bishaaro bishaaro Caalimaat

0
Tuesday January 12, 2016 - 16:03:48 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2949
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    bishaaro bishaaro Caalimaat

    Waa bishaaro wayn waa bishaaro lama filaana allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa bishaaro wayn waa bishaaro lama filaana allahu akbar


Waa bishaaro wayn waa bishaaro lama filaana allahu akbar Waxaa loogu bishaaeaynayaa Ardada dhamaysay fahanka iyo macanaha Tafsirka quraanka ineey udul istaagaan xaraf xaraf waxaa loogu bishaaraynayaa bishaaro ay ku farxi doonaaan noloshoodii inteeey noolaaye



Een aan walahi horay u soo marin waxaaa loogu bishaaraynayaa bishaaro wayn wayn wayn alle wayne ku farxi doono waxaa loo hayaa bishaaro waligood noloshooda aysan ilaawi doonin waliba xataa akhro aysan ilaawi doonin yaa allah yaaa allaaah farxadu waynaaan badnaaa filo kuna bishaarayso maalmaha soo socda khaasatan safka hore waxaa ugu jira hawshaana loo diyaarshay maathuuraat waxaa soo raacidoona Guud ahaan Caalimaat waxaa suuragala in dad aan badneen ee shuruudaha buuxsha in lagu daro. Filo dhawaaan warkaaaan farxada badan allahu akbar dadka dadaalooow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip