Sacadaha Soonka أوقات الصيام في رمضان 2015

3
Thursday June 04, 2015 - 02:18:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4824
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Sacadaha Soonka أوقات الصيام في رمضان 2015

    (¯'✽أوقات الصيام في رمضان 2015 **❥'¯)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(¯'✽أوقات الصيام في رمضان 2015 **❥'¯)

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

إخوانى الغاليين 
**


أولا أحب أن أهنئكم جميعاً بقرب حلول شهر رمضان المبارك


اعاده الله علينا بالخير والبركات

اللهم بلغنا رمضان كما بلغتنا شعبان

Waxaa la filayaa in shacbaan ay dhamato 30keeda Talaadada 


Maalinka Arbacada 17 bishaan ee Arbacaa ramadaanku bilowdo 


waxaase suragal ah in galabka arbacada 29 shacbaan la arko khamistana la somo


soonka iyo saacadaha caalamka laga kala somayo


Swedan norwey waxa la soomayaa 20+ sacadood  iyo daqiiqado meelo qaarkod

Holand biljimka france waxa la so mayaa 18:30sacadood iyo bar

England jarmalka waxaa la so maya 19 sacadood 

Talyaniga, mareekanka (qeybo ka mid ah)  17:30 sacadood iyo bar

carabta iyo bariga dhexe 16:30 

baxrayn sacuudi tunus falastin 15 saacad

yemen 14:50 qadar 14 40 kuwayn ciraaq maqrib libiya sidaan 14

ustureliya 10 sacadood soot africa 1030 

warbixina dhiman 


تشتيتنا عن أداء العبادات والفرائض فى رمضان

يصلى الفرائض والتراويح والتهجد
ويقيم الليل
ويذكر الله
ويقرأ القرءان
ويؤدى الصدقات
ويبر الأقارب
ويزور المريض وكل الأمور التى تقربنا من الله عز وجل فى هذا الشهر المبارك


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip