Qaab Xifdiseeedka Quraanka karimka

0
Monday January 18, 2016 - 20:15:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1522
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Qaab Xifdiseeedka Quraanka karimka

    ♥•(اللـه اكبــــــر )●♥

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

♥•(اللـه اكبــــــر )●♥

1. Naftada diyaari wayso qado cadayo qiblada u jeeso ducyso in alle ku sahlo xasbunalah akhri 



2 niyada gali in aad xifdisay suuradaan kor u qaad oo dheh waa sahal wan awooda wa fudeed.


3 maskaxda kululee xogaa akhri kadib kobshaaha bigees ah u cab 


4 neef fiican u qado markaad haba nefsanayso


5. sifiican xooga u saar saradaa kitabka macnaha u fiirso

 kalmadaha quranka iyo ayadaha


6 codmacaan ku akhri


7 sadarkiiba 10 jeer akhri iyo mar indho isku qabsasha bogana 2 qaybood

 ama 3 qaybood u kala qabi 


8. isku xir xir sadaradaad soo xifdisay

9 alle talo saro uu ku kalsonoow Alle wixii laga fisho in laga helo jzklh khayran.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip