأن يقول للزوج:زوّجتك فلانة .

Rukniga koobaad waa( ijaaba)waa eray kasoo fulay gabadha weligeeda ama ruuxa wakiilka ka ah ,in uu yiraahda waxaan kuu guuriyay( heblaaya)oo ah gabadhiisa
ركن الثاني القبول :هو اللفظ الصّادر من الزوج أو من يقوم مقامه,بأن يقول :قبلتُ هذا النكاحَِ.
rukniga labaad,waa( qubuul)waa eray kasoo fulay ninka ama wakiilkiisa in uu yiraahda waan aqbalay guurkaan.
انظر الملخص الفقهي(2|279)وانظر صحيح فقه سنة (3|120)والجامع الأحكام فقه السنة(3|235)
لا يصح النكاح إلا بالإيجاب والقبول, كما ذكر أهل العلم

Ma ansaxaaya nikaaxa ilaa ijaab iyo qubuul mooyee,ehlu cilmiga waxey yiraahdeen sidaas
.انظر فتع العلامة (4|318)
______________________________________________________________________
مسألة22:هل للإيجاب صيغة معينة؟
Ijaabka ma leeyahay eray gooni ah

اختلف العلماء على قولين:
Culumada wey iskugu khilaafeen,laba oraah
والراجح ما اختار شيخ الإسلام ابن تيمية وتلميذه ابن قيم أنّ النكاحَ ينعقد بكل ِ لفظِ يدلُّ عليه ولا يقتصر على لفظ الإنكاح والتزويج,
Waxaa raajix ah,kii u doortay ibnu taymiyah iyo ardaygiisa ibnu qayim,in uu nikaaxu ku ansaxaaya eray kastoo tusinaayo( guur)mana lagu koobaaya erayga nikaax iyo tazwiij
وهو قول مالك ,وأبي حنيفة, وأحمد في رواية,والثوري ,وداود,وأبي عبيدة,وعزاه ابن قيم للجمهور ورجحه ابن تيمية وابن قيم, ورجّحه فقيه العصر ابن عثيمين .
Waxaa ku tagay arintaas,Imam maalik, iyo abii xaniifah, iyo imam axmed riwaadiisa,thowri, daa uud, abi cubeydah,ibnu qabim wuxuu u tiiriyay jamhuurta culumada ,waxaana rajaxay ibnu taymiyah, iyo ibnu qayim,iyo figiihacasrigaan ibnu cuthaymiin allahaa u naxaariisata dhamaantood inta noolna allahaa xifdiya
وكذالك القبول ينعقد بكل لفظ يدل عليه على الصحيح أيضاً مثل الإيجاب
Waxaa la mid ah xukunkaas qubuulka ,waaxuu ka ansaxaa ery kastoo tusiya qubuul )sida saxiixa ah
.انظرالملخص الفقهي (2|279) والجامع الأحكام فقه السنة,وفتح العلاّمة في دراسة أحاديث بلوغ المرام(4|318)
_____________________________________________________________________
مسألة 23: هل يصح النكاح بغير اللغة العربية لمن لا يقدر اللغة العربية؟
Nikaaxa maku ansaxaa luqada carabiga qeyrkeeda(sida afsoomaaliga iyo englshka wxm)cidii aan awoodin ku hadalka lugada carabiga,
نعم فإنه يجوز عقد الزواج بغير اللغة العربية اتفاقاً.
Haa waa ansaxaa nikaaxaas( itifaaq(wey isku raaceen culumada)
______________________________________________________________________
مسالة24: هل ينعفد النكاح بغير اللغة العربية لمن يقدر على اللغة العرية؟
Nikaaxa maku ansaxaa luqada carabiga qeyrkeeda(sida afsoomaaliga iyo engleshka)cidii awooda ku hadalka luqada carabiga)
فيه قولان
Laba oraah ayaa ku sugan
, والراجح ينعقد النكاح ُ,وهو قول جماعة من الحنابلة منهم ابن قدامة, وهو قول بعض الشافعية ,ورجّحه ابن تيمية وابن القيم.
Waxaa raajix ah inuu ansaxaa nikaaxaas,sida ay yiraahdeen jamaaca ka mid ah xanaabilada iyo qeyb ka mid ah shaaficiyada waxaa rajaxay ibnu taymiyah iyo ibnu qayim.
انظر فتح العلامة في دراسة أحاديث بلوغ المرام,
________________________________________________________________________
مسألة 25: شروطُ صحةِ النكاح :
Shuruuda nikaaxu ku ansaxmaa
الشرط الأول::تعيينُ الزَّوجينِ .
In la cayima lamaanaha
الشرط الثاني:رضا زوجين :
Lamaanaha raalinimadooda
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :لا تُنكَحُ الأيِّم حتى تُستأمَرَ,ولا البكرُ حتى تُستأذَنَ وكيف إذنها؟ يا رسول الله: قال أن تسكت:متفق عليه من حديث أبي هريرة رضي الله عنه:
Rasuulka wuxuu yiri :garoobta(carmalah)lama guurinaayo xataa laga amar qaato,iyo bikrada ilaa laga idin qaato,sidee ayuu yahay idin keeda?rasuul alow scw,wuxuu yirin waa in ay aamusta.
26::::البنت الصغيرة يزوجها أبوها اتفاقاَ نقله ابن حجر وابن حزم والطحاوي,والثيب البالغة لا يزوجها الأب ولا غيره إلا برضاها اتفاقا
Gabadaha yar aabbaheed wuu u guurin karaa,waa itifaaq (culumada wey isku waafaqeen) idin la aan,ibnu xajar iyo ibnu xazmi iyo daxaawiya ayaa soo raray in la isku raacay arintaas.
.فتح الباري 9|ص240)
27:::الثيب غير البالغة اختلف فيه
Garoobta (carmalah) aan qaan gaarin aabbaheed ma guurin karaa idin laan waa la siku khilaaya ,
فقال مالك وأبوحنيفة يزوجها .
Imam maalik iyo imam abu xaniifah waxey yiraahdeen waa guurin karaa idin laanteed
البكر البالغة اختلف فيه
Gabadha bikrada ee qaan gaartay aabbaheed ma guurin karaa idin la aanteed waa la isku khilaay
فقال الأوزاعي, والثوري, وأحمد في رواية ,وأبي عبيدة, وأبي ثور, وابن المنذر,ودود ,والبخاري, وأصحاب الرأي,لايجوز للأب أن يزوجها بغير إذنها وهو إختيار ابن تيمية وابن قيم
Imam owzaaci,imam thowri iyo riwaayada imam axmed ka sugnaantay, abii cubeydah iyo abi thowr,iyo ibnu munthir, daa uud, imam bukhaari, iyo asxaabu ra,yi(kuwa rayiga u saaxiibka ah)waxaana doortay ibnu taymiyah iyo ardaygiisa ibnu qayim allaahaau naxaariista dhamaantood ,waxey ku tageen in aabbaha aysan u banaaneen in uu gabdha u guuriya nin aysan raali ka aheyn,idin la aanteed ma mehrin karo.
(5|273) توضيح الأحكام
28:::إذا زوجت المرأة بغير إذنها ,وهي ممن يعتبر إذنها فهل يصح العقد؟
Haddii la mehriya haweeneyn idin laanteed,iayadan ay tahay kuwa idinkooda la ictibaarinaayo(idinkooda loo maahanyahay in la fiiriyo)nikaaxaas ma ansaxaa?
من العلماء من قال :العقد باطل,لأنه زواج منهي عنه. وهذا مذهب الشافعي والمشهور عن أحمد,وهو قول أبي عبيدة ,وأبي ثور,وهو إختيار البخاري
Culumada waxaa ka mid ah kuwa yiri nikaaxaas waa baadhil (ma ansaxaayo)waayo guurkaas waa la iska reebay,waana madhabka imam shaafici,waana sida caan ka ah imam axmed(uu yirisidaas) abii cubeyda iyo abii thowr ayaa sidaas ku tagay,waxaana doortay mad,habkaan imam bukhaari.
الشرط الثالث:خُلُوهُما من الموانع :
In laga waaya lamaanaha ma waanic(waxyaabaha diidaayo in ay is guursadaan)
الشرط الرابع: الوَليُّ وهو شرط عند جمهور العلماء
Idnika gabadha weligeeda, in la helo (mana ansaxaayo guurkaas haddii aanan la helin didinka gabadha weligeeda)
الشرط الخامس:الشَّهادةُ :
Marqaati jooge in la helo(guurka marqaati ka ah)
وهو شرط لصحة النكاح مذهب جمهور العلماء منهم الأمة الثلاثة أبو حنيفة,والشافعي,وأحمد,
Waana shardi marqaatiga uu ku ansaxmaayo guurka,waana mad,habka jamuurta(culumada intooda badan ay ku tageen)waxaana ka mid ah culumadaas ,saddexda imam ,imam abii xaniifah ,iyo imam shaafici iyo imam axmed allahaa u naxariisto dhamaantood.
وهو قول عمر ,وعلي, وابن عباس,وسعيد بن المسيب,وجابر بن زيد,والحسن, والنخعي, وقتادة,والثوري,والأوزاعي,وذالك احتياطا للنسب,وخوف الإنكار والخلاف,قال الترمذي :العمل عليه عند أهل العلم من الصحابة ومن بعدهم ,وغيرهم, قالوا لا نكاح إلا بشهود ولم يختلف في ذالك من مضى منهم ,إلا قوم من المتأخرين من أهل العلم:
Cumar binu khadaabn, iyo cali,iyo ibnu cabaas,allahaa ka raali noqdee waxey ku tageen sidaas ay ku tageen jumhuurta)saciid ibnu musayib ,jaabir ibnu zayd,xasan albasri,anakhaciyu,qataadah,thowriyu,owzaaciyu, sidaas ayey ku tageen ,waana sida u xalaal miirasho badan nasabka (abtirka iyo in aanan la isku inkirin caruurto)iyo in laga cabsado khilaaf,imam tarmadiyu wuxuu yiri waxaa ku camal falay (in marqaati geliyo guurka)kuwa cilmiga leh ,saxaabada laga soo bilaabo iyo kuwii ka danbeeyay,wexey yiraahdeen nikaax ma ansaxaayo ilaa marqaati oo jooga mooyee,meysan isku khlaafin marqaatiga ilaa kuwa gadaal ka imaaday mooyee oo culumada ka mid ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip