Ogaysiis joojin Ardada Madrasada Altaqwaa

0
Friday December 11, 2015 - 03:04:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2928
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 9
  • 16 1
  • Share via Social Media

    Ogaysiis joojin Ardada Madrasada Altaqwaa

    [ ومن سلك طريقا يلتمس فيه علما ، سهل الله له به طريقا إلى الجنة ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[ ومن سلك طريقا يلتمس فيه علما ، سهل الله له به طريقا إلى الجنة ]

Dheh Dheh

 سُبْحَانَ اللهِ ، وَالحَمْدُ للهِ ،  وَلا إِلَهَ إِلا اللهُ ، وَاللهٌ أَكْبَرُ ، وَلا حَوْلَ وَ لا قُوَّةَ إِلا بِاللهِ        




  بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ


Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogysiinayaa dhamaan ardada iyo macalimiinta in la joojiyay Ardadii La Qaban jiray  ama la qori jiray in Mudo ah  Laga bilaabo  12/12/2015 qofkii u baahda madaarsta dib ayaa laga qadan doonaa idan alle  oo wa lo soo sheegi doona Xiliga Furitanka barashada Ardada Cusub, Ardayda is qortay oo maqan waxaa lagu wargalinayaa in ay Dhamaan soo xaadiraan ugu danbayn 13/12/2015 Maalinka Axadaa Qofkii la waayo waxa uu waaynayaa booskiisii uu ku lahaa Madarasada altaqwaa waxaana Laga masixi doonaa guruubkuu ka tirsanaa waxaana adkaan doonta mardanbe Sidii lagu aqbali lahaa ee fursadahaas ha is dhaafin in aysan ku Soo Marin ayaa suuragal ahe. Marar badan waxa dhacda ardayga is qoray in la wayo hadaba wixii hada ka danbeya waxa suuragal ah in shuruud cusub oo  adag lagu Soodaro Silo kala ogaado kan Saxda iyo kan aa Saxta aheen 

*

 

Emailka Madrasada Altaqwa waa altaqwanetwork@hotmail.com



اللهم إنا نسألك الإخلاص في القول و العمل ، نسأل الله جل وعلا بأسمائه الحسنى وصفاته العلا أن يصلح أحوال المسلمين وأن يجعلنا من أهل القرآن الذين هم أهل الله وخاصته فإنهم أهل الله لإقبالهم على صفة من صفاته وخاصته لأنهم عظموا ما عظم و أقبلوا على كتابه ، أسأل الله جل وعلا أن يجعلنا ممن تعلم القرآن وعلمه ، نسأل الله أن يرزقنا التأثر بالقرآن، والعمل به، وتلاوته أناء الليل وأطراف النهار.  











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip