Ogeysiis iyo Bishaaro >> dhamaan ardeyda ku taxan Tafsiirka Quraanka Kariimka ah

0
Wednesday February 06, 2013 - 21:46:20 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis iyo Bishaaro >> dhamaan ardeyda ku taxan Tafsiirka Quraanka Kariimka ah

    ---

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

--- Kadib imtixaankii labada juz ee 21aad iyo 22aad, Waxaan idiin soo gudbineynaa labo Juz oo midkiba halsaac iyo 20 daqiiqo soconaayo dhamaaan ardeyda waxaan ka codsaneynaa iney soo diyaariyaan labadaa juz.

Waqtiga imtixaanka gadaal ba laga soo sheegin ee yaan lagaa badin doqoni calaf male dambeeye kuma gaaro walaalayaal labadan juz waxaa laga rabaa qof kasta oo dhageysta tafsiirka quraanka kariimka ah Allaaah waxaan idiinka baryayaa in uu idiin fudeydiyo barashada diinta khaasatan tafsiirka quraanka.


1>>>>Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka 16aad (Al-Kahfi 75- Daah 135) By Sheekh Xassan Ibrahim Ciise

Hahlkan Riix>>

http://www.youtube.com/watch?v=TTOCJB7QFts Ama http://www.somalislamic.net/view.php?id=236


2>>>>Tafsiirka Qur'aanka Kariimka-Juzka 17aad (Al-Anbiya'- Al-Xajj) By Sheekh Xassan Ibraahim Ciise

Halkan Riix>>

http://www.youtube.com/watch?v=XgMUCA4IBuc Ama http://www.somalislamic.net/view.php?id=235




Wixii macluumaat intaa dheer kala soco websitkan ama qolka Somali Islamic Altaqwa Network


By: farhan h3



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip