Bisaaro iyo guul Allahu Akbar Waa Bishaaro Fasiraada Riyodaan Cajiib.

2
Sunday October 18, 2015 - 04:35:59 in Banaat Mathuuraat1 by Super Admin
  • Visits: 2955
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Bisaaro iyo guul Allahu Akbar Waa Bishaaro Fasiraada Riyodaan Cajiib.

    ✿♥(*Bisaaro iyo guul*)♥✿

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

✿♥(*Bisaaro iyo guul*)♥✿


xasuusin bishaaro aan sugayno
oo xiligeediii soo dhawaday


waxay ahayd 2015-10-18



GUUSHIII CAALAMKA DHAN AAN KUBADALI LAHAYN AYAA SOO DHAW WAAD ATAGTAAN BISHAAROOYINKAAAN WAA MARKII 2AAD ALLAHU AKBAR

[10/17/2015 6:21:35 AM] umuhafsa 21:  Camo waxaan kuriyooday hameen  Dhaweeyd adiga oo caalimaatt wada markii hore dad ii ahaayen kadib waxay ilanoqdeen ari banaad caalimaat aniga waan ila socday waan idin gaari waayey 

Oo daalay markaas aad igutiri umu hafsa namaad gaari kartidee,balidaas waawen ayaan ariga biyo kasiinaayeh. Arigu waacalimaad 

Camo ee umu hafsoy baligagarbiska kasokeeya waraaqaha suran sooo sax ad igutiri Anoo saxaya waraaqihii oo ilayihiin wax fudud aan sootosay waan yabay.  

Camo maxay noqonkartaa riyadaas dadkii ari iskubadaleen aan daalay baligu waaabali bar waaqaa meeshu waadog aanu mareeynay camo 

غنم

ومن رأى صورته تحولت إلى صورة غنم نال غنيمة. هي في المنام رأية صالحة . والغنم تدل على الغنيمة والأزواج والأملاك والأولاد والزرع * فالضأن نساء كريمات جميلات ذوات مال وعرض مستور، ومن رأى أنَه يسوق غنماً فالبيض عجم والسود عرب. ومن رأى أنَه وجد غنما فإنه ينال ولاية ورياسة وملكاً وحكماً ونعمة،  ومن رأى صورته تحولت إلى صورة غنم نال غنيمة. 

Waa Mudaaf aan dhoho
1-Guuushaan wanaagaan waxaa helaya sida daahirka riyada ka muuqata qofka dadaala een ka harin 


2-Cilmiga allahu akbar aloow noo rumeeey waxbadan baad noo rumysayee Amiiin Amiin

 Noo soo duceeya in Allah nagu sugo fiiro gaara guulahaan riyada ku xusan in badan oo kamid ah waan aragnay 

Qaybo aad u waawayna haday socdaan ilaa ay hirgalaana ma soo gudbinyno ee ku soo duceeya in alle noo hirgasho hamigeena dacwada ee ah in caalamka dhan isbadal ku samyso Bishaaradaasna sugta dhawaan wjzklh*


Ilaahoow Waxaad raaliga ka tahay nawaafaji na soloonsoo oo noo sahal Qof walbana arimaha ka kala daadsan u aruuri riyadiisa iyo hamiguusana u Sahal wixii dhibana ka kor qaad Allahuma Aamiin.

 وخيرا وليس أخرا ياأهل التقوى
اهلاً بالعام الجديد





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip