naas falaq99

0
Saturday February 06, 2016 - 00:54:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    naas falaq99

    j

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

j


اللام الشمسية :هي اللام التي تكتب ولا تُلفظ أثناء القِراءة . ويأتي الحرف الذي يليها مُشدداً .

مثل :شمس الشَّمس، ومثل قوله تعالى : "والسَّماء والطَّارق" .

 

اللام القمرية :هي اللام التي تُكتب وتُلفظ ، ويكون الحرفُ الذي بعدها غير مُشدد .

مثل :قمر القَمر.






اللام الشمسية يأتي بعدها أحد هذه الحروف : { ت ، ث ، د ، ذ ، ر ، ز ، س ، ش ، ص ، ض ، ط ، ظ ، ن ، ل }

 

اللام القمرية يأتي بعدها أحد هذه الحروف : أ ، ب ، ج ، ح ، خ ، ع ، غ ، ف ، ق ، ك ، م ، هـ ، و ، ى }

 




أعوذ بالله من الشيطان الرجيم


أعوذ
    Muraqaqah weye mad ba ku jira dabiici ah 2 xarako mad 


بالله: =  muraqaqah weye mad dabiici ah aya ku jira  labo xarako mad 

من:  Waa Muraqaqah nuunka fur  oo booskiisa ka soo saar maadama laam shamsiya ka danbeyo 


الشيطان:  Laamka shamsigaa xukunkiisu waa idqaam  alifka waxaad ku dhufataa shiinka alifka daada ka danbeeyana mad mad labo xarako ah Dada iyo alifka ka danbeeyaba waa tafkhiiim  nuunka u danbeeyana muuji maadama jumlada ka danbeysa uu yahay laam shamsiyah

الرجيم: laamkaan wa shamsiyah ha moojin   jiim yadaasna wa mad dabiici 2 xarako mad 

بسم الله الرحمن الرحيم :

بسم- Wa muraqaqah  

الله  laamkaan wa muraqahah   labo xarako mad  alifka lamka ku tagan

الرحمان_  Laamka hore waa shamsiyah radana waa mufakhafam . afka ka buxi  inta danbo dhan wa muraqqah alifka mad dabici mad 2 xarako

laamka ku jira wa shamsiyah isku idqaam Rada ku wa mufakhanah weynee inta danbo dhan wa tarqiiq madka ku jira 2 xarako mad uun 

سورة الناس :
قل أعوذ برب الناس
قل:  Qaafkaan waa Mufakhamah Laamka Waa laamul ficli amar  oo muraqaqah ah

Qafka markad ku dhawaqayso bashimaha soo god laamkana bashimaha dib u celi lamka muuji wana muraqaq


أعوذ Kuligeed waa muraqaq waawga  mad dabiici ah ba ku jira  labo xaraka lamadaa 

 
بربRada waa Mufakhamah  badana waa muraqaqah   

الناس: Laamkaan xukunkiisu wa shamsiyah   idqaam ku samay haku dhawaqin  nuunku wa shadan yahay quneey labo ilaa labo xarako

alifka nunka ka danbeeya mad saar ilaa 2 xarako ah  dhamaana waa muraqaqah

ملك النَاس 
:ملك- . waa muraqaqah

النَاس- laamkaan wa shamsiyah isku dhufo wana muraqaqah dhaman nuunka shad adag saar  quneeey ilaa 2 xarako oo muraqaqah ah.
Alifka ka danbeya nuunta wa madan yahay labo xarako oo mad ah saar siinka ka danbeeya waa muraqaqah. 

اله الناس
Ilaahi dhamaanteed waa muraqaqah laamka waxa ka danbeeya alif la dhoho khanjariyah wa lagu dhwaqa lama qoro mana muqdo hada alifkaas waxa lamadaa mad dabiici labo xarako ah ه hada ka danbeysa wa muraqaqah hoos dhiga saran muuji 

النَاس-  Laamkan wa shamsiyah nuunku wa mushadadah quneey miqdaar 2xarako ah sinku waa muraqaqah 

مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ::
Waa Muraqaqah dhamaan Nuun reeban kadaba yimid xarafka shiin waa Ikhfaa ee Qunee qune ila 2xaraka laamka wa shamsiyah isku idqam alifka waasi mad 2xaraka ba saran 

الخناس: Laamku wa qamariyah muuji khadu wa xuruful mufakhamah wayne   nunku wa murqaqah oo mushadada ah quneey ilaa 2 xarako  alifka ku tagan wa mad dabiici 2 xarako mad  

الذي يوسوس قي صدور الناس  ا
الذي: Yada mad labo xaraka saar

 يوسوس  wa muraqaqah 

في waa muraqaqah mad labo xaraka saar

صدور  sadku wa mufakhamah inta danbe wa muraqaqah woowgamad lxaraka saar madama u yahay mad dabiici
الناس:  laamku wa shamsiya isku idqaam nuunku shad ba saran quneey ila labo xarako 

مِنَ ٱلۡجِنَّةِ   Muumka iyo nunku wa muraqaqah lamka ku xiga wa qamariyah muuji  jiimku wa tarqiiq nuunka quneey ilaa labo xarako madama u shadan yahay tada qa muraqaqah  

والنّاس  wawgu wa muraqaqah laamku wa shamsiyah isku idqaam nuunka qune saar 2 xarakaa alifka ku xiga mad saae 2 xaraka 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip