Farxad Farxad Kawayn* الف مبروك يا بنات

5
Friday July 24, 2015 - 04:14:47 in Wararka by
  • Visits: 2586
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Farxad Farxad Kawayn* الف مبروك يا بنات

    *:•ღ•:*¨`*:• بـــشـــــــــــــــــــــرى •:*¨`*:•ღ•:*

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

*:•ღ•:*¨`*:• بـــشـــــــــــــــــــــرى •:*¨`*:•ღ•:*

˜”*°•.✫السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ✫¸.•°*”˜


◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆ 

Bishaaro Bishaaro Farxad Guul Midii ugu wayneed Abid *Waxaa Sabtida, 25 July 12:00 Duhurnimo Bilaaban Doona Bandhig Farxadeedkii Waynaa Ee Lasugayay Mudada Dheer Laguna Soo Bandhigi Doono Daadooyin kala Duwan Oo Iskugu Jira Cilmi iyo Hambalyada Banaat muctasimaat waxaa safka hore uga jira Calimaat Saabiraat Saabiqaat Thaakiraat. Qofwalbo Jecel Horumarka, Diinteena waxaa Lagak Codsanaynaa Gabdhaha Somaliyed In Lagarsiyo Laguna Soo Casumo  Bandhig Farxadeedkaan Wayn Sido kale Ardada Cusub Ayaa Laqaban Doona insha'Allah Waa Inoo Garoonkii Banaat Buctasimaat iyo Sabtida insha'allah. Jazaka'Allah khyrr .

✫¸.•°*”˜(*) ˜”*°•.✫✫¸.•°*”˜(*) ˜”*°•.✫✫¸.•°*”˜(*) ˜”*                                             

Yaa allah sabtidu,fogaan badnaa yaa jumcaha, gabdha, kabotiya, oo dhaha, mantay waa sabti farxad iyo ciil ay a qaban in ay mar rakaan ayadoo, bilabatay farxadoodii, ay sugaynen. Walaalahooda, dinta, alle bartayna, ugu hanbalyeeynaan Farxad ka wayn majiro sida logu farxo kitaabka alle, 


۩ ۩  قُلْ بِفَضْلِ اللَّه وَبِرَحْمَتِهِ فَبِذَلِكَ فَلْيَفْرَحُوا ۩ ۩

Yaa allah Malinku qiimo badanaa Quruxbadan iyo wanaag badanaa

Ubaxyo iyo fiyoeayaal badanaa

Waa tix lagu cabirayo qiimaha farxada, hablaha, reer taqwa iyo dareenkooda maalinkaas.


Sugida sabtida maalinkeedu fogaan badanaa.

samir keeda sugideeda malnkaas Yaraan badanaa

Sahaydeeda bandhig cilmi maalinkaas farabadanaa

Sacab utimida, salixaadku maalinkaas  xiiso badana

Sabtidaas salaan iyo farxadeedu fara badanaa

Soo hadiyeyn hamlyo iyo wanag malinkaa farabadana
✫¸
Martidoo la maamuuso soo dhweyn qimo keh malinkaa farabadanaa

Maamul, wanaga habkaha xushmad iyo kala danbayntuna malnkas fara badanaa

Durbaaan iyo mashxarad maalinta kaasu farabadana

Maamuus iyo mawelo wano malinkaas farabadanaa

Macsliminan dalin, ikhlaas, iyo mutabaco jecel maknkaasi badanaa.

°•. .•° °•. .•°°•. .•°°•. .•° °•. .•° 

Daaciyaal banaat dacad iyo lilaahiya, malnkasi badanaa.

Marwooyin, akhayraa iyo wajiyo nuuraya malinkaas badanaa

Hablo qiimo badan halyeeyo diineet maalinkaas badanaa

Farxiyoyin wada fariidyaa farxad iyo fiyor ayaal tuuraya malnkasi farabadanaa

Madaalayaal iyo mufasiriinta quraanku maalinkaas Tiro badanaa

Ubaxa, iyo fiyoraha, calimaatku tuurayaan  maalinkasi fara badana

Soo dhaweyta iyo qalbi furanta sabirt malnkasi farabadanaa

Soo hormarida, sabiqaat iyo camiridooda khayrku sabtidasi fara badanaa

Oohinta iyo ilma sayrista farxad dartee sadiqaat iyo muminaat malinkaa farabadanaa

Qiso Iyo shekeeyinka habluhu maknkaasi qiimo badanaa

Waxaan so maray, waxaan ahaa, indhihii ufurmay Iyo nimco laga shukriyo badana

°•. .•° °•. .•°°•. .•°°•. .•° °•. .•° 

Nashid farxad bur an burka iyo gabayadu manan kaasi qeeyma waynaa.

Is jacayl alle isku xirNaan dhaba, malinkaas fara badbaa

Sabtida farxadeedu mashxarad damaashad ku malnkasi  maanka iyo markaadu, 

Farxad ku reebI doonaa

✫✫✫°•.✫

 
 
 

 الف مليون مبروك يا بنات عقبال التخرج إن شاء الله 

بالتـــــــــــــــــــوفيـــــــــــــــــــق 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip