Ogaysiis bishaaro xanbaarsan.

0
Monday August 22, 2016 - 03:30:37 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2299
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis bishaaro xanbaarsan.

    Bismilaaah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaaah. Asalamu caleykom.

Waxaa la joogaa xiligii kala guurka xiligaa kala soocodka xiligiii suuratu ee وزلزلو زلزالا شديدا

Waxaa la soo gaaray xiligii guul dhaliyayaasha xiligii isbadalka caalamka allahu albar.
Hadaba waxaaan ka codsanayanaa macalimiintu ineey soo gudbiyaan ardada joogta u timaada iyo waliba kuwa usii dadaalka badan ardaygii ku maqnaa asagoon la socodsiin sababta uu ku maqna macalmnta 2 usbuuc kababadan liiska laguma soo darayo waa amaano halala socdo guusha waxaa leh only midka ku baasay imtixaanka allahu akbar kaas ayaana balan qaadka alle iyo furaha guushaba leh. Hadiii qof si wax ka noqdeen maqnaa macalmntana ku cabaada ha ku soo dirsado emailka altaqwa waxaa suuragala in la aqbalo ganaax kadib iyo inaan la aqbalin labaduba wa suragal.


Mar labaad waxaan u tahniyadeeynaynaa ardada madaalayaashaa daacadaa ee furaha u ah guusha isbadalka iyo khilaafada islaamka allahu akbar ayagoo noqonaya cidi ugu horeeysoo abalkeda iyo ajarkeedaba leh liiska waxaan sugaya wixii loo gaaro khamiista ilaa axada soo socota ugu danbayn ee 28 agost 

Fiiro gaara ardada la soo sheegay kuma jirto gabadha sanad ka hor inta uusan bilaaban imtixaanku ku aragtay riyo in safarka imtixaanka guudha hayaankiisa la galayo sidaas darteedna ay gaabinayso dadkuna ka dheereynayaan laakin subxaanalaah qalbigeeda oo daacad ah sababteeda ayaaa meeel geeda leh lagu sugayo inteeey waraaqaha imtixaanka ka soo shaqaynayso yaaa allah riyadaas sirteeda hadaan fahnay oo sanad ka hor ayaa imtixaaka mantay lagu kala haray xiligaas ayaa naloo ishaaray allahu akbar. Kabiiraa. Hafaba umu hafsa21 ruqsadaaas alle ayaa siiyay hadeey timado iyo hadii kalaba marna sharci ma qabto allahu akbar sidaaso kale walaalaheena yara xanuunsan ayagana cududaar ayeey lee yihiin
Halkaan ka arag gabadha sanad ka xaga alle ruqsada laga siyay iyo safarka hayaanka imtxaanka isbadalka guudha caalamka allahu akbar
Mahadsanidin wabilahi tawfiiq.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip