Manthuumatu Ajruumi Q5aad Li Sh. xanaafi xaaji

0
Tuesday June 30, 2015 - 03:03:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6055
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Manthuumatu Ajruumi Q5aad Li Sh. xanaafi xaaji

    ALlahu akbar Lakala Dheereey Orodna Mahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Lakala Dheereey Orodna Mahan

Qaybaha Icraabtu u Qaybsanto 



Waa afar Qaybood


1. Rafco wa godaal wakilkedu wa Damo


2. Nasbo Waa kor dhigwakilkedu wa Fatxa


3. Khafdo Waa Hoos dhigwakilkedu wa Kasrah


4. Jazmo Waa reebitanwakilkedu wa Sukuun




15- أقْسَـامُهُ أَرْبَعَـةٌ تُـؤَمُّ



Aqsamahu arbacatu tu'ammu



رَفْـعٌ وَنَصْـبٌ ثُمَّ خَفْضٌ جَـزْمُ



Rafcun wanasbun thumma khafdun jazmu



16- فَالأَوَّلاَنِ دُونَ رَيْبٍ وَقَــعَا



Fal'awalaani duuna raybiin waqaca



فِي الاِسْمِ وَالفِعْلِ المُضَارِعِ مَعَا



fil ismi walficlil mudaric macaa



17- فَالاِسْمُ قَدْ خُصِّصَ بِالجَرِّ كَمَا



Fal ismu qad khusisa bil jari kamaa



قَدْ خُصِّصَ الفِعْلُ بِجَزْمٍ فَاعْلَمَا



Qad khusisa al ficlu bijazmin faclama



Muhiimada Casharka


Xarakooyinka Gadaal Ka Gala isimka Ama



ficilku Waa 4 Qaybo


kow Wa Rafco Oo godaal ah Waxaa


 Ka wakil ah ama calamadeda asalaka waa Damo


madu(محمدٌ ) --     isla godaal ah



mada(محمدَ)Labo waa Nasbo Waxa ka wakil ah Fatxo


madi(محمدِ )Sedex Waa Khafdo hoos dhig waxa


 ka wakil ah a Kasro isla

hoos dhig ah


 (لم يلدْ)4Calamada 4aad Waa Jazmo oo reeb ah 


Waxa ka wakil ah

 

Sukuun oo isla reeb ah


hadaba hadad intas baratay ogoow


4calamadood ismka iyo ficilka lo qaybinaa



Waxay wadagaan isimka iyo ficilku rafcada iyo Nasbada


Ismku wuxuu gooni la yahay Khafdada hos dhiga


Fucilkuna wuxuu gooni la yahay Jazmada reebka



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip