Isku Day Fashilmay tuuk laqabtay talo maleh

7
Thursday May 21, 2015 - 00:25:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1991
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 25 1
  • Share via Social Media

    Isku Day Fashilmay tuuk laqabtay talo maleh

    Xasbunalaah Wa Nicmal Wakiil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasbunalaah Wa Nicmal Wakiil
Waxaa Shalay La isku Dayay In Webka Altaqwa la jabsado oo

 La la wareego waxa ku jirana lamasaxo 

Alle ayaa ku filan ilaalin iyo xafiid dacwadiisana ilaashanaya sharkoodiina naga kaafiyay alxmd


Hadaba waa isku dayo badan oo la isku dayay dacwada in lagu dabar gooyo laakin waxaysan ogayn in alle amuuraha foodooda 

waxbana aysan qaadi karin ee walaalkayoo walashayeey u soo duceey dacwada in ale ka indhasaabo 

oo garab marsho wixii shar la doonaya adinkuna tigtoonidiina iyo feejignaantiina badsha 

ibliis raali ka noqon mayo intaas oo umada khayrka in ay ku soo dhex jirto oo albaab walba wa garacayaa

Ninkii isku dayay in uu jabsaday oo aan soo helnay meshu joogo cid walbana garab hanagu siiso 

kuwa kaloo isku daya dhibkana ha ogadeen in aan saas u soo qabanayno

Waakanaan hoos ku xusan aderskisa oo dhamaytiran dabcan ama asaga shar ka shaqaynaya 

ama cid kala so adegsatay wana so baxysa


IP Address: 104.156.228.185
Organization: Choopa, LLC
ISP: Choopa, LLC
City: San Jose
Country: United States 
State: California
Postal Code: 95113
Timezone: America/Los_Angeles
Local Time: 20.05.2015 14:22:24

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip