Geeridii sh cabdulqadir nuur farax uu kaga hadlay shekh cabdiqani qorane

0
Tuesday February 19, 2013 - 13:19:05 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Geeridii sh cabdulqadir nuur farax uu kaga hadlay shekh cabdiqani qorane

    sheekh cabdi qoni qorane oo si xeel dheer uga hadlay dilkii sh cabdul qadir nuur farax asaga oo kooxda shabaab ku canbaareeyay gabaatka diinta ay ku gabanayso ayaga oo ay ka mid yihiin kooxo lo yaqaan mujaahidiinta qayisha iyo mujaahidiinta aan tukan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sheekh cabdi qoni qorane oo si xeel dheer uga hadlay dilkii sh cabdul qadir nuur farax asaga oo kooxda shabaab ku canbaareeyay gabaatka diinta ay ku gabanayso ayaga oo ay ka mid yihiin kooxo lo yaqaan mujaahidiinta qayisha iyo mujaahidiinta aan tukan wiilka dilka shekh cabdulqadir u gaystay ayaa masjidka soo galay asagoon saladii alle waxba ka tukan oo kabihiisii qaba hal xabana sheekha ku dhuftay horayna u cararay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip