Al Qurabaa Dacwa ila ilaah iyo ducada reer taqwaa

0
Friday June 12, 2015 - 18:45:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4001
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Al Qurabaa Dacwa ila ilaah iyo ducada reer taqwaa

    Allahu akbar AL QURABAA QURABAA QURABAAAAAAA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar AL QURABAA QURABAA QURABAAAAAAA
Caway oo jumca ah sabti soo galayso iyo habayn danbe

Waxa ducaada reer taqwa jihaad culus ku qaadi doonaan 


walaalaheena noo bahan in aan alle xasuusino iyo bishaan ramadan fadligeeda

Yaa Allah Wanaag badanaa qof alle waafajiyay shaqadiisii uu jeclaa yaa allah 
aloow ikhlaas iyo mutaabaco noo wafaji 

caway weey tagaysaa qiyaame ayeey kuu imaanaysaa alle hortiis 

Nabi muxamed caleyhi salatu wasalaam ayaa kugu farxaya

yaa allah yaa allah rabanaa wa ilaahanaa adaa mahad oo dhan leh

meeqa qofbaa sababta walalaha reer taqwa alle ku xirmay 

xumaantiina uga tobad kenay alle allahu akbar

Qofka alle jecel yahay wuxuu wafajiyaa dacwada 

waa shaqadii alle u doortay dadkuu doortay saban walba

waa shaqadii rususha saxabada salixiinta

1. Maxaad ku garanaysaa in aad kamid tahay dadka ugu khayrbadan sabankaaga


وقال تعالى:(كُنْتُمْ خَيْرَ أُمَّةٍ أُخْرِجَتْ لِلنَّاسِ تَأْمُرُونَ بِالْمَعْرُوفِ وَتَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَرِ )(آل عمران:110)،


waxaad tihiin kuwa ugu khayrka badan dadka sababtoo ah dadkaad wanaga garsiisaan xumahana ka reebtaan

hadaba ogoow hadii alle kuwas kugu in aad tahay dadka ugu sharafta badan umada

2. ogoow in aad guulaysanayso al muflixuuuun aad ku jirto

قال الله تعالى:(وَلْتَكُنْ مِنْكُمْ أُمَّةٌ يَدْعُونَ إِلَى الْخَيْرِ وَيَأْمُرُونَ بِالْمَعْرُوفِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَرِ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ)(آل عمران:104) ،

3. ogoow in alle ku naxariisanayo hadaad hawshaas u istaagto hadaad diidana alle uu yahay midka raaya ee xigmada badan


 وقال تعالى:(وَالْمُؤْمِنُونَ وَالْمُؤْمِنَاتُ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ يَأْمُرُونَ بِالْمَعْرُوفِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَر)  أُولَٰئِكَ سَيَرْحَمُهُمُ اللَّهُ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ (التوبة:71) ،
4. ogoow in aad qabatay shaqo la qabto midii u waynayd allena ugu jeclaaa

 وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلاً مِمَّنْ دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحاً وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسْلِمِينَ } (فصلت:33)

 5,ogoow in alle kaaga bad baadinayo sharka fitanka musiiyinka

قال الله تعالى (أَنْجَيْنَا الَّذِينَ يَنْهَوْنَ عَنِ السُّوءِ وَأَخَذْنَا الَّذِينَ ظَلَمُوا بِعَذَابٍ بَئِيسٍ بِمَا كَانُوا يَفْسُقُونَ)
waxaan bad baadinay kuwii dadka ka reebayay xumaanya waxaan ciqabnnay 

halagnay kuwii dulmiga samaynayay

6. ogoow in aad amarkii alle aad fulinayso allena uusan ku dayacayn
ادْعُ إِلِى سَبِيلِ رَبِّكَ بِالْحِكْمَةِ وَالْمَوْعِظَةِ الْحَسَنَةِ
 
7. ogoow in aad kamid tahay kuwa dariiqii nabiga racay sidii saxabadii oo kale allahu akba


nabi muxamadow dheh wakaas jidkeeygii dadka aan ugu yeerayno aniga iyo cida i racdayba 

abshir in aad kamid tahay kuwa murabacada la yimid


8. ogoow dadka oo dhan in ay khasareen aduun iyo akhiraba ilaa qofka dacwada alle

 u kaca mahane qoraal af dhiri galin intaba
وَالْعَصْرِ*إِنَّ الْإِنْسَانَ لَفِي خُسْرٍ*إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ﴾ [العصر: 1 - 3].

9,Ogoow in jihaad kiisa ugu wayn ugu fadli badan yahay dacwada oo la garsyo umada. allahu akbar

 وَجَاهِدْهُم بِهِ جِهَادًا كَبِيرًا ﴾ .( سورة الفرقان) .
 ـ الجهاد الدعوي :

10 ogoow in allena kugu hanuninayo jidkiisa 

وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ

الْمُحْسِنِينَ )

11. ogooow in aad kamid tahay kuwa aadka u yar ee qurabada la dhoho ama qariibka waa kuwa

 dadku markay fasahadaan wanaagooda ka shaqeeya LAANTA JANO AYAA ALLE U BALAN QADAY

إنَّ الإسلام بدأ غريبًا، ويرجع غريبًا، فطوبى للغرباء
'WAA KUWEE QURABADU NABIGU WUXU YIRI WAA KUWA DADKA ISLAAXSHA MARKAY

 FASAHADAN XUMAHA BADSHAAN

قيل: يا رسول الله، من الغرباء؟ قال: ((الذي يصلحون إذا فسد الناس))، وفي لفظ آخر: ((الذين يُصلحون ما أفسد الناس من سنتي))


yaa u maqan dadka qabyalada heesaha xumaanta dulmiga cayda 

aflagadada salad la anta soon la aanta ku dhex jira

nacam anaga u maqan saban kastana alle dadbuu u soo saaraa

1.Waxaa u maqan dhamaan walaha reer taqwa isku duuban.
2.waxa u maqan wiilasha fatuuxaat 
3.wiilashathaakiriiin
4.Gabdhaha Mathuraat Calimaat
5.Gabdhaha Athariyaat Calimaat
6.Gabdhaha Mujtahidaad Calimaat
7.Gabdhaha Saabiraaat 
8.Gabdhaha Saadiqaat
9.Gabdhaha Muuminaat 
10Gabdhaha Muctasimaat
11.Gabdhaha Saabiqaaaat
12.Gabdaha Shaakiraaat
13.Gabdhaha Athaakiraaat'
14.Muuminaat gruob2aad
iyo dhamaan ducada iyo culumada reeer taqwaaa

u soo duceeey walaalahaas somaliyeed in alle soo hanuunsho
u soo duceey dacwada in alle dadka qalbiyadooda u so jedsho
u soo duceey in alle ardada dinta u furo
u soo duceey somali in alle kitaabkiisa ku mideyo sababna noga dhigo
aamiin aamiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip