Ogaysiis Ku Socda Banaaat Calimaad

0
Sunday February 21, 2016 - 18:18:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1525
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ku Socda Banaaat Calimaad

    Waxa lagu War Galiayaa Dhaamaan Caalimaat Banaat In Laga Rabo Bari Oo Isniin Ah Suuratul Kahfi Dhamaanteed Bilow ilaa dhamaad Qiraatan Wa Tafsiiiran Xaraf Xaraf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa lagu War Galiayaa Dhaamaan Caalimaat Banaat In Laga Rabo Bari Oo Isniin Ah Suuratul Kahfi Dhamaanteed Bilow ilaa dhamaad Qiraatan Wa Tafsiiiran Xaraf Xaraf




bismillaaah





Ogaysiiis Farxadeed Bandhig Imtixameed Sedex Geesood ah oo u Dhaxeeya Meel Sare 


Laacayaasha Caalimaad ee Athariyat Mathutaat and Mujtahidaad Goobtu Wa Micrafonka

Jaamacada  Altqwaa Network Waana Dhibco Tirsi Guul ALlahu akbar Waa Juz Hal Maalin 


Lagu Kala Baxayo Guul Guul Guul) Dadaal gari doontid Caalimaadeee> 


Waxa Uu Qaas  Dhagsigu U Yahay Gabdhaha Reer Taqwaa


Yaasalaaam Waxaa Guuulaystay Qofka Nasiibka U Heley Boqolaalka Reer Taqwa Walaalahaas Ay u ducayn doonaan 

Waxaa Nasiib Leh Qof Boqolaal Qof Dhagaysanayaan ajarna ugu socda kuna dayanayaan allahu akbar sadaqah sadaqah.

Waxaa Liibanay Qofka Hal Juz Ku Dhawaad Dusha kawada maraya awoodiisana alle tusay allahu akbar Tusaale wangsan.

Waa Tusaale Wanaagsan Oo Kudayasho Mudan Waa Tusaale Qiimo Badan Oo Kudayasho Mudan ALlahu akbar,

Waxaan sugnaaba waa kalareebta micrafooonka iyo cideey guusgu raacdo 


Alloow u sahal oo barakeey aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip