Qiso Oohinta Kaa dhamaynaysa

0
Wednesday March 04, 2015 - 16:42:06 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4875
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 8 3
  • Share via Social Media

    Qiso Oohinta Kaa dhamaynaysa

    Waa QIso Iimaanka Ku Siyadinaysa Iyo Yaqiinta Aad Alle Ku Qabto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa QIso Iimaanka Ku Siyadinaysa Iyo Yaqiinta Aad Alle Ku Qabto

QIso Iimaan ku siyaadinysa iyo Yaqiin
Dadka alle waxaa kamid ah kuwa heerkaan garsiisan

Qisadaan aha ku dhacday dadki hore iyo salafki

Waa gabar sanad iyo bar diinta alle ijilib labtay barashadeeda Waa gabar dagan canada 



Hadana wa macalimadka ah Duruusta gabdha Gabdha


Hadaba qisada aan iskaga kin dhexbaxo ay so qortay 

>>
Asc wr wbr wallaka muslinka a haw iyo walaasheyda muslimad ah ahaw mid yaqiinsan in allah swt kuugu filanyahay 


usheego arimahaaga wax ksta oo kula so gud boonaado ucarar allah qisadaaan dhageysta gabar aan dhalay ayaa wax 


iishegatay in lacag jimacada ay isaga bixis ubaahan tahay ooah 2200 dolar waxan ku iri waad heleysaa in sha allah 


waxyna aheyd markey iishegasay November waqtii fasax gaalada ayey bishii December ayey shaqeyasy lacag dhan 500 dollar 


waxay tiri hooyo xagee lacagta kaneeynaa waxan ku iraahaa hooyo alle leenahay haka wal walin maalmo markey joogto 


wax itiraaha hooyo xagee ka keeneynaa lacagta ana wax kale mairaahdo hooyo alle ayaan leenahay gabadheyda 


weyn ayaa igu tiri sckool ki wa biaabanaya malin walbna waxaad leedahay allah ayaa keenayo alle ma samada ayuu kaaga 


soo tuuraayaaa ana waxaan ku iri haa allah aya samada iiga so tuuri tan ujeeeda hadalkeyga 


وَمَن يَتَّقِ اللَّـهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا ﴿٢﴾ وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ ۚ وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّـهِ فَهُوَ حَسْبُهُ ۚ mark dhacay markii lagaray bishii December dhamadkeedi 


aniga oo nadiifnayo guriga albakiisa meesha kabaha lais bixiy ayan arkay waraaqa wax lagu xayaasiyo wa maxey 


halkaan ugu tureen ayaan is iri markaan so qaday wax aka hooseesay warqad kale oo macagaceyga ku qoran waxan 


moodayey bill aniga laga rabay mafiirin xitaaa shaqdeydii iska siiwatay sacado kadib ayaan furay wa jeeg ah 1886 dollar ah 


allah ayaan ku mahdiyey gabdhaydi ubaahneyd markaaan tusay wey ooyday waxeytiri hooyo waxaad leedahay


iiman allah ana allah ha isiiyo iimaankaas oo kale gabadheydii kalana wax ku cel celineysy cajjib wa mucsiso 

wallayaal allah hadii isku xirno wanagu filan yahay إِنَّ اللَّـهَ يَرْزُقُ مَن يَشَاءُ بِغَيْرِ حِسَابٍ





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip