Ogaysiis Nadwada caway

0
Saturday February 16, 2013 - 19:49:33 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Nadwada caway

    Ogaysiis Muhiim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Muhiim ah.

Qolka Somali Islamic ALTaqwa Network ayaa caawa waxaa uu qabanayaa Nadwo ay ka qeyb gali doonaan culumo tiro badan taas oo looga hadli doono dilk Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana ka qeyb qaadan doona Sh CabdiNaasir Abuu Muxamed Calaamah Sh Yusuf Aden Qaadi ,Sh Daahir Aw Cabdi Samaxatul Waalid Sh Cali Warsame Sheekh Maxamuud Yuusuf Xaaji ,Sh Cabdrxmaan Sh Cumar Iyo Culumo Kale.


Nadwada ayaa bilaaban doona Inshalaah 18:00 waxaana walaalaha Nadwada isku soo dubadriday ugu magacdareen Nadwda (XogWaran Iyo Xarbi Hortiis)

waxaad kala socon kartaa

12189364343 BIN NR 114

Maamulka Qolka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip