Dardaaranka Culumada Dhan iyo Tacsida ay u Tacsiyeynayaan umada Somaliyeed- Sh Al-Calaamah Cabdulqadir Nur Farax Raximahullahu

0
Saturday February 16, 2013 - 15:48:41 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dardaaranka Culumada Dhan iyo Tacsida ay u Tacsiyeynayaan umada Somaliyeed- Sh Al-Calaamah Cabdulqadir Nur Farax Raximahullahu

    Inna Lillaahi wa Inna Illayhi Raajicuuun....Allahuma aqhfirlahu Warxamhu Wajcal Al-Jannata Mathwaahu Aaamii*إنا لله وإنØ

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inna Lillaahi wa Inna Illayhi Raajicuuun....Allahuma aqhfirlahu Warxamhu Wajcal Al-Jannata Mathwaahu Aaamii*إنا لله وإنا إليه راجعون Rabbi ha u naxariistee waxaa Shalay (Jimce) lagu diley magaalada Garowe al-Waalid Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culimadda ugu waaweyn diinta Islaamka faafisa dalka Soomaaliya.Waxaan uga Tacsiyaynayaa Dhammaan Ummadda Muslimka ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, inuu Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo, isagana ilaahay u naxariisto janaatul firdowzna geeyo.Shiikha ayaa lagu diley isaga oo ku jira Rakcaddii 4aad ee salaadda Casar Masjidka Bedar magaalada Garowe kaas oo aan ka fogeyn guriga uud degan yahay, Halkaan ka dhageeso >> Dardaaranka Culumada Dhan iyo Tacsida ay u Tacsiyeynayaan umada Somaliyeed- Sh Al-Calaamah Cabdulqadir Nur Farax Raximahullahu Ta'caala-Allahuma aqhfirlahu Warxamhu Wajcal Al-Jannata Mathwaahu Aaamii*إنا لله وإنا إليه راجعون



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip