Muraajaco Naxwe Isimka iyo calamadihiisa

44
Thursday July 02, 2015 - 03:11:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5681
  • (Rating 4.2/5 Stars) Total Votes: 12
  • 14 2
  • Share via Social Media

    Muraajaco Naxwe Isimka iyo calamadihiisa

    Dadaalaa waa gaaraa Waa gurtaa waa cabaa oo cunaa adun iyo akhiraba Ninkii seexdaa siciis dibi dhalaa ALlahu akbar Lakala dheereey orodna mahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadaalaa waa gaaraa Waa gurtaa waa cabaa oo cunaa adun iyo akhiraba Ninkii seexdaa siciis dibi dhalaa ALlahu akbar Lakala dheereey orodna mahan

Isim= waa magac Maxa lagy garta





Waxa lagu garta in uu magac yahay 5 calamadood mid kamid ah 

hadaad aragto waxad ledahay waa isim.


1. Isimku wakhti uma baahna wakhti tagay ama so socda ama hada joga midna

2. Isimka waxa lagu garta waxa ka hor mara Al-Altaqwaa التقوي

3.Isimka waxaa lagu gartaa Gadaal Ayaa tanwiin ama laba shaqal ka raacdaa  ( رحيماً)

4. Isimka waxaa lagu gartaa waa hoos dhigan yahay oo wixii hoos dhig aad 

ku aragto haka shakin ee wa isim مدرسةِ

5.isimka waxa lagu garta waxa ka hor mara Xuruufta wax hoos dhiga hadad 

magacaas ku aragto in xarfahaas ka hor mareen waa isim hoos dhigna saaar 

xarfuhu wa kuwaan hos yaal


فَأَمَّا المَخْفُوضُ بِالحَرْفِ خْفَضِ بِمِنْ، وَإِلى، وَعَنْ، وَعَلَى، وَفي،


 وَرُبَّ، وَالبَاءِ، وَالكَافِ، وَاللاَّمِ


وَبحُرُوفِ القَسَمِ، وَهِيَ: الوَاوُ، وَالبَاءُ، وَالتَّاءُ(

 رُبَّ

وَبِمُذْ، وَمُنْذُ 


Tusaalayaal

dhamaan magacyada hoose xuruufta wax hoos dhigta ka hormartay


sidaas awgeed ayaa dhamaan lawada hos dhigay

(من) وإلى (سرةُ من البصرةِ


 إلى الكوفةِ


وعن، (رويْتُ عن زيدٍ



وعلى، (علوْتُ على الجبلِ).


وفي، (قرأْتُ في المصحفِ).


وربَّ، (رُبَّ رجلٍ كريمٍ).


والباءِ (أعوذُ باللهِ).


والكافِ، (زيدٌ كالأسدِ).


واللام،: (المالُ لزيدٍ


حروف قسم


(واللهِ،


باللهِ،


تاللهِ


: (وبمذْ ومنذُ) أ

ا رأيتُهُ مذ يومِ الخميسِ)


 أو (منذُ يومِ الخميسِ).


Hadaba suuradaa Al Qaarica isku day wixii isim ku jira ka so saar

shantii calamadood waxad ku aragto wa isimee ogoow



  1. قَارِعَةُ


  2. مَا الْقَارِعَةُ


  3. وَمَا الْقَارِعَةُ


  4. يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ



  5. وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ



  6. فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ


  7. فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ



  8. نَارٌ حَامِيَةٌ



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip