Ka Fogoow doodaha iyo malayacnigaba Shekh Cuthaymiiin

0
Friday December 25, 2015 - 02:41:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1716
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Ka Fogoow doodaha iyo malayacnigaba Shekh Cuthaymiiin

    .((• • [ قال الشيخ ابن عثيمين رحمه الله ] • •)).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.((• • [ قال الشيخ ابن عثيمين رحمه الله ] • •)).


" ما من إنسان في الغالب أعطي الجدل إلا حرم بركة العلم ؛ لأن غالب من أوتي الجدل يريد بذلك نصرة قوله فقط ، وبذلك يحرم بركة العلم أما من أراد الحق ؛ فإن الحق سهل قريب ، لا يحتاج إلى مجادلات كبيرة ؛ لأنه واضح ولذلك تجد أهل البدع الذين يخاصمون في بدعهم علومهم ناقصة البركة لا خير فيها ، وتجد أنهم يخاصمون ويجادلون وينتهون إلى لا شيء ! .. لا ينتهون إلى الحق .



Hadaad Aragto Qof dood iyo muran iyo aan raayo ku jira badanaa waxaa loo diidaa oo laga hor istaagaa barakada cilmiga sababtoo ah Sida badan qofka dooda iyo murankaas u tagan si uu u raayo ama u guulaysto ama fikirkiisa u meel mariyo ayuu u samaynayaa arnkaas oo kaliyah.  sidaas awgeed ayaa looga Xaaraantimeeyaa Barakada cilmiga laakiin qofka xaqdoonka ah xaqu waa fuduud wa dhawyahay uma baahno dood sidaas awgeed waxaad arkaysa Ehlu bidaca u doodaya bidacooda cilmigoodu waa yaryahay  barako iyo khayr malahan waxaadna arkaysaa intaas ayagoo guntiga dhisha Iskaga dhigaya murankaas kana joogsanayn xaqana usoo istaagayn hadaba ardayoow ka fogooog muranka waxaad baranayso u baro wajiga alle iyo inuu alle kaa ajarsiiyo wabilahi tawfiiq *Calaamah Ibnu Cuthaymiiin


اللهم إنّا نسألك علمًا يقربنا إليك اللهم اشرح بالعلم صدورنا و سدد به ألسنتنا و نوّر به قلوبنا و اعصم به جوارحنا و خذ بنواصينا لكل عمل يرضيك عنا اللّهم اجعلنا ممن خافك و اتقاك و ابتغى رضاك فألهيته عن كل سمعة و رياء اللّهم نسألك علمًا شافعًا نافعًا إلى يوم الدين



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip