Waano Dhaxal u ah Ardada Reer taqwa

5
Friday May 29, 2015 - 17:29:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6378
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 15 0
  • Share via Social Media

    Waano Dhaxal u ah Ardada Reer taqwa

    Allahu akbar allahi akbar waana dhaxal gal kuu ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar allahi akbar waana dhaxal gal kuu ah
Bismilah walxadulilah wa nastaciinuhu wasalatu wasalamu cala rasulilaah


Waano kaaga timid Walaalo Guul kula raba


Waa wano ku socota ardada reer taqwa ee horumarka iyo guusha taabada leh cidwalbana ku farxayso gaaray


1.Ogoow Ardayoow waxaad baranayso in uu yahay hadalkii alle ALLAHU AKBAR KABIRAA

2.Ogoow Ardayoow  in alle arimahaaga aduunyo kuu sahlayo samir kadib ALLAHU AKBAR KABIRAA

3.Ogsonoow Ardayoow   in maalin walba aad alle u dhawanayso kua jeclaanayo ALLAHU AKBAR KABIRAA

4,Ogsonoow Ardayoow    in malin walba danbigaagu dhaqmayo  ALLAHU AKBAR KABIRAA

5.Ogsoonoow Ardayoow  in aad shar ka mashquushay ALLAHU AKBAR KABIRAA

6,OgsoonoowArdayoow   in maalinwalba il kuu furmayso horumarna ad garyso. ALLAHU AKBAR KABIRAA

7.Ogsoonoow Ardayoow  in ay ku soo dhawdahay markii fahankaagu aad u furmi lahaa ALLAHU AKBAR KABIRAA

8.OgsoonoowArdayoow   in shaydaanku kaa fogaanayo ALLAHU AKBAR KABIRAA

9,Ogsoonoow Arda yoow  in alle ka difaacayo sharka sharwadayasha iyo galada ALLAHU AKBAR KABIRAA

10.OgsoonoowArdayoow   in malin walba maskaxdaadu sii fidayso ALLAHU AKBAR KABIRAA

11.Ogsoonoow Ardayoow  in qalbigaaga malin walba nuur ku siyaadayo iyo iftiin ALLAHU AKBAR KABIRAA

12.Ogsoonoow Ardayoow  In maalin waba caqligaagu cilmiga la korayo ALLAHU AKBAR KABIRAA

13.Ogsonoow Ardayoow  in iftiinkii Jidka Siraad aad ku mari lahayd kaydsanayso ALLAHU AKBAR KABIRAA

14.Ogoow Ardayoow  in quranku ku shafeca qadayo kuna fidacayo janadana ku gaynayo ALLAHU AKBAR KABIRAA 

15.Ogoow Ardayoow in labadaada waalidna iyo ehelkaaga aad u shafeco qadayso qiyaame ALLAHU AKBAR KABIRAA 

16.Ogoow maalintaad goyso in khayr ajar raxmad alle ku dhafray asagana ka tageen  ALLAHU AKBAR KABIRAA

17.Ogoow In markad ka dhexvaxdo kahyrka shaydan xeridiis in aad gashay Ku Samir khayrka ALLAHU AKBAR KABIRAA

18.Ogoow Ardayoow in alle ku dortay ku jecelyahay madama uu ku wafajiyay nuurkisii in aad shaqo ka dhigatay ALLAHU AKBAR KABIRAA

19.Ogoow Ardayoow dadku in ay wada shaqaynayaan lakin aad ka shaqaynayso wixii lagu abuuray ALLAHU AKBAR KABIRAA

20.Ogoow ArdayoowSabirka in faraj ku xigo barina aad ku farxi donto sabirkaga mantay ALLAHU AKBAR KABIRAA

21.OgoowArdayoow shaydanku in uu dagaal kugula jiro siduu kaaga reebi laha cilmiga ALLAHU AKBAR KABIRAA

22.ogoow Ardayoow dadka in ay ku jiraan kuwa aan kula rabin wanaaga ALLAHU AKBAR KABIRAA

23.Ogoow Ardayoowin cilmigaaga cidwalboo ku jecel ku farxayso  ALLAHU AKBAR KABIRAA

24.ogsoonoow in kalinka bada ku dhex jira iyo xayawanka dhulka ku sugan iyo maliktuba ku

 ducaynayaan ALLAHU AKBAR KABIRAA

25.Osoonoow in maalin walba malaaigta alle u dhaw alle ku waydinayaan raxmad danbi iyo 

dhaaf ALLAHU AKBAR KABIRAA

26.Ogsoonoow nimcadaad ku dhexjirto in malaayin mogtahay danbina ku mashqulsantahay

 ALLAHU  

AKBAR KABIRAA

27.Ogoow in aad hayso wadadii nabi muxamed iyo saxabadisii ALLAHU AKBAR KABIRAA

28.Ogoow in taqwada alle lagu helo cilmiga iyo horu maro dhan ALLAHU AKBAR KABIRAA

29.Ogooow in salatu laylka iyo Sadaqadu yihiin dariiqa ku sahlaya quranka iyo cilmiga akhri walayl 

30.Ogoow In ikhlaaska iyo wajiga alle wixii lo barto ragan fududadan barakoban adun iyo akhiraba ku anfacayan ALLAHU AKBAR KABIRAA

31.Ogoow baryada alle in ay ku sahlayso cilmiga markad ka bariso ALLAHU AKBAR KABIRAA

32.Ogsoow Ardayoow madama aad wakhtigaga ale dintisa siisay in uusan alle adunyada dayacayn ee uu ku dhawrayo ALLAHU AKBAR KABIRAA

33.Ogoow in alle wakhtigaaga ku barakaynayo meladan filanayna farjayo badan kaga iman donaan ALLAHU AKBAR KABIRAA

34.Ogoow Hamiga sare in uu darajaadka janada ku garsinayaan ALLAHU AKBAR KABIRAA

35.Ogooow xasadku in uu nurka qalbigaga galay ka madobayn

36.Ogoow xanta benta iyo quranku in aysan qalbi wada galin

37.Ogoow guushu wa midnimada khilaafkuna wa calamada dadka dhumay ee ehlu bidaca

38.Ogoow is dhul dhiga taqwaduca lilaahinimada in guul lagu garo

39.Ogoow in qof hadad sabab ugu noqoto in uu bilabo cilmiga in ajar ku socdo secends kasta

40.Ogoow qofka qalbigiisa ale iyo akhiro ku xira in guushuu rabo garayo ALLAHU AKBAR KABIRAA 

41.Ogoow ardayahow in jahligu yahay mugdi . ALLAHU AKBAR KABIRAA

42.Ogoow ardayahow in aqoontu tahay iftiin. ALLAHU AKBAR KABIRAA

43.Ogoow in dadka cilmiga barta ay yihiin dadka kaliya ee alle ka cabsada ALLAHU AKBAR KABIRAA

44.Ogoow ardayahow in wax barashadu tahay shay aad u muhiin ah. ALLAHU AKBAR KABIRAA

45.Ogoow ardayahow in aanay sinayn qofka aqoonta leh iyo qofka jahliga ahi ilaahay  ALLAHU AKBAR KABIRAA

46.Ogoow ardayahow macalinku waa waalid kaa mudan in aad xaq dhawrto oo aad ula dhaqanto sida waalidka. ALLAHU AKBAR KABIRAA

47.Ogoow ardayahow ardayga macalinkiisa xaqdhawra iyo ardayga aan xaqdhawrin isku aqoon ma noqdaane. ALLAHU AKBAR KABIRAA

48.Ogoow ardayahow ardayga aan xaqdhawrin labadiisa waalid iyo macalinkkiisa inaanu liibaan gaadhayn . ALLAHU AKBAR KABIRAA

49.Ogoow xilbaa kaa saran fidinta iyo baahinta islaamka waayo waxaad tahay hogaamihii mustaqbalka islaamka ALLAHU AKBAR KABIRAA

50.Ogooow waxaad noqondoontaa sheekhii umada,qaadigii umada,madaxwaynihii umada. ALLAHU AKBAR KABIRAA

51.Ogoow waxaad tahay hooyadii iyo aabihii dhali laha sheekhii umada hogamiyihi umada ALLAHU AKBAR KABIRAA

52.Ogoow hadii dadalkena iyo manhajkenu nuqdo ku saxabadi rasulka in calamka la waregayno ALLAHU AKBAR KABIRAA

53.Ogoow maalinba in aad talabo horu mar garayso tartib tartibtasna alle kugu baraayn ALLAHU AKBAR KABIRAA

54.Ogoow darsiga la so xadiro iyo dugsiga la yimado barako leeyihiiin ALLAHU AKBAR KABIRAA

54.Ogoow intad walahaga cawinayso in alle ku caawinayo ALLAHU AKBAR KABIRAA

55.Ogoow intaad dacwada iyo dinta dadka la jeceshay in alle sababteda kugu jeclanayo ALLAHU AKBAR KABIRAA

56.Ogoow in laga yabo in aad dhul galo jogto cilmiga sababtisana alle kaga bad badin ALLAHU AKBAR KABIRAA

57.Ogoow dhulka galada in lagu diiday dariqa kaliya bad badadu in ay tahay barashada dinta iyo fidinteda ALLAHU AKBAR KABIRAA

58.Ogoow somalidu waxay dhada qofkii ku jecel baa ku waansha ALLAHU AKBAR KABIRAA

59.Ogsoonoow fursadaan oo kale in aan la helin habayn iyo malin dantada lagugu ordayo

60.Ogoow nimcadaan shurin beyn ka rabta iyo duco walahaaga u soo ducayso


Waxa uu kuu balan qaadayaa ardayohow in Markasta Altaqwa  isaga oo ilaahay kaashanaya uu kaasaaro  

jahliga ku haysta ALLAHU AKBAR KABIRA


Qofkii Raba waanada uu rabo  in uu ardada ku wansho wa ku soo darsan kara oo wa ka qayb qadan


 kara waninta ardada hoosna wa ku so qori kara 

Bishaaro soo dhaw mardhawna la so iclaamin doono 

madrasada altaqwa oo lagu soo kordhin doono macaahid luqada carabiga 

macaahida barashada islamka ee caruurta

Jaamacada altaqwa islamic shahadooyin darajaad sare laga bixin doono 

jamacada altaqwa oo lagu soo kordhin doono tiknoolajiyaad cusub oo kuu sahlaysa fahanka cilmiga

shuruudaha iyo iclaanka wakhti dhaw sug 

una soo duceeey dacwada waan gaarnay heerkaan ku tamaninaynay wadadedi jobadee

wabilahi tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip